VIDEO CUSUB: Daawo tan ku dhacday wariyaal u dhashay Australia oo isku dayay in ay filim ka sameeyaan Rinkeby

2

Wariye iyo sawir qaadeyaal ka socday telefishin lagu magacaabo Channel 9 ee Australia ayaa waxaa ku dhacday arin la yaableh ka dib markii ay tageen xaafada Rinkeby iyaga oo la socda koox cunsuriyiin ah oo Swedish ah. Wariyaasha u dhashay Australia aya markii ay tageen xaafada Rinkeby waxay bilaabeen in ay video ka duubaan taasoo ay dhibsadeen qaar ka mid ah dhalinyarada xaafada.

Dhalinyarada ayaa durbadiiba bilaabay in ay waxyaabo ku tuuraan sawir qaadaha, iyadoo markii dambe gacanta layskula tagay. Goobta ayaa waxaa waxyeelo ka soo gaadhay labo ka mid ah kooxdii wariyaasha. Booliska ayaa loo wacay iyadoo ay markaasi ka dib ay dhamaysteen shaqadooda.

DAAWO .

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here