BAAFIN: Ma aragtay Ahmed?

Ahmed waa wiil Soomaaliyeed oo da’diisa tahay 17 sano jir oo ku nool magaalada Enköping oo ilaa 15-da bishaan July la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay. Ahmed ayaa markii cid ugu war dambaysay lagu sheegay  magaalada Enköping ee ka tirsan Uppsala län.

Ahmed ayaa markii la waayay waxa uu xirnaa jeenis buluug  ah, funaanad cad iyo kabbo sandal baroon ah. Dhirirkiisa waa 165cm, culeyskiisa waa 55kg.

Haddii aad aragtay  Ahmed ama aad ogtahay cid garanaysa fadlan la xiriir booliska sida ugu dhaqsiyaha badan. Telefoonka waa 114 14.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

3 Responses

  1. nuurto says:

    Insha allh waa laheli doona wiilka yar

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Umu bakar says:

    Asc asxabta

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Umu bakar says:

    Yarabi ilahayow sos aha Axmed iyo inta la midka ahba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0