Deg Deg: Wiil Soomaali ah oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Göteborg

Wararka naga soo gaaraya magaalada Göteborg qaasatan xaafada Angered ayaa sheegaya in wiil Soomaali ah oo da’diisu lagu sheegay 20-meeyo in uu ku geeriyooday shil gaari oo saaka aroortii ka dhacay meel dawaarad ah. Booliska ayaa sheegay in ay labo gaari isku dheceen oo wiilka uu soo gaaray dhaawac culus oo markii hospitaalka la geeyay uu halkaasi ku geeriyooday.

Booliska ayaan wali xaqiijin sida uu shilka u dhacay iyo cida gaariga kale wadatay ee shilka galay.

Wararka naga soo gaaraya dhinaca Soomaalida ayaa sheegaya in wiilkaan lagu magacaabo Yuusuf Xuseen oo dhawaan aroosay. Waxaan leenahay Allah u naxariisto familkiisa samir iyo iman allah ka siiyo.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. Cadnan cade says:

    Amiin walal inta dhimatey alle racmadi jano haka warabiyo inta nool na cafimad iyo iwado suban alle hanawada siyo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  2. luul says:

    asc
    innaalilaahi wa innaa illeyhi raajicuun kulu nazi daa i qitil mowd
    illaahey ha u naxariisto marxuumka jana tulfardowsa alle ha geeyo dadkii uu ka geeriyoodayne samir iyo iimaan haka siiyo aamiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. faay says:

    inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun illaahey ha unaxariisto samir iyo iimaana allaha kasiiyo ehelkiisa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. Abdifatah says:

    Innaa lillaahi wa innaa illeyhi raajicuun inta uuka geeriyooday sawir iyo mid iimaan alle hala siiyo gaar ahaan waalidkiis iyo walaalihiis

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Cabdinasir kuusow says:

    inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun samir iyo iimaan ilaah ha kasiiyo intii uu katagay waalid iyo walaalo iyo xaaskiisa iyo asxaabtiisa iyo qaraabadiisa aniga waxaan ahay qof ay ahaayeen yuusuf qaraabo misna saaxibkeyga uu ahaay ilaah ha u naxariisto ayaan leenahay janadii fordowsa ilaah ha geeyo aaamin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  6. Lilow says:

    Amiin amiin naxaristii jano

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. Lilow says:

    Amiin amiin naxaristii jano ilaah kawarabiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. mohamed says:

    asc inaa lilaahi wa inaa ilayh raajicuun

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. mohamed says:

    walaayayaal shilku siduu u dhacay maxaana sababay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0