Cunsuriyiinta: Soomaali Burundi ka soo jeeda ayaa gabar qashqashaaday

Sidaas waxaa lagu qoray bogga ugu weyn ee ay akhristaan cunsuriyiinta Sweden. Iyaga oo ka hadlaayay dhacdo ay sheegeen in ay ka dhacday magaalada Fagersta oo gabar Swedish ah uu nin qashqashaad ku sameeyay ayay ku qoreen in “nin Soomaali ah oo ka soo jeeda Burundi” uu gabadha waydiiyay in ay la saaxiibayso.

Arinta cajiibka ayaa ah aqoon la’aanta iyo doqonimada cunsuriyiinta. Iyaga oo isku dayaya in ay ceebta dusha ka saaraan Soomaalida ayaysan aqoon u lahayn halka Soomaalidu ka soo jeedaan. Cunsuriyiinta ayaa markasta isku daya in ay Soomaalida iyo ajaanibta u saariyaan dhacdooyinka dambiyada ee ka dhaca daafaha Sweden.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. Omar says:

    JImcale ma ii sheegi karta webbadress kooda?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. daade says:

    Somali iyo burundi hhhhhhh yaab.com

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. faarax says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 10

  4. 2 sano says:

    asc jimcaali wax kama qorresid arinka 2 sano waxba war kama heesid miyaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  5. jessbile says:

    asc sxb ji maace iyo inta kalabo oois laanka ah sxb jimcaale war noga keen arinka singalka dadkaa wax is ku dha liin sida sa ga ye laayo iyop dadka labada sano sxb tasaa indha ha u taknaa sx

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  6. Gabadh Sool says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh niyad u qoslay somali brundi cajiib

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. Maslah says:

    Asmc dhamaan waan idin salaame aqyaarta bsdk somaliska slnkd waxaan filaa in lagaare waqtigii ey maxkamada balan qaade ineey dacwadii fimilkii somaliga ahaa ee waa goormee waxaan ragenaa dad badan oo ku gira arinkas ayaan kawar sugaa insha alaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. MASSAGO says:

    Sheekada 2-mada sano waxaan u arkaa lajiifiyaana banaan sababtoo ah majirto meel looga dooday oo lagu ansaxshay arintaas Riksdg weli lama horgeeyn hala diido hasa la yeelee lkn maadaama 2012 hala mideeyo fimilada ladhahay waxaala go,aan saday si aysan hal mug usoo wada buuxin baladka in caqabad kale la hor dhigo dadkaaas kala maqan sidaas daraadeed aana qofka masuulka ka,ah dacwada waxaw fiirinaa hadbo wixi aw wax kuugu diidi karo sac caana diidi rabo maqaarka aw meela dul dulelo kadayaa waaye sheekada. Fidnada waxaa wado xulufada Allensk lesku dhaho ee hada talada wadanka Sverige heyso. Fikir ahaan waxaan soo jeedi lahaay danta somalida iyo waliba tan muslimka kunool wadanka kuma jurto in mar kale loo codeeyo Sep,2014 waxeey ilatahay inan u codeeyno Axsaabta Mucaaradka marki laga rebo ,SD, Balanqaadna aan meel wada dhigano oon foogta dhihi karno haye idin aaaway. intiina damoosatay Kormerki aw Migr,,minstr Tobias Bilström kugaaray xaafda Tenska waxaw ku sheegay inasan diyaar u aheyn in sverge raali kanaqato qaxootiga kusoo qulqulayo wadanka asoo usha kugodayo Somalida waa markii xaqiiqka laga aado. Horaa loo yiri libaax nin dilo iyo nin galad u galo mamooga Somaliyeey maxaa inoo dana???????????????

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  9. azhar says:

    asc waan idin salaamay aqyaarta salkadib, massago waan kugu raacsanahay taladaad ah inaanan u codayn kuwa hada haysata. asxaabta kalena waxaan rajeenayaa ineey nasooraacaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. munasar says:

    ASC JIMCAALE WAA KU SALAAMAY ADIGA IYO INTA BOGAAN KAALA SHAQEYSA LKN SU,AAL AYAAN QABAA OO ADIGA JIMCAALE AYAAN KU WEYDINAYAA.WAXAAN RABAA WELI MA ISKU DAYDEEN IN WEB AFKA ISWEDHISHA LAGU QORO OO KA JAWAABA WAXYABAHA BEENTA AH EE SOOMALIDA LAGA FAAFIYO AAD KAGA JAWAABTAAN SI DADKA KALE EE QALADKA KA AMINI LAHAA AYAA U AQRISTAAN RUNATANA U OGAADAAN. WELI MA ISKU FIRIISENN ARINKAA MASE IDIIN QORSHEYSAN YAHAY?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. roraye says:

    tani waxay la mid tahey cunsuriyada somali laga saaray dhanka sharciyada sweden waa ognahey in somali cunsuriyeeyso qaasatan waxaan ugu wacan somali oo meel uun iska fariisato inta wax walbo lagu sameeyo qarsato dhibkeeda somaliwaxaa idinleyahey haleedin waso idinka aa iska dhicin waysay saweden carab dhan waa xadaa waa qaseesaa waxlee walaaqeesa hadno cid sheegeeso mala hayo walina sharciga aa la siiyaa erteria ah la mid waaye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0