Banaanbaxyo dhowr ah ayaa beryahaan ka dhacayay magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Sweden kuusoo looga soo horjeedo go'aamadii ay Sweden ku joojisay mideynta kharaabada Soomaalida. Banaanbaxyadii ugu dambeeyay ayaa ka dhacay magaalooyinka Göteborg, Växjö, Trollhättan, Linköping iyo tuulooying kale. Isbuucaan ayaa ilaa 30 qof isugu soo bexeen magaalada ayadoo maalmaha soo socdana la qorshaynayo in banaan baxyo kale lagu qabto magaalada Göteborg. Banaanbaxyada ayaa muhiim u ah ka war haynta dhibaatada Bulshada ee saxaafada iyo Dowlada Sweden ayadoo laga yaabo in ay is bedel sameeyso dowlada Sweden. Wareysigeenii ugu dambeeyay ee aan la yeelanahay Laanta Socdaalka ayaan ka dheehanahay inay soo wadaan is bedel, qaasatan mid la xiriira caruurta iyo waalidka kala maqan.

Banaanbaxyada Soomaalida Sweden

Banaanbaxyo dhowr ah ayaa beryahaan ka dhacayay magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Sweden kuusoo looga soo horjeedo go’aamadii ay Sweden ku joojisay mideynta kharaabada Soomaalida.

Banaanbaxyadii ugu dambeeyay ayaa ka dhacay magaalooyinka Göteborg, Växjö, Trollhättan, Linköping iyo tuulooying kale. Isbuucaan ayaa ilaa 30 qof isugu soo bexeen magaalada ayadoo maalmaha soo socdana la qorshaynayo in banaan baxyo kale lagu qabto magaalada Göteborg.

Banaanbaxyada ayaa muhiim u ah ka war haynta dhibaatada Bulshada ee saxaafada iyo Dowlada Sweden ayadoo laga yaabo in ay is bedel sameeyso dowlada Sweden.

Wareysigeenii ugu dambeeyay ee aan la yeelanahay Laanta Socdaalka ayaan ka dheehanahay inay soo wadaan is bedel, qaasatan mid la xiriira caruurta iyo waalidka kala maqan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...