CIID WANAAGSAN. Eid Mubarak!

3

Wararka naga soo gaaraya Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijinaya in halkaasi looga dhawaaqay in barito ay tahay maalinta 1-aad ee eidmubarak2Ciidul Fitri. Sidoo kale ciida ayaa looga dhawaaqay wadamada Qatar, UAE iyo qaar badan oo ka mid ah wadamada Muslimiinta. Wararka ayaa sheegaya in Bisha laga arkay Sacuudiga.

Hadaba waxaan leenahay Muslimiinta meelkasta oo ay joogaan Ciid Wanaagsan. Akhristayaasha Somaliska.com ayaan u dirayaa hambalyada ciida. “Taqabal Allahu Minna wa Minkum”.

Ciid Mubaraaaaaaaaarak!!!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here