Cabitaanka Pepsi oo la sheegay in alkolo ay ku jidho

Shirkada Carlsberg ayaa qiratay in cabitaanka Pepsi si qaldan loogu daray  alkolo gaaraysa 4,5% taasoo ah mid aad u badan. Cabitaanka ayaa qaasatan lagu iibiyay dukaamada LIDL oo Soomaalidu si weyn uga adeegtaan. Carlsberg ayaa hada sheegtay in ay dib u soo celiyeen dhamaan dhalooyinkii alkolada lagu daray.

“Raali galin ayaan ka bixinaysaa arinta dhacday. Arintaas waxaan u aragnaa dhacdo weyn oo baaritaan ayaan ku samaynaynaa” ayuu yiri Henric Byström oo ah afhayeenka shirkada Carlsberg ee Sweden.

Waxay intaas ku dareen in qofka dhadhamiya cabitaanka lagu daray alkolada uu dareemayo in ay ku jidho. Carlsberg ayaa ka mid ah shirkadaha ugu weyn ee sameeya qamriga.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. warsame says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 12

  2. Josef says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 10

  3. geedi says:

    Asxaabta pepsi ga cabto, maalmahaan qosolbadan ma isku aragteen? Kkkk

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 1

  4. 2 sano says:

    asc jimcale bro waa arin muhiima lkn arinka 2 sano wax wara kama heesid miyaa aniga adiga uunbaa war kaa sugnaa bro ee war aan kaa helno qasab maahan waase codsi

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  5. mustafa abdi says:

    waa sax arinka labada sano ayaan kawar dhowreynaa wixii aad soo qorteen ee ahaa marso ayuu maxkamada go aan kasoo baxayaa waa mahadsantihin

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0