Booqashada Obama oo qalalaase ka abuurtay wadooyinka Stockholm

Iyadoo maalinta barito ah uu booqasho ku imaanayo madaxweynaha Maraykanka Obama magaalada Stockholm ayaa boolisku obama_18cn69n-18cn69r[1]waxay dadka ku wargaliyeen in aysan isticmaalin baabuurta. Qaasatan dadka ka shaqeeya gudaha Stockholm iyo kuwa isticmaala wadada isku xirta Arlanda iyo Stockholm ayaa loo sheegay in ay tareenada raacaan.

Booliska ayaa sheegay in guud ahaan la xiri doono wadada E4 iyo dhamaan wadooyin gala gudaha magaalada Stockholm. Waxaa aad loo adkaynayaa amaanka goobaha uu booqan doono Obama sida xafiiska Raysal wasaaraha Rosenbad iyo jaamacada KTH. Sidoo kale waxaa la xiri doonaa isteeshinka tareenada ee Kungsträdgården.

Xitaa waxaa goobaha qaar loo diidi doonaa dadka lugaynaya iyo baaskiilada.

Obama ayaa Stockholm inaaya subaxa arbacada isagoo habeenkii ku hoyan doono magaalada. Waxaa sidoo kale magaalada Imaanaya madaxda wadamada Norway, Finland iyo Denmark kuwaasoo la cashayn doona Obama.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

10 Responses

  1. jeylaani says:

    waxan ka mid ahay dadka daremidona xiritanka wadoyinka ama melaha laga raaco tarenada waxana layabanahay miisaanka uu leyahay Obama wana marki ugu horaysey an maqlo culaysnocan ah intii an jogay svarige

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  2. Yahya says:

    Jaylaani sxb ii waran waa nin yah=xye la yidhaahdo oo sanadkii hore aad addis wada joogteen ee warka keen.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  3. Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  4. ducaysan says:

    Asc asaxab waa idin salmay salan kadib waxa war iga sisan inta ka ogtihin qofka haysta pasabort kenyan. Hadan u dacwoomayo ma qodobo I qabanayo sida. Shaqo kale. Sidoo kale meeqo igu qadane mahadsanidin dhamantiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  5. said says:

    scl anig bari fiidkii ayaan iman doonaa stockholm waliba madaarka arlanda siwayn ayaay iisamaysay hase ahaatee waxaan rabaa inaan ogaado madaarka dadka kasoo dagaaya ma lahakindoonaa tolow diyaraday kuu imanayaa subaxa khamiista

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Abdulaahi H says:

    ASC.
    Imaanshaah Obama waxaan filaa in ay tahay dhib weyn waayo waxaa qasaaro balaaran gaarayaa wadanbka oo wax badan qasaari dono weliba amaan darida iyo shaqaaalaha oo shaqadooda ciriir ka geli doono cabsi iyo waardiyeeyn aad u adag iyo ilaalo aan caadi ahayn marka waxa cabsi qabi doono dadka ka ag dhow meelaha uu tagaayo intii dadka ay ku farxi lahaayeen imaatinkiisa.
    waxaa ayada jirta in Beritto Boqorka wadankaan sweden Kung Karl Gustav oo booqasho ku imaan doono magaalada Katrineholm ee Gobolka Sodermaland waxaan rajaynayaa in aan ka qayb galo imaanshah Kung Karl

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  7. Saadaq Cade says:

    Asc , waxaa ka mid ahay dadka saaameysay imaanshaha Obama Shaqadii aan aadi Lahaa waaan la iga joojiyay maanatay fasax iska Ahay marka Obama shartiisa allha naga duwo waxuu waado waa wax iska cad,…….

    ducaysan Sxb Arintaas Oo kale aniga Rabo Passaporka Kenya sxb dadka waa lagu soo qaadi Karaaaa Lkin in aan Barnamijkaas Galaaa rabaa somahn ducaysan Marka waxii aqbaar ah ii soo baaas aan kula mid ahay sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. salmaan says:

    waad salaamantihiin yaa war iga siin kara ariinta singalka idinkoo mahadsan jimcaale iyo dad weynaha webkaan soo booqda

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  9. Saadaq Cade says:

    Asxb Salmaaan Arinta Singal Arintiisa wali Hadal Heeynta Somaliada Un Lee ku jirto Lkin wax sax ah Ma jiraaan somahan Singl in la Furo 10,000 qof Oo singl ah dharsaan lkin in sha allh iska sug calf kaaga Singil cidaan waa fahameeyn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. salmaan says:

    saadaq sxb somalidu maxay hadal hayaan no fahfaahi adigo mahadsan bro

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0