Ka dib markii la fasaxay sameysashada kaarka aqoonsiga 1dii bishii Oktoobar ayaa Laanta Canshuuraha ee Sweden (Skatteverket) ay bixisay 10,000 oo kaarar aqoonsi cusub. Skatteverket ayaa sheegtay in hada ay adeegsanayaan teknolojiyo cusub oo u suurto galineysa in ay qofka baaritaan ku sameeyaan ayagoon si shaqsi ah  ula xiriin Laanta Socdaalka. Nidaamkaan cusub ayaa la filayaa in uu aad u fududeeyo waqtiga hada ay qaadato in la sugo soo saarita kaarka. Wixii ka horeeyay 1da bisha Oktoobar ayay qasab ku ahayd dadka soo galootiga ah in ay la socdaan gacanyare si loogu sameeyo Kaarka Aqoonsiga balse hada ayaa arintaas la joojiyay oo Laanta Canshuuraha ay warbixintaada ka helaysaa Laanta Socdaalka (Migrationsverket).

Dalabka kaarka aqoonsiga oo cirka isku shareeray

Ka dib markii la fasaxay sameysashada kaarka aqoonsiga 1dii bishii Oktoobar ayaa Laanta Canshuuraha ee Sweden (Skatteverket) ay bixisay 10,000 oo kaarar aqoonsi cusub. Skatteverket ayaa sheegtay in hada ay adeegsanayaan teknolojiyo cusub oo u suurto galineysa in ay qofka baaritaan ku sameeyaan ayagoon si shaqsi ah  ula xiriin Laanta Socdaalka.

Nidaamkaan cusub ayaa la filayaa in uu aad u fududeeyo waqtiga hada ay qaadato in la sugo soo saarita kaarka.

Wixii ka horeeyay 1da bisha Oktoobar ayay qasab ku ahayd dadka soo galootiga ah in ay la socdaan gacanyare si loogu sameeyo Kaarka Aqoonsiga balse hada ayaa arintaas la joojiyay oo Laanta Canshuuraha ay warbixintaada ka helaysaa Laanta Socdaalka (Migrationsverket).

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...