Booliska Sweden oo la ogaaday in uu diiwaan galin sharci daro ah sameeyo

Sida lagu ogaaday baaritaan uu sameeyey gudiga ilaalinta amniga iyo habsami u dhaqanka, booliska Sweden waxa uu dadka dambiyada lagu tuhunsanyahay ku sameeyaa diiwaan galin sharciga ka baxsan.

Booliska ayaa halka uu ku kaydsho maclumaadka dadka dambiyada looga shakisanyahay wuxuu ku diiwaan galiyaa qofka diintiisa iyo halka uu ka soo jeedo,taas oo aan dambiga qofka lagu tuhunsanyahay wax xariir ah la lahayn sharcigana ka soo horjeeda.

“ Waxaan aragnay dhacdooyin lagu diiwaan galiyey qofka halka uu ka soojeedo ama diintiisa, sida Roma ama Shia Muslim, taas oo aan loo baahnayn sharciguna uusan qabin ,”  sidaas waxaa tiri, Sigurd Heuman, gudoomiyaha gudiga baarintaankaan sameeyey.

Faafi mowduucaan

Saciid Cabdi Cusmaan

Asc, ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. luul says:

    asc asxabta dhan iyo bahda somaliska .com kadib aniga wexey ila tahay wax qaldan sida in qof diintiisa wax lagu dabaqo waxanse ku farax sanahay in qaladkodi la soo ogaday loona sheegay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Cabdirisaaq says:

    Waa cunsuriyad, YAHUUD dambiyo ay galeen haddii laga soo waayo.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. jey jey says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 6

  4. jazim says:

    waa arin si wadid u baahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. aniga oo ah says:

    runtii waa aynimo ay gaaladu qarsanaayaan kuwa leh waxbaanu soo ogaanayna waa la jiraan sida aan qabo anigu,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. deqa says:

    DAWLAD FICNANTEDA WAATAAS TOLOOW GOORMA WADANKAYGA AMA DADKAYGA FIKIRKAAS KUSOODHALANDONA OO AYGARAYAN DADTA WADANKODA IYO QIMAHA DADKOODA TOLOOW GOORMAN KABAXAYNA GUMAYSIGA NAHAYSTA IYO MAXKASDAYADA DHIMATAY EE AN SHAQAYNAY WAN HAMBALYAYNA GUDIGAS HAWSHODA WAA HAWL FICAN DADKAYGOOW DOORKIINA QAATA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. cali dheere says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    war waxaas waa sahal yaabo kale oo qar soon ayaajirika

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. jay jay says:

    ASC adeer wadanka swden wax badan ayuu ku fanaa xaga qaxootiga lakiin waa been aan sal iyo raad lahayn dad badan oo qaxooti ah ayaa si khalad ah wax loga qora marka ogooda lakiin yarkan qora somaliska war ma hayo wax badana kama oga siyaasada swden ee soogolootiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0