DEG DEG: Sweden soo si rasmi ah u joojisay qaxootiga Soomaalida

Dowlada Sweden ayaa maanta soo bandhigtay sharciyo cusub oo aad loogu xadidayo tirada qaxootiga wadanka soo galaysa, iyadoo ay dowladu si weyn wax uga badashay sharciga soo galootiga. Isbedalaan cusub oo qabanaya guud ahaan soo galootiga ayaa si qaas ah Soomaalida saameyn weyn ugu yeelan doona.

Isbedalada dowlada ay soo bandhigtay oo dhaqan gali doona bisha April ayaa waxaa ka mid ah:

  1. In dhamaan qaxootiga hada ka dib iska dhiiba Sweden la siinayo sharci ku meel gaar ah oo keliya, marka laga reebo dadka caruurta leh ee horay isku dhiibay iyo dadka xeryaha qaxootiga ay Sweden ka soo qaaday.
  2. Dowlada ayaa aad u yareyn doonta xuquuqda mideynta qoysaska, iyadoo sidoo kale adkeyn doonta shuruuda in aad biilan karto reerkaaga iyo in aad guri haysato. Qaasatan qodobkaan ayaa aad u qaban doona qoysaska Soomaalida.
  3. Qodobkii ugu muhiimsanaa ee Soomaalida sharciga lagu  siin jiray ee lagu magacaabo “Övriga skyddsbehövande” ayaa meesha guud ahaan laga saari doonaa. Iyadoo qodobkii kale ee dadka dhibaatada qaaska ah ay haysato ee lagu magacaabo “synnerligen eller särskilt ömmande omständigheter” isaga aad loo adkeyn doono oo dad qaas ah oo si bani’aadinimo oo keliya la siin doono. Isbedalka lagu sameeyay labadaan qodob ayaa guud ahaan irdaha ka xiraya qaxootiga Soomaalida oo horay sharciga lagu siin jiray labadaan qodob mid ka mid ah.
  4. Waxay kale oo Sweden bilaabi doontaa in dhamaan dadka raacaya gaadiidka tareenada iyo diyaaraha la weydiin doono aqoonsi.
  5. Waxaa sidoo kale wax laga badali doonaa baaritaanka da’da dadka caruurta isku dhiiba.

Sharcigaan cusub ayay dowladu sheegtay in uu jiri doono muddo sadex sano ah oo ka bilaabata bisha April ee sanadka soo socda. Wasiirka Deegaanka ahna raysal wasaare ku xigaanka Åsa Romson ayaa ilmaynaysay markii sharcigaan ay ku dhawaaqeen iyada iyo raysal wasaaraha.

Isbedalaan ayaa ah kuwii ugu weynaa ee lagu sameeyo sharciga soo galootiga Sweden, iyadoo Sweden ay hada la mid noqon doonta ama xitaa ka adkaan doonto wadamada deriska ah ee Denmark iyo Norway.

Sidee kula tahay arintaan? Saameyn makugu yeelan doontaa? Ku darso fikradaada…

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

47 Responses

  1. ABDI says:

    Asc waxaa iiga su’aal go’aanka mideeynta qosaska .ma waxaa laga bilaawayaa april waxii kadambeeyo qofkii qooskiisa dacwad ufuro

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 3

  2. kawsa says:

    go aanada wan fahme gabadhu maxay u ilmaysay tolow ?

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  3. Xusen says:

    Qofka Webkan wax kusoo qora horaan idiinku sheegay in uu yahay qof lasoo dirsaday oo jidh xun ah, Somalida ayuu mar walba xumaan u saadiyaa, Waar Somali looma khaas yeelin Gooanada lasoo saaray, oo yagoo sax ah waxaad ka akhrisan kartaan Somaliska Radio anigu Webkan dib oo danbaysa usoo Galimaayo mudo 4 sano ah ka badan ayaan ku xidhnaa Baryahan danbe waxaan ku arkay is badal wayn iyo somali nacayb, wuxuu somali u saadinayaa xumaan mar kasta oo aad aragto, Waar Somali waa dad Muslim ah Xaasidyahow qudhunka calooshu uga buuxdaa, cuqdad somalu nacayb ahbaa ku haysa, malaha arsaaqaday kugu cidhiidhyayaan ayaad is leedahay markaad hadaladan niyad Jabka ah usoo qorayso, miyaad ka baqayn in inkaari kaaga dhacdo dadka aad beenta u sheegayso qudhunyahow Nasabka xun leh , Ciwaan Far waawayn ahbuu ku qorayaa SOMALIDA OO LA JOOJIYAY WALEE WAA YAAB, Xagee warkan uu ka keenay xagayse ku qorantahay Somali ayaa la joojiyay, Waar ilaahay ka baq xooloyahow, adoo miidhan ayaa Somali ku dhex jira oo xaasidnimo iyo war xumo Tashiil kula dhex jiree. isku xishood beenaale fooqal beenaale, waa in looga guuraa webkiisa uu beenta iyo wuxuu rabo kusoo qorayo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 33 Thumb down 19

    • Jimcale says:

      Xuseen dowladu si cayiman uma magacaabin Soomaalida balse aniga shaqadaydu waa in aan Soomaalida u soo gudbiyo wixii quseeya. Marka la fasiro sharciyada cusub ee dowladu ay soo bandhigtay macnaheedu waa in Soomaalida ay si weyn u saameyn doonaan. Marka Caadi iska dhig.

      Fikrad lala dhacay Thumb up 29 Thumb down 20

      • asal somali says:

        Jimcale isheeg sababta ay somalida sida weyn ugu saameyn doonto? Somalidu may ka duwan yihiin dadka kale? Iga jawaab su’aalaha , adu hadaad jimcaale uqdad nafsiyana ku heyso oo aanad somalinimada ku kalsooneyn, anagu waanu ku faana somalinimada dad wanaagsa ayaan nahay, subxanallah malaha somali maba tihiid afsomaliga uunbaad baratay, wax kasta oo aad qoreyso ka reeb ereyga somali hadalka si guud u dheh soona baro sida wax loo qoro iyo sida wariyaashu wax u qoran.

        Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 2

    • Odey Hebel says:

      Waligey nin ka beyn badan ma arkin.
      Ilahey cadabta hakugu fogeeyo amiiiin.
      Saaan laguma soo caanbaxo odey hebel

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  4. Jiifdiid says:

    asc dadka websedka ku xeran kuwa sweden joogo kaliya maahan teeda kale dadka oo dhan luqada ma fahmayan ee maxaa loola jeedaa fasir kalmadahaaas noo macneey Övriga skyddsbehövande synnerligen eller särskilt ömmande omständigheter”

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 1

  5. Ali says:

    Asc waxay ila tahay sharcigaasu wuxuu qabanaa qof isdhiiba maalinta uu dhaqangalo sharciigaasu oo ah April 2016 .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  6. cali says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 7

  7. Abdulahi says:

    Wan grty lkn ma fahmin dada yar ee la barayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

    • Guuleed says:

      Abdulahi walaal da’da yar oo la baara waxaa loola jeedaa dadka ka weyn 18 sano hadana isku dhiiba in aay jiraan 14 ama 15 sano jir kuwaas ayaa la baarayaa da’da aau sheegteen in aay tahay mid sax ah

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. Nouri says:

    Ilaahay haw sakhiro inta isdhiibtay ee bilaa sharciyada ah.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  9. Idaajaa says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 13

  10. Ali Baba says:

    Sharcigan cusub wuxuu so baxayaa 1 April, marka wexey ubadantahay wax been ah. ( aprilskämt)(aprilfool)(beenta april) kkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  11. Mohamed says:

    waxaan la yaabay ninkan jimcaale la dhaho wax kaste oo ay dowladu ka badasho arimaha qaxootiga wuxuu ku soo rogaa dadka soomalida ah waan fahmi waayay sababta uu arintaas u sameeyo mida kale beentu ma fiican meel ay ku qoran tahay waxa uu sheegayo ma jirto waa wax uu isagu iska soo qortay sharci ay maanta dowladu soo rogtay maahin mid soomalida gaar u ah ee waa mid qaxootiga oo dhan qabnaaya marka ninka jimcaale isagaa la waydiinayaa warka meesha uu ka keenay dadka somalida ah waxaan kula taliyaan in aan webkaan aanay soo galinba waayo waxa uu faafiya war aan xaqiiqo ahayn…

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 8 Thumb down 5

  12. mohamed says:

    Arintan saamayn wayn ayay ku yeelandoontaa dhamaan somalida
    Kuwaas ayaana ka.mid nahay alle ayaa jira

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  13. mahami says:

    ninkan yaan a cayin fakar fican ayuu keenay waana run somalida wuu qabanyaa balsw isga so gusbintisa waa mos ki xoran arimaha qaxotiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  14. Dhex Dhexad says:

    Den nya regeln gäller inte bara somalier.
    Den står så här på nyhetaren.
    Hårdare regler för människor på flykt
    Idag, tisdag, berättade statsminister
    Stefan Löfven att Sverige inte längre
    klarar att ta emot alla människor på flykt
    som kommer till hit.

    De senaste två månaderna har 80 tusen
    människor på flykt kommit hit och sökt
    tillstånd att stanna, berättade statsministern.

    – Sverige är ett litet land som gör en enorm insats,
    säger Stefan Löfven.

    Men nu fungerar det inte längre, sade statsministern.
    Migrationsverket kan inte längre ordna platser
    att sova på för alla människor på flykt som kommer.
    Många kommuner klarar inte av att ta emot
    de ensamma flyktingbarnen på ett
    bra sätt.

    – Länderna i EU måste hjälpas åt
    att ta emot alla flyktingar som kommer.
    Men vi har inte lyckats komma överens med
    de andra länderna, sade Stefan Löfven.

    Nu kommer en ny lag att införas i Sverige.
    Den ska gälla i tre år.
    Regeringen hoppas att lagen ska få
    människor på flykt att åka till andra länder i EU.

    Lagen säger att människor på flykt
    inte längre får stanna för alltid i Sverige.
    De får bara tillfälliga tillstånd att stanna.

    Släktingar till flyktingar får inte heller komma
    om de inte har egna pengar
    för att leva i Sverige.

    Lagen säger också att
    ensamma barn som kommer måste
    bevisa att de är under 18 år.
    Läkare ska undersöka dem
    för att se att de inte är äldre än 18 år.
    Det är ett tufft beslut, men vi känner att det är är rätt,
    säger Stefan Löfven.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 12 Thumb down 1

    • samsam says:

      dhexdhexad been badana raysal warasaraha warkuu dhahay waxaw kudharay ,dhexdhexad waad blandeysay warka uu dhahay stefen löfven

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

    • wallo waa marki ugu horaysan aan galo websitekan lkn wax walboo qoran way dhacayaan dontwory wallalahayga somalida ah

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. warsame says:

    Exceptions will apply for children and their families who registered their applications before the agreement was presented and who are still in Sweden. The current rules will apply in their case, provided that the child is still under the age of 18 when the decision is taken. In addition, a permanent residence permit may be granted when the first temporary residence permit expires if the applicant can show that they have an assessed income that is sufficient to support themselves.

    Quota refugees will continue to receive permanent residence permits.

    Limited right to family member immigration for persons in need of protection with temporary residence permits.

    Refugees with temporary residence permits will only have the right to be reunited with immediate family members. In the case of married couples, both parties will have to be at least 21 years of age to be granted the right to family reunification. Persons eligible for subsidiary protection who have temporary residence permits will not have a right to family reunification
    inta quseysa mideyna reeraha waa sidaas iyadoon wax laga bedelin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  16. WALAAHI SOMALI WAA SUNTII HARGAHA says:

    BAL U FIIRSADA SOMALIDAN LOO TABCAY WAX LOO SOO GUDBIYEY IYAGOON WAXBA OGEEN EE HADANA DADKII WAX U SHEEGAYEY CAYNAYA AMA LEH WEBSITEKAN WAXAAN KA ARAGNAA SOMALI NACAYB, HADII RUNTA LAGUU SHEEGO MA SOMALI NACEEB AYAA JIRAYA ADEER SOMALIYEY SIDAN ISKU DHAAMA HADALKU YAANU SI KHALDAN IDIIN GALIN, DHANKA WANAGSAN WAX KA EEGA.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 7 Thumb down 4

    • Cumer says:

      Ma waxaad is waydiisaan mar saxaa laguusoo Gudbiyay mise war Khalada, Somalida Jaahiliin qabyaalad ka Hor oroday weeyaan, ninkan xumaan ayuu saadinayaa webka leh wixii jirina waa laga sheegayaa, waa nacas qofka wax walba isagoo iska hubin iska qaata ama rumaysta.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. cabdi casiis says:

    To: Jimcaale!

    Asc salaan kadib Reysul wasaaraha waxuu ka hadlay in qaxootiga ladhimi dono kamuusan hadal somali wax u qaas ah Dabcan qaxooti waa nahay o weey qaban kartaa qofkii imaanaya hada kadib swedan o raba inuu iska so dhiibo LAAKiiN kuma jirto qofkii rerkiisa u dacwoonaya ineey sharuud u noqoto inuu shaqo haaysto iyo inuu guri haaysto sidaa qortayba adiguba, dhaqan gali doontana April Balaayo lama saadiyo ee kadaa umada warka naxtinta u leh bulshada Saxna aan aheyn. (Fiira gaar ah) hadeey jirto arinkan somalida quseyn kara o ah sharuud shaqo inu haaysto qofka loo keenayo reerkiisa biilan karana iyo guri inuu haaysto meeshee ku qoran tahay soo sheeg ha ahaato dowlada ama migrationsverket Jimcale laga rabaa jawabta

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  18. asal somali says:

    Subxannallah waar qorale maanad ilaahay ka baqeen maxaad beenta u sheegaysa oo aad u tidhi somali ayaa la joojiyey, waar doqonyahow beenalaha ee somalida niyada ka dilaya, waar maraan qaxootiga oo dhan oo nooc kasta leh ayaa laga jooji inay sweden soo galan. Xanuun nafsiyana ayaa ku haya oo waxaad rabta inaad somalida niyad jabiso, wixii xun ee yurub ka dhaca somalida ayaa loola jeeda ayaa ka dhadhacsan.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  19. Svedan oo si dhaba ujoojisay quxuuntga soomaalida!!?? Qodobkan WAN KU Wareray qoraalada soomaali Wasa mi gadaal ubahdilaya kana naxaya add badan oo qaxooti KU ah sweda qormada maqaldana lkn adeer ciwaankan Kore ee sheekadan majeebkaa kala Timi dadka mar walbo rajo gali Wayo intaaaso dhalinyara KU xeran Web kaaga dadkana kadaa walaaca iyo annan jirin pod KU qbuureesid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Abdiraxmaan says:

    Jimcaale szb waad mahadsantahay adigu waxii la yiri unbaad u tafsiirtay dadka marka ninkii dood qaba sweden ha waydiiyo.waa wax lawada sugaayay in sharciyadan iyo kuwo ka daranba ay soo bixi doonaan marka war aad qabtaa layiri wal bahaar maleh.thxks bro.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  21. Bashka says:

    ACS,,,,malin wanaagsan wlalayaaal ilaaha idin abuurtay ka cabsada wlalkiin waa idin dadaalay oo waxa u fahmay ayuu idinso gudbiyay, dabcan somali waaye waxa somali khusaysa ayuu idinso gudbiyay, ha wa run qodobaqdas waa ina tabanaya oo qaxooti ba nahay waa wada ogtihin,,wixii qaxooti khuseeyana waa ina khuseeyan ama ha ficnado ama ha xumaado, haddi la yiri qaxootiga wa yaraynaynaa dabcan waa ina tabanaysaa oo dadkena waa qaxooti malinwalbana so galaya Sweden, teeda kale hadalka wixii idinka anfaca qata wixii kalena ka danaysta, ilahayna dalkeeni ha inoo hagaajiyo hana inagu wada nabad celiyo wlhy meel inoo dhaanta dalkeeni dunidan intaan joogno ka heli mayno,,,,,mashriq iyo maqribba adnay waadna aragtaan sidaan ku nahay aduunka oo idil,,,markan dalkeenii joognay kuna sharfanayn gaajo iyo dharagba sharaf ban lahayn,,,mantana wixii xun oo idil ban tusaale u nahay,,,qof walba oo afka kala fura somalia eega buu dhahaa,,,ceebteena ilaahay ha ina asturo dalkeenana ha inoo barakeeyo hana ina fahansiiyo barwaaqadiisa,,,,AAMIN AAMIN AAMIN…..

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  22. mohamed says:

    Asc dhaman wlly ninka ladha hoyo jimcale horta adiga yaa kubaray qoralka somaliga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. cabdi casiis says:

    waxaan u arkaa anigu Qoraalkan mid un laga rabo dad soo booqda iyo commen Sababto ah Hadalka somalidena na quseeya ma ahan siduu u qoray qofkan kuwa dhahaayo somalidan wax loo sheegay doodana sii qabta waa qaldan yihiin aragtidiinu waa mid gaaban

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. umu Munasib says:

    Asc wrb dhamaan inta website ku xiran. mida koowad Soomaali runta ma jeclo dad qaarkood waaba gubanaya. mida labaad horta aamin qadarta Ale wax walba oo dhacayo ka weyn marka is daji. Warka waa flimka boorsamiida ka horeysa. inta kala maqan Alaha isku keen keeno lknse dadaala oo suuqa shaqada gala . Mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. yaaban says:

    Hadalka jimcaale waa sax ereyga soomali hadaa ka diday micnaha ayaa uga soo baxay meesha ayaa sidaasa hadaa soomaali jeceshihiin isma aydin cunteen ilaahii naga keenay ha nagu nabad geliyo meeshaan joogno uma socono cawaantii geeska afrika ee tobank madaxweeyne lahaa ilaahay baa naga abuuray oo mahadleh ee hadaan iska jari karo waan iska jari lahaa magaciinana waxaa la dhahaa qabiilkee wax kale oo idin qancin kara maleh wiilkaana waxaan ora nayaa jimcaale dad halav qarni waalnaa baad lahadlaysaa waxaa dheg hawdhigin dadka miyirka qaba warka u soo gudbi wixii cusub noosoo gudbi waadna ku mahadsan tahay shaqadaada

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  26. maxamed".9?? says:

    Webkan wuxuu ku biiray websaydada aynu inta badan aragno ee beenaalayaasha ah, so loo booqdo oo Comment looga dhiibtana soo qora Ciwaan Xambaarsan war xasaasi ah si ay u helaan dhaqaalaha kooban hee Google bixiso, markaa ninka webka leh Busaarad ayuu dareemay waxaana lagula taliyay in wararka Sonkoreeyo oo Buun buuniyo si Uu lacagtaas kooban ee qofkii booqda warka uu soo dhigo uu lacag google ugaga helo, laakiin anigu waxaan kula talin lahaa in aad ilaahay ka baqato aduunyo waa laga tagayaa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  27. sareeti says:

    ASC WR WP
    marka hore ilaah baa mahada leh alx. marka xigata Soomaali wadan ayeey leedahay oo wadankeeda ayaa ineey dhisaan ka sugaayo. xaq, qaxooti nimo iyo balaayo saadsi waan ku daalnay. Gaalana raashin ka matuugeeno. Soomaalida waa dad shaqeesta oo sharaf iyo diin leh. aniga yurub ama Sweedan madaxa ayeey iga qabsadeen inta aan imaanin ka hor, lkn hada waxba maqawan karo. quursi, qax, iyo qaxootinimo ilaah intaan ha noogu ikeeyo. ilaah xaqa hana fahansiiyo. Dhalinyaradeeynana allaha ka dhiga ku wi garaadsada oo dantooda garta oo wadankooda dhista macdanta iyo kheeraadka oo uu leeyahayna kuwa ka faaiideysto allaha ka dhiga. Aamiin. Hadii Soomaliya kheeraadkeeda lasoobaxdo Isweedhan iyo wadamada ku waregsan anagaaba siinkarno ceer. Calaa anyixaal qoskeeyga aniga kaliya ayaa qorbaha ka joogo umana rawo inaan ka sooraro dhulkii hooyo, waxeey ku sexdaan nabad galyo waxeeyna ku soo toosaan nabad galyo, oo walwal kama heesta hadii aadan iskuulka tagin 150kr aa lagaa goo sanaa alx. Isweedhan maadama eey sharcigaan goosatay waan ku faraxsanay alx. Teeda kale waan kaga mahad celinaa Isweedhan soodhaweenta eeynasiiyeen iyo lacagaha kaalmadaba. Hooyooyinka Soomaaliyeed iyo Aaba yaashaba waxaan kula talinaa ineey ka fikiraan wadankii iyo sidii eey wax ugu qawan lahaayeen, halka eey ka fikiraan lacagaha yar ee caruurta lasiiyo. DHUL AAN DHULKAAGII AHEEYN DAREEN KU JOOG WAAYAY. Haddii maanta wax yar oo qadar ah aad sabab u noqoto dhaqso ayaa wadankaaga laguugu naqaa, waxeena tusaale utahayahay wa inaad wadan leedahay oo halkaan eey tahay hoteel aad degantay eysan aheeyn gurigaaga saxda ah.Ilaaah aan ka cabsano una tooba keeno. Taariikhda marka lafiiriyo 200sano ka hor dadkaan maanta qaxootiga isku tuurtuuraayo qaarkoodna dilaayo waxeey ahaayeen ceeyr oo gaja ah,maanta na waad aragtaa oo waxeey leeyihiin ilo dhaqaale. Soomaaliya dhulkeeda macdan ayaa ka buuxo oo gaajo maha hantideeduna waa maguurtaan, ee dadyahoow hurdada ka kaca ee gacmaha is qabsada.Dareenkeeyga ayaan cabirayay waadna mahadsantahay aqriska aad aqrisay,lkn waxqabad lahaaw kartidaadana hayareeysan.ASC WR WP

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. dj says:

    Sharcigan cuaub ee laaoo rogay ee kumeel gaarka ah dad ka under 18 maku jiraan mise makhuseyso?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  29. Abdi says:

    Dadkii dhibatada kudhacday ee Wali Sweden ku sharci LA.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. Abdi ali says:

    Asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. Abdi ali says:

    Walalayalow waxaynu nahay dad islama yeynan inagu isu muqan somali waxa halka dhigay waa inay iyadu ishaysato ninka qora wabkan cidna maneb ca say ilatahy waa nin somaliya dawldna markay wax didayso gud ahan bay udidaa isagu dadkisu ufasiraya waxa kakhuseya marka isagu wadamada kale ma qoro luqadoda ee fahan waxa uqora waa somali dadbadan baa kafa idaystay wana runtii isbadal wayn bayimi hada somali tahy waayo awal dhig ba kaxigay hada hadi kumelgar lagusiyo oo adigaba aan laguhubin jogistada xujana laga dhegay masruf wadanka na aan ognahy inte inleg bay midaynta kasamynkarta alaha sakhiro jimacalena yaan lama gin waxba somali in waxlodido dani uguma jirto aan waxkala faaidaysano

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. Guuleed says:

    Dhamaan waan idin salaamay, salaan ka dib bahda ku taxan webka ee tabanaayo inuu jiro wax qalad ah ama aan fahmin mowduuca ama nuxurka warka meesha uu ka hadlaayo waxaa ku haboon in aay mar labaad ku celiyaan qoraaga warka oo aay weediiyaan sidee ayuu u saameynaa soomaalida go’aankaan soo baxay, mida kale aniga sida aan ka fahmay qoraalka waxa uu ka wadaa jimcaale maadaama dowladu dadka wadanka soo galaaya aay aqoonsi weydiineyso soomaalidana aaysan heysan wax aqoonsi in aay ku adkaan doonto soo galida wadanka dhan walbo bad iyo biri, shuruudaha ama dhibaatada dadka aay sheegan jireen oo la adkeenaaya iyo waxyaabo noocaas ah, halkii aad ka mucaaradi laheedeen qofka walaalkiina ah ma idinka waayey qof isku daya inuu wax wanaag ah faro inuu sameeyo xitaa dhaho walaal sida aad rubrik ga ama title ka ama cinwaanka kasoo dhigi laheed hadalkaan aan ku habooneeyn dhagaha umada soomaaliyeed hadalka kale oo positiv ah maad ku badashid sida Go’aanka dowlada aay gaartay weyn ku yeelanay qaxootiga wadanka soo galaayo wadanka walbo haka yimaadeene wax sidaas ah, hala joojiyo aflagaada xag diiniyan ma idin fiicna waa iga waano iyo talo hadii aan hadal aan habooneyn sheegayna waad i sixi kartaan adinkoo mahad san

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  33. Ordigan says:

    Asc aqyarey sharcii warkis wa dhamaday waxan leyahy somali haye yan lakal hababi xalda ma fiican ee hal mell isku raca xalda ma sahaln mata hadu jogta bilbani bari bilbani ruslya iyo turki haye qofka basiborka wen leh canad ha ado kan basipor ka yar leeh ha ado itali sidi libay lagu labto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. luckygirl says:

    Asc walaal jimcale somalida run majeclee been usoo qor lol

    teeda kle hadii jimcaale beentiis tahy 8sidor wbbsedyada wedhishka gala radio somaliska xataa kafiiriya

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  35. ganey says:

    walee jimcaale fara kulu baa lagu hayyaa.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. ayaan says:

    Warkan isagoo carabi ahbaan aqristay wax soomali la dhaho ku may qornayn somalina cidibay kamay hadlin hada wadanka qoxoonti badanba soo galay somalina kuma jirto ee walaalo dadka niyada haka jabin xitaa cinwaanka aad saartay kuma qorna warka markaa ilaahay ka cabso waxaago dhanbaa qalade

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. yaasmin yarey says:

    Jimcaale hadaad somalida necebtay maxaad wepkan u samaysay dee amba wax sax a noo soo qor ama niyadjabka naga jooji no more niyad jab adigu dadka somalida sharciga siisana matihid markaa walaal war dambe somalida haku soo halqabsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. Abdirizak says:

    Arintan dad badan ayee kanixisay kuwa joogo Sweden iyo kuwa kunool Africa waxaan ula jeedaa aniga qaasatan waxaa joogaa Uganda anigoo kusugaayo process mudo sanad kudhaw mana kala cadayn Arintan in ay saamayn kuyeelaneeso dadka sida sharciga ah process ku sugaayo Africa iyo in kale manta ayaa la iga soo wacay Sweden leeguna sheegay in gabi ahaanba lajoojin doono arimaha qaxootiga galaya Sweden balse ma aanan la ii kala cadayn kuwa lajoojin doono ma dadka ku gaara tahriib ama ku si sharci ah kusugaayo Africa ama Asia?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. sama tinle says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi commentiyada qaar waa iga qosliyeen soomaalida waa dad funny ah wlhi mid baa iska soo jaray illaahay cadaabtii ku gee. midne waxuuba taganyahay xaasid baa tahay kkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. caasho says:

    war wax jira sheeg jimcaale dhaga dheere

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0