Abaal-maarin loogu yaboohay waalidkii ilmaha u dhasha Maxammed u baxsha

Cute-little-muslim-baby-holing-Holy-Quran
Hey’ad khayri ah oo saldhigeedu yahay Jeejniya ayaa balan qaaday in ay $ 1,000 oo lacag ah ku abaal marinayso waalidii wiilka u dhsha ubaxsha Maxammed asaga oo ku sharfahaya nabi Muxamed(N.N.K.H).
Hogaamiyaha Jeejniya, Ramzan Kadyrov ayaa barta bulshadu sawirada ku wadaagto ee Instagram hadalkaan soo dhigay, wuxuuna intaas ku daray in sidoo kale $ 1,000 lagu abaal-marin doono qofkii ilmaha u dhasha ugu magac dara xaasaskii Nabi Maxammed(N.N.K.H), Caruurtii nabiga (N.N.K.H) ama 10-kii saxaabi oo ayaga oo nool janada loogu bishaareeyey.
Hey’ada lacagta bixinaysa ayaa waxaa aas-aasay madaxweyha hooyadiis,sida madaxweynuhu sheegayna isla hooyadiis baa lahayd fikrada abaal marintaan lagu bixinayo.
Makala cada in abaal-marintaani ku -kooban-tahay dadka Jeejniya gudaheeda dagan iyo in kale.

Faafi mowduucaan

Saciid Cabdi Cusmaan

Asc, ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. luul says:

    maansha allaah waa wax lagu farxo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. cabdi casiis says:

    maan sha alaah wax ka wanaagsan majiraan caroorteena oo loogu magac daro nabigeen suuban nabad galyo iyo naxariis korkisa ha aheetee iyo asxaabtii maan sha alah allaahu akbar

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. shiikh hersi says:

    walaalayaal waan idin salaamay
    denbigiisa alaha dhaafo ninka balan qaaday lacagtaas faraha badan
    una balan qaaday jaceelka nabi muhamed ibnu cabdulaahi
    iyo xaasaskiisa oo ah hooyooyinkeena alaa yacizak
    halagu daydo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. moha abdi says:

    masha alaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. moha abdi says:

    masha alaah maxamed waa leey dhahaa ana waan ubaxinaa il maheeyga aan dhali doono mustaq balka lacagtana waxaa kaqiima badan kana sharaf badan nabigeeyna N N K ,H ILove all muslim MUSLIM

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. Maymuna Sheikh says:

    Masha allaah barakalaahufikum ayaan leyahay walaalka balanqaday lacagta
    waxaana rejeynaa in uu uladanleyahay si ey ubartan dadka muslimiinta ah qeymaha iyo sharafta
    u kudhexleyahay bulshada muslimiinta ah nabigeena Maxamed csw ee
    qofkasta oo muslima halaboxo maxamed caisho fatima ruqiya seynab
    cabdulaahi sacad siciid subeyr mucaad musca iyo magacyadii saxaabadi nabigena csw oo na halkan kusoo kobikarin insh allaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1