Ciid Wanaagsan. Eid Mubarak

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa eidxili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka.

Waxaan u rajenayaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Sweden iyo dalkii hooyo in ilaahay sanadkaan sanadkiisa kale ku gaarsiiyo nabadgalyo, farxad, guul iyo horumar. Waxaan ilaahay ka rajeynayaa in sanadkaan sanadkiisa kale aan ku laaban doono Soomaaliya oo nabadii u saldhigatay oo si wadajir ah loo ciidayo.

Kullu caiman wa antum bi khair! Allah haka dhigo xiid farxad leh oo nabad iyo bashbash lagu ciido.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. xasan says:

    ciid wanagsan kula cam wa antum bil qeyr dhaman umada islamka eh sanadkan sanadkisa bash bash iyo bar waqo ilah hanagu garsiyo

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. Umu Sundus says:

    Ciid wanagsan dhaman uma somaliyed mel kastoo dunida ka jogtaan farxad ku ciida

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. seytuni says:

    asc ciid mubaarak dhamaan walaalaha muslimiinta meel kastoo aad joogtaan samo ku ciida ciidaan iyo ciidaha soo socdaba samo iyo badbaado iyo wadankeena oo nabad ah ayaan ilaahay ka rajaynayaa kullu caam wa antum bikheyr.ciid mubaarak.ciid mubaarak.ciid mubaarak.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. EID WNGSN kulu cama antu bil khayr

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. luul says:

    asc dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed waxan idin leeyahay ciid wanaagsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0