Denmark oo adkaynaysa qaadashada baasaboorka

Dowlada Denmark ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay ku adkaynayso qaadashada dhalashada wadankaasi. Dowlada ayaa sheegtay in baasaboorka wadanka Denmark uu yahay mid qiimo badan sidaa darteed ay waajibtahay in la siiyo qofka mudan oo keliya. Dadka doonaya in ay qaataan baasaboorka ayaa lagu xiri doonaa shuruudo adag oo xaga dhaqaalaha iyo luuqada ah.

Waxaa waajib noqon-doonta qofka in uu shaqeeyay ugu yaraan 4 sano iyo 6 bilood ee ugu dambaysay. Waxaa sidoo kale dadka laga qaadi doonaa imtixaan 40 su’aalood ah oo la xiriira dhaqanka, siyaasada iyo taariikhda Denmark oo ugu yaraan ay waajibtahay in uu keeno qofka 32. Dadka dambiyada galay ayaa la kordhin doonaan waqtiga ay sugayaan.

Sharciyada cusub ayaa dhaqan gali doonaa 15 bishaan Oktober.

Denmark ayaa bilihii la soo dhaafay ku dhaqaaqday ficilo kala duwan oo ay ku adkaynayaan qaabilaada qaxootiga iyo in marka hore laga hortago in aysan wadanka soo galin. Lacagtii la siin jiray magangalyo doonka oo ahayd 1 627$ iyadoo hada laga dhigay 892$ oo keliya.

Denmark ayaa xitaa xayeysiin ku samaysatay wargeysyada ka soo baxa Lebanon kuwaasoo ay ku sheegayaan in dalkooda aysan imaan soo galootiga oo lacagtii la dhimay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. ikram says:

    Nej jeg kan ikke godle i Danmark

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. samiir says:

    Bro qof 15 Sverige ku imaaday sharciga jenefa lasiiyay kan ween meeqo oo ku helaa?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Abdinasir says:

      su’aashaadu jawaabteedu waa 8 sano. hana i weediinin sababta 😀

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. abdi says:

    samiir…. walaal sharciga jenefa iyo kn caadiga ahba.. marka basaborka weyn la qadanayo wax micno ah ama eey is dheer yihiin malahan… hadii 15 ku imaatey waa in aad sugtaa 8 sano,, ilmaha ku buuxiyey 13 swden waxey ku qdan karaan 5 shano. marka waa saas

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Um Alwalid says:

    Abdi aniga gabadheyda sveriga ayaan ku dhalay afar sano ayeey jirtaa laakiin aniga baasaboorka weyn ma heysti weli marka gabadheyda ma anigeey iila qaadaneysaa mise ka hor ayaa laga yaabaa ineey siiyaan hadaan u dalbado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Cali says:

    Umu alwaliid walaashay’ Caruurtu waa shan sano Gabadha aad dhashayna waxaa uga dhiman hal sano hadii afar sano ay jirto iskumana xidhna Passportkaaga iyo ka inanta yar’ sharcigaas Sweden hada way badalaysaa oo waxay sheegeen in ilmaha Saverign Ku dhashaa Passport Wayn oo dhalasha ah lasiin doono dhawaan ayay dhaqan galinayeen laakiin kuwa Hore Goaanka uga horeeyay waa shan Sano.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  6. abdisamad ali shire says:

    runtiii haddii shekada la bilaabo waxan filaya inaysan mar dambe la tegi doonin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. abdi says:

    Um Alwalid walaal ilmaha hadii uu ku dhashey sweden oo heesta sharciga daganashaha 3 sano ayuu ku dalban kara wuuna ku qadan kara walaal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. abdi says:

    Cali walaal halkaan aqri……..AnmĂ€lan om svenskt medborgarskap för barn med förĂ€lder som inte Ă€r svensk medborgare
    Ett barn som inte automatiskt blir svensk medborgare, kan bli svensk medborgare genom en anmÀlan.
    English (engelska)
    Skriv ut
    Lyssna
    Dela
    SÀrskilda regler gÀller barn som Àr nordiska medborgare och barn under 18 Är som Àr statslösa.

    AnmÀlan om svenskt medborgaskap för barn som Àr nordiska medborgare

    AnmÀlan om svenskt medborgarskap för barn som Àr statslösa

    För att barnet ska bli svensk medborgare genom anmÀlan krÀvs det att barnet

    har permanent uppehÄllstillstÄnd, uppehÄllsrÀtt eller uppehÄllskort i Sverige.
    har bott i Sverige och haft uppehÄllstillstÄnd för bosÀttning sedan tre Är tillbaka eller tvÄ Är om barnet Àr statslös
    inte har fyllt 18 Ă„r.
    Samtliga villkor mÄste vara uppfyllda nÀr anmÀlan lÀmnas in.

    AnmÀlan ska göras av barnets vÄrdnadshavare.

    Samtycke krÀvs

    Om barnet har flera vÄrdnadshavare ska Àven den andra vÄrdnadshavaren skriva under anmÀlan.

    Om barnet har fyllt 12 Är mÄste det skriva under pÄ att det vill bli svensk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0