Ciid wanaagsan dhammaan ummadda soomaaliyeed iyo muslimiiintaba

1

Waxaa inoo dhamaaday bishii kheyrka, dembi dhaafka, raxmadda iyo naarta oo la iska xoreeyo. Waxaan Allaha weyn ee xaqa lugu caabudo noo weydiineynaa in uu naga aqabo soonkeenii, salaadeeni iyo cibaadadeena markasta iyo xilli kasta.

Haddii aannu nahay bahda Somaliska.com, waxaan akhristeyaasheenna leenahay ciid wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn kuwada ciida adiinka iyo dhamaan ehelada iyo cid kasta oo aad jeceshihiin.  Ciid wanaagsan!

 

Bahda Somaliska.com
Göteborg- Sweden

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here