Insha Allah Eid-ul-Adxa ama sida dadka Soomaalidu ugu yeeraan Ciida wayn  ayaa ku beegan maalinta talaadada ah ee 16ka bisha November. Maalinta barito ah ee Isniinta ayaa ah 9ka Dulxaj oo Muslimiinta ay Soomaan ayadoo ay xujayduna taaganyihiin banka carafo. Bahda Soomaaliska ayaa idin rajeynaysa rayn rayn iyo kheyr ayadoo aan hore idiin sii leenahay Ciid wanaagsan.

Ciid ul Adxa – Waa Talaadada

Insha Allah Eid-ul-Adxa ama sida dadka Soomaalidu ugu yeeraan Ciida wayn  ayaa ku beegan maalinta talaadada ah ee 16ka bisha November. Maalinta barito ah ee Isniinta ayaa ah 9ka Dulxaj oo Muslimiinta ay Soomaan ayadoo ay xujayduna taaganyihiin banka carafo.

Bahda Soomaaliska ayaa idin rajeynaysa rayn rayn iyo kheyr ayadoo aan hore idiin sii leenahay Ciid wanaagsan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...