Daawo: Norway oo 1800 caruur ah ka qaadatay Soomaalida

Halkaan ka daawo muuqaal xiiso badan oo ay soo diyaariyeen asxaabteena Midnimo TV kuwaasoo baaritaan ku sameeyay Soomaalida ay caruurtooda ka qaadatay dowlada Norway. Waxay sidoo akle baaritaan ku sameeyeen guud ahaan nolosha qurba-joogta Norway iyo xaaladooda.

Daawasho wacan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. samsam says:

    Wanka xumahay dadka caruurta laga qadatay ,,lakin mid ban oran laha besha somali wayn oo reer galbeedka ku nool caruurta faraha badal ooad dhalaysan iska yareeya ,anoon ku xad gudbeen diinta ilahay ,hadana waa in xisaabta lagu daro halka lagu nool yahay majoogno wadankeenii oo koritanka ilmaha intaydoonanba hala ekadeenee enviroment gu ku caawinayay ,wadamadan culeska faraha badan oo familada saran dhan social ,dhan skool iyo dhankasta,ilmihii haday faro badan yahin waridiintii waqti badan uma helayaan ilmihi waxana laga yaba ilmaha in laga faaidaysto , marka somalay jiifka ka kaca oo ilmaha dhan diin iyo dhan cilmiba ka dhisa lakin un ha iska dhali nina fara badnidoodu waxba idinma sheegayso oo col ku jabin maysan,,

    Kama wado wax yeelo iyo xad gudub diimeed midna lakin waa say ilatahay fikradayda

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 3

  2. zakaria says:

    Asc wll waa runtaa fikirkaaga saliimka ah laakiin aan wax yar aan kuu sheego taas waxaa sabab u ah midnimo la’aanteena iyo dadnimo xumideena maahinee hadaan isku duubnaan kajen nalagama qaateen

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  3. Cabdiweli says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 17

  4. Xuseen says:

    Ilaahay ha ku Hanuuniyo.cadiweli maadan kafiirsan waxa aad soo qortay.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  5. ladane. says:

    Xussen looma Duceeyo kanoo kale waxaa la dhahaa Go to hell. Lkn magaca wali muusan badalin Jon iyo Jini muxuu ula bixi waayay.
    Note: uma jawaabin Ismoodaha inuu yahah reer yurub.Alx Afrikasn Joogaa ladnaana waan Qabaa Rajana Rabi baan ka qabaa.

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  6. saadiq says:

    cabdi weli duli ayaad tahay ee haka hadlin islaamka iyo arimihiisa hana soo booqan webkaan nuucaaga oo kalena somalida iyo islaamka waxba uma geysan karo hadii aad xanuunsaneyso umada haku soo waalan ee go to hell

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 1

  7. Dheeg says:

    Ilahay Somali bogeeda burcad haysu mariyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Subxanallah Muna walter tii la dhahayey oo diinta ceyneyseyna webkaan cey mey ka bilowdey Waa Yaab Aduun Allaha ku soo hanuunsho walaasheen waxba magac rag hasoo qaadane…

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  9. dg waraabe cade says:

    Runtii aad baan ugu xumahay waalidiinta caruurtooda laga qaatay fikradayda hadaan ka dhiibto waxaan somalida kula talin lahaa in lagu xisaabto wadanka aad joogto si aad taas ugu badbaado dhibaatooyinka waa inaad caruurta yaraysaa si ay uga nabad helaan daryeelid la aan iyo in lagaa kaxayso wakhti na aad u hesho ha ka fekerin lacag baad ku qaadanaysaa ee ka feker la joogi taanka iyo farxad ilmaahaga

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. Abdifatah says:

    Walaahi walalayal ma aqaani waxan ugu jawaabo caqliga xun er argagixisada ah ee dadkooda uquudhay waxaas ay gaalada ku tuugto islaamkana waxba ma yeeli kartid somaliweyn waxba agtooda kama tihid ee ciil iyo ciriir nafsi ku noolow haddi ilaahay sw hidaayada kaala noqday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. yasiin says:

    kkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Waxay sidoo akle baaritaan ku sameeyeen guud ahaan nolosha qurba-joogta Norway iyo xaaladooda. The African Union has admitted its troops have killed seven civilians at a wedding party in the coastal Somali town of Marka last month after the international rights group Human Rights Watch has called for an investigation into the killings by Ugandan army troops.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0