Billström: Si nacasnimo ah ayaan u hadlay [Video]

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ayaa shalay si kulul suaalo looga waydiiyay baarlamaanka Sweden, Billstromiyadoo qaasatan jawaab laga dalbaday hadalkiisii qaabdarada ahaa ee uu kaga hadlay soo galootiga. Wasiirka ayaa sheegay in uu si nacasnimo ah u hadlay isla markaana uu raali galin bixinayo.

Si kastaba ha ahaatee, waxa uu sheegay in aysan qorshaha ugu jirin in uu iscasilo, isagoo sheegay in uu isisaxayo isla markaana uu ku shaqaynayo hogaanka raysal wasaaraha. Isbuucaan ayay ahayd markii uu raysal wasaare Reinfeldt uu canaantay wasiirkiisa isla markaana uu ka dalbaday in uu hirgaliyo siyaasada socdaalka ee ku dhisan “bani’aadanimada”.

Dhinaca kale, Billström ayaa taageero ka helay qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka Sweden, iyagoo ku sheegay in uusan wax qalad ah samayn. Ragga taageeray hadalka wasiirka ayaa waxaa ka mid ah gudoomiyaha degmada Växjö, Alvesta iyo Norrköping.

Daawo

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. Cade dhere says:

    A.s.c

    Waa ay fican tahay haddu qirtay wax u ku hadlay, hadaan saan loo canaananin meel walbo ayuu wax xun ku shegilaha, teeda kale gudomiyayasha degmooyinka ayagana waa in ay cadeyan wax ay cadeyaan mooqifka ay ku taagereen ninkaan

    waaba garanay gudomiyaha Norrköping lakin kuwa Växjö iyo Alvesta aya la yaabanahay saas maka fileenin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. ramla says:

    Allah hanooga soo gargaaro kuwaan wadankeenii macanaa nabada hanoogu siyaadiyo allah ha tuso kan oo somaliya magan galyo weydiisanya waxa uu arki lahaa siduu cunsuriga u yahay waliba madowga u nacebyahay balayda wajiga xun

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  3. layla says:

    WAXA UU KAHADLAY AMA UU KU HADLAY WAA WAXA UURKIISA KU JIREY.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. filsan says:

    ascw wa idin salamaya dhamantin somaliadan qora iyo fekere kuligin wad salamantihiin intas hadan gaga gudbo salanta kan wa dulli waxa qalbigisa iyo caloshisa ku jira ayu matagay inta kalena kuma jecla alle ha inaga qabto somalidana xaqa hatuso cusuri nimada ha inaga saro illahay dad isjecel oo danahoda gara ha inaga dhigo insha allahu

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Madka says:

    Asc asaxaabey yaa wax cusub ka haya arinti 2 sano lagu xiray ama loo soo jawaabay oo wax cusub ka sugaya waa muhiim jwbtiina

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. hanad says:

    madka qofba sibay ugu jawabaan waa iska calaf aniga wax kujira dadka lagu hesto waana idadanyihin ilmaha kaliya kukenaynaa bay idhahen ana waa ka diiday marka jawaab kasugayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sucaad naasir says:

    allaha soo sanlo qofkastana meeshuu ka ooman yahey allaha ka oon tiro dhibka badan iyo fikirka badana allaha naga dulqaado dal aadan laheen dareen ku joog waayee

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. hanad says:

    sucaad amiin walaalo ilahay dhamaanteenba alle ha inoga so sahlo usaga uun baa wax inohaya alle wax khyr qaba ka rajenaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. mustaf says:

    Asc wall waxaan idinku salamayaa diinta islamka asalamu caleykum warax matulahi wabarakatu salan kadib ninkan wasirka cambareyska lacambareyey uu cambaryey madax weynaha waa ku sahan yahay marka u leyahay wasirka nimana ndhaha cad cad waxba maqariyan lakiin dadka mamadow ayaa guryahooda ku xareya dadka aan sharci la.aanta wadanka ku joogo wuna ku qaldan yahay wasiirka.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. F.M says:

    Norrköping waaa inaan ka mudaaharaadnaa taageeradda ay taageertay Billström Wasiirka Socdaalka ee Sweden awalba laga roone ayaan ku maqalnay wasaqa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Massago says:

    DOORASHADA SOO SOCOTO EE 2014 WAXEEY IGULA JURTAAA INAAN CODKA UGU SHUBNO SD- WAXBA MADHAAMAAN KUWA BIRIGA TALADA HAAYO MAXAAYEELAY KUUDHAANI MAAYO DHAGAREEY KAROONTAHAY. TEEDA KALE TOBIAS BAHALRÖM MAW AHAAY MAGACU ASIGA AYAA KALA HADLAA OON IS OGAYN WAXAW XATAA SAAKAY KUSOO JARMAATAY IYO BABURKA AW SHAQADA KUSOO AADAY NUUCA AW YAHAY WAXNA KAMA BADALI KARYO QORSHAHA ALLAHA AYAA WADTO. MAA-ASAABAKA LAMYAKUN LIYUQDIUQA. WAMAA AKHDA,AKA LAMYAKUN LIYUSIIBUKA MM MUGA AAN UUN DUCEESANO ASIGANAN AAMINO RABBI SWTC WAXEEY KU DHAANTO MALEH W-TAQFIIQ

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. akram says:

    yaa warkahaaya sweden in aay ogalaatay single ka macnaha dadka aan wax iskudhalin fadlan jwb hadii aad warkahaaysid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0