Askari ka tirsan ilaalada guriga raysal wasaaraha oo isdilay

Askari ka mid ah kuwa ilaaliya guriga uu degenyahay raysal wasaarah Sweden Reinfeldt ayaa la sheegay in uu isku dhuftay xabad. Askarigaan ayaa shalay laga helay isaga oo dhaawaca qol ka mid ah qololka dhismaha uu degenyahay raysal wasaaraha. Askariga ayaa la sheegay in uu isku dhaawacay qorigiisa balse lama cadayn in ay arintu shil ahayd iyo in uu is dilay.

Raysal wasaaraha Sweden ayaa la sheegay in uusan gurigga joogin xiliga ay dhacdadu dhacday. Askariga geeriyooday ayaa u shaqaynayay Shirkada lagu magacaabo Svensk Bevakningstjänst oo qaabilsan ilaalada guriga uu degenyahay raysal wasaaraha ee lagu magacaabo Sagerska Palatset.

Markii dhacdada ay gaartay booliska ayaa waxaa goobta la soo dhoobay ciidamada kumaandooska.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. barre says:

    kkkkkkkkkkkkkkk kumaandooska ma geerida beey celiyaan caadi maahan gaalada hadaad u fiirsato waxaad leedahay dad ayagaa ugu caqli xun hadane hadaad fiiriso somalideena anagaa kasii caqli xun oo maalin kasta waxaan isku dilnaa waxaan caruurna qaadan karin marka aduunka waa isku dhex yaacsan yahay

    Fikrad lala dhacay Thumb up 18 Thumb down 2

  2. hasan says:

    mar ka xiga isagaa la dilayaaa

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 7

  3. Iid says:

    Barre sxb siddaa mahee waxaay u yimaadeen inaan waxkale kadhiicin meshaa

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  4. Xaawa says:

    Gaalo dad ayagaa u caqli xun,,,, xoolahaaba dhaama oo dantooda yaqaan!.
    In ay si xayawaanka ka liidata u noolyihiinna Allaah baa noo sheegay,
    lkn waxaa ka caqli xun kan kabaha u qaada!. In ay ayaku islaayaanna waan jecelnehee Allaah haisku diro!.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 3

  5. Gabadh Sool says:

    Armay shil ahayd oo ku qaraxday inkastoo galdu amar ilahay aqoon sanayn

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. suuleey says:

    askariga waxaa iska dhici karto iney xabadu ku fakatey sidii aan arki kirney somalia dabley xabad ku fakato

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. axmed soohaad says:

    asc anigu waxan dhihilahay waxa wanagsan in somalidu nabada tageerto wayo waxan u maleynaya in somalidu ka dheergan tahay xabadaha iyo xaalkoda iyo meeshi ey na gaarsisay hadaba masheen an jogno waxan ku heysana nabad aan ku weynay dhuulkeni hadaba mahan in lagu farxo haddi la maqlo dhibato ka dhacay sweden anigu waxan u arka in habontahay in nabada la tageero weliba carabtu waxey ku mahmahda qaarib yakun adiib wadanka n waa in aan edeb ku joogno isla markaasna an qabsano danahena si aan mustaqbal wanagsan u gaarno

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. Khadija says:

    Asc, Guriga Ra’iisul Wasaaraha malahan miyaa Kaamerooyinka derbiyada ee wax lagu duubo sidee ninkaan dhintey lagu cadeeyay inuu isagu is dilay armaa miskiinka la qaraajiyey ooy xaajaduna tahay la jiifiyaana banaan kkkkkkkkkkkkkkkkk.

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  9. deqa says:

    wa yaab waxaa macqul a inay jirana arimo ku qasbayay inu is dilo ciidanka inay isku xeran mesha uu shilku kadhacay waa sharci cidanka uyala
    meshuna mel shaqsi cadayi mahee wa gurigii raysalwasaraha marka waa aqoonlabarto inaga waxa dhicikarta intan wax so qororaysaba inaysan arag cidan iyo baristoona marka inan layabno waxa u wacan wadankena oo bur buray ilahay hanatuso somaliya cidankedii nimad insha alah

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  10. maxamed bashiir says:

    siyaasadaha gaaladu waalagu arkaa mararka qaar ineey udhameeyaan qofkeey ubagi waayaan lkn gaal baqtiyay asageey utaalaa kkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  11. luul says:

    naf walba wey mari donta gerida lama kala xigo gaal iyo muslim
    mida kale anaga hadii aan soomaali nahay waxa nagu waajibah in aan afka suubsano hadii aan wax fiican sameyno on akhlaq deyna wanajino waxan heleyna sharaf in nalagu aqonsado
    balse hadii an naceyb muujino waxa imaaneyso in nala cunsuri yeeyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1