Gabar Soomaali ah oo Tanzania loo musaafurinayo

Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Aisha Sharif oo Sweden soo gashay 4 sano ka hor ayaa qatar ugu jirta in loo musaafuriyo dalka Tanzania ka dib markii Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ay go’aamiyeen in ay wadankaasi ka soo jeedo.

Gabadhaan oo sheegtay in ay ka dhalatay qowmiyada Baajuunta ayaa sheegtay in ay ku hadasho Af-baajuuni kaasoo aysan fahmin turjumaanada iyo baarayaasha luuqada ee ka shaqeeya Laanta Socdaalka. Si kastaba ha ahaatee, waxay go’aamiyeen in gabadhaan luuqadeeda looga hadlo Tanzania isla markaana halkaasi loo celin doono.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa isbuucaan cambaareeyay arintaan iyagoo ugu baaqay Laanta Socdaalka in ay dib uga fiirsato arinta gabadhaan. Laanta Socdaalka ayaa qiratay in shaqaalaha baaritaanka ku sameeyay luuqada gabadhaan aysan aqoon luuqadeeda balse wali ay aaminsanyihiin in ay Tanzania u dhalatay.

Qareenka u doodaya gabadhaan ayaa xiriir la sameeyay khabiir ku taqasusay luuqad Baajuunta oo ku nool wadanka Kanada kaasoo cadeeyay in gabadhaan ay ka soo jeedo Koonfurta Somalia. Kiiska gabadhaan ayaa hada racfaan loo xareeyay iyadoo la sugayo go’aanka Laanta Socdaalka.

“Runtii waa Arin cabsi leh. Laanta Socdaalku waxay qatar ugu jirtaa in ay gabadhaan u celiso wadan qaldan. Tani waxay muujinaysaa in loo baahanyahay in kor loo qaado aqoonta shaqaalaha. Waa in kor loo qaadaa tayada” ayay tiri Maria Ferm oo baarlamaanka Sweden u fadhida xisbiga Miljöpartiet.

Ma ahan markii ugu horeysay ee Laanta Socdaalka ay Tanzania u musaafuriso qof sheeganaya in uu Somalia ka soo jeedo. Sanadkii hore ayay ahayd markii wiil lagu magacaabo Farxaan oo sheegay in uu isaguna ka soo jeedo Jaziiradaha Baajuunta laga ceshaday sharcigii ka dibna loo celiyay Tanzania.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

66 Responses

  1. maarrey says:

    qurux badanaa, aniga ayaa tanzaniya sii tagaya si aan ugu sugo air port , durbadiiba waxaan u kaxaynaa cariga maraykanka. swedish baqti ah kasoo tag huuno

    Fikrad lala dhacay Thumb up 21 Thumb down 7

  2. cali says:

    hadii ay soomali tahay oo ay soomaliya ka timid waxaa waajib ahayd in ay afsoomaali ku hadasho

    adeer soomaliya ayaan ka imid afsoomalina ma aqaan ayada ayey u taalaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 18 Thumb down 7

  3. Bakar says:

    ASC wr horta Swedishka xoolo si kadaran ayay u dhaqmaan mararka qaar aqoontaa ku yar saan qabo iyo hubsasho la’aanta haysa iyo walibo ayagoon aqoon dheeraad u leheed dadka aduunka ku nool ayaa waxay rabaan inay qaabilaan qofwalbo, ayagoon aqoon u leheen dadkii, wax soo barta dheh aqoonta ma dhamaanto ee raadiya ama iska aamusa.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 5

  4. abdi says:

    Asc, runti Aniga dhinaca kismaayo waligey ma tagin qoryooley ma dhaafin, laakiin ma dhici karta in qof somali ah xitaa oo aqoon wayo luuqada somalia xitaa hadii u baajuun yahey, tan kale meesha eey baajuunta dagto af somali dhan loogama hadlo miyaa, Aniga waxaan dhihi laha halaga fiirsado sababto ah waxaa jira dad badan o magaca somalida wax ku qateen , kadibna sumcad xumo aan somalida lagu aqoon la imaadeen, somalia waa la yaqana waxaa jira dad ku aflo afka raxanweyna hadana somali waa yaqanan, marka qoftan hala baaro wax xun mahan

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 7 Thumb down 3

    • tolwaaq says:

      War hala celiyo wasaqda diinteeda naag gadatay oo xijaabka dhigtay waaye dhaqankeediina ka tagtay marka maxaan uga naxeynaa waraada naag ilaaheyda ku caasisay oo dhaqankeedii iyo diinteedii sidee fareesay diiday maxee noo sheegee war tanzanian haka ilmo dhalo yeesan sheegan somali shit fooqal shit mida kale @abdi markaa dhaheesid dad ku hadla af raxanweyn misna somali ku hadlaan war heedhe nin aqoon leh baad iska dhigeysaa orodoo seexo xabad kalama ogidee somali luuqadeeda waa maay maay maxaa tirigaan aan hada ku hadleeno waa maay iyo carabi iyo persian leesku daray luuqada dalka saxda waa maay amaba af raxanweyn saa u taqaanid ileyn aqoon malihidee fiiro gaar ah i am not raxanweyn i am J J lkn waan aaminsanahay qadiyada soomaalida waayo luuqada soomaaliga waa maay diid ama doon is up tpo u sxb

      Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  5. nuur says:

    asc all musliminta somaliyeed aniga fikradeda waxaan qabaa in la celiyo maxa yelay somalida waxe calamad u leyihin dhaqan iyo diin ahaan gabadha somaliyeed inee asturnado tan neh somali maba ahan ee hala celiyo wixii astur nenin somali mahan

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 8 Thumb down 4

  6. danjire says:

    Asc bulshada iyo bar baarta somaliyeed, dhacda kasta waxeey salka ku heysaaa daddkeeda, somali waxeey ku hadashaa af maay maay iyo afsomali bajuuntana waa dadd degan kuleh somali kana tirsan weligoodna ka tirsanan jiray

    waxaa jira oo aan qirayaa dadd badan oo aan ku hadli karin ama garan karin afsomaliga hadana ku dhashay somali oo waliba degaano iyo gobola caan ah ku leh somali

    sida raxaweyn oo kale waxeey dagaan bay iyo bakool iyo beydhabo janaaye iyo meela kale oo badan,,

    laba meelood meel kamid ah raxaweynta kuma hadasho af somaliga, baajuuntana waa sidaa oo kale bar kamid ah bajuunta ayaaaaan ku hadlin somaliga

    taasi waxaa u sabab ah, somalida isma dhax gasho markii aay jogan gudaha somali intaa waxaa sii dheer weey islidaan waliba qaar baa qaarka kale ku shego boon ama midgo, sidaa daradeed qofkii ku hadlo maay maayga ama luqada baajunka ah inuu somalida dhaxgalo ama uu barto afsomaliga weey ku adagtahay,

    anigu waxaan qabaa gabadhani hala taageero, wiilka yiri gabadhani ma asturno ee hala celiyo walaale diin ahaan hadii leysla tiigsado dhamaan muslimiinta ineey usoo hajiraan dhul gaalo diinta ma ina farin, adiga laf ahaanta qumanahaga ayaa qorta kuugu jiro, waad isla saxantahay
    naftada diinta ku xakun, is nadiifi kadib qofka diintiisa wax ka sheeg, sidaa ayaan ku dhihi lahaa,,

    somalay ganadhani hala tageero hana loo duceeyo,

    Fikrad lala dhacay Thumb up 16 Thumb down 1

  7. mohamed says:

    Asc all aniga waxaa leeyahay meeshii qayr ugu jiro ilaah haku hagaajiyo

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 1

  8. Hodan says:

    Illaahay ha u gargaaro lakin waa Markii iigu horaysay een maqlo luuqadaasi gabadhu sheegatay 🙂

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  9. Wardable says:

    somali ma la garan waayo.
    gabadhani wa somali ee maxaad sheegi
    imisa af afkale ku maray baritaan oo ku heley sharci
    nolosha isku ogolaada
    ma idinka arsaaqda haya.
    Wardable

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 0

  10. SHAF-LIBAAX says:

    Sxbayaal haku daalina waxadan aqoon u laheyn .
    EE marka hore barta magaca bajuuni .
    baajuun waa soomali degta magaalada kismaayo aga gaarkeeda waxeyna ku hadlaan afbaajuun.
    waana kaluumeysato aan dhaqan xoolaha kale oo ka shaqeysta badaha gaar ahaan jasiiradaha ayeydegaan.
    Julaajava, Kudhaa iyo kuwa ku dhirirsan ilaa xaduuda kenya.
    waana badmareen ku xeeldheer badaha.
    Waana macquul ineysan aqoon af soomaliga.
    waayoo inta badan ma dhaxgalan soomalida sababtoo ah waxey degen yihiin Jasiirado yar yar oo noloshoodutaalaa.
    soomaliduna ma tagaan jasiiradaha waayo waa xoolo dhaqato ayagana waa kaluumeysato.
    waxayna ku hadlaan AFsawaxili.
    marka adiga oo soomalia ma taqaanid af sawaxiliga.
    ayaguna waa kula mid oo mayaqaanaan af somaliga.
    Waqtigaan xaadirka ah gabadhaan waa macquul iney u qaxeen kenya tanzaniya.
    mudo labatan iyo kow sano ahna ineysan arkin afsomali aytahay sujuu sow macquul maahan.
    Okej. Aniga waan aminsanahay ineytahay somaali.
    EE yaan qalad loo fahmin labada eray oo kala ah U dhashay iyo Ku dhashay.
    Yaanan la ijaafeyn gabadha waa walaashiin.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  11. shakuur says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 7

  12. UMU FATIMA says:

    wax macquula ayaa lagu hadlaa maxa yeelay qof somaliya hadan somali ku hadalin waligay ma maqlin xataa wa arkay dad aan waligood aan somalia arkin oo waa wayn somalina ku hadla marka naag tani somali haday tahay somali maxay ugu hadli waydey naa so dhe sheegato ayad tahaye ilahayba xaal oge

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 4

    • Najma says:

      Asc:walaal ha iska hadlina. Gabadhu in ay soomaali tahay waad ujeedaan. Hadii aydaan Qibrad ulahayn shagana laiskagama hadlo. “Baajuunu, Bokomma ” waa qabaa ilo dagan Jaziiradaha soomaali AFsoomaalina kuma hadlaan. Anagaa naqaan oo waxaad arkaysaa dad “Siccid Barqash kasoojeeda oo soomaliya dagan aan asoo maali kuhadlin.Teeda kale waxay dagaa Jaziiradaha “Kismayo” iyo Mombasa udhexeeyo. Gabadhaana waa ilmo yar oo intuu soomaliya dagaalka kahjiray Jaziradahu doonyo ayay ku adeegtaan oo dhalinyaro kama timaado. Soomali Faradheer aa dhibtay oo dhac, dil iyo kufsi kacarar ayay meesha uguxiran yhniin. Mar hadii aydaa dalka wax ka aqoon layskama hadlo. Gabadhu waa “Baajuun” Baajuuna afsomaali kuma hadasho Afswaxili af udhow oona kagadisan ayay kuhadlaan. oo xeebha jaziiar ilaa Malindi. Lamu ay daganm yihiin.Waana “soomaali” haday idiinkaga macdahay!…………..

      Fikrad lala dhacay Thumb up 14 Thumb down 0

  13. Mohsen Afgooye says:

    marka hore sharaf libaax afkada caano halugu qabto hadalkada waan ku racsanahay . dadka dhahay gawadhan somali ma aha waxa lagu soo koryey xabat iyo basooko maxay somali kayaqnin
    buurarka iyo dhagaxanta ayey ku soo koreen xagee ka imaanay naxriista, bajuniga way jirtaa wane degan yihiin ee somalida ayagu madhax galaan way kabaqaanyan somalidii aya kacab sato bajuuniga sida daraadeed kuqasabtay inay luqadooda ku hadlaan meesha ay dagan yihiin ayagu ayaa wax isbaro doladii hore uma furin skool ayagana macodsanin waa jasiirad oo yar waa kaluu meesato gawadhana way kamuuqataa inay tahay somali dhiig somali cid kuma darsamo ninka yiri gawadhan way qawatahay somali ma aha adiga ceerta ad cunaysit ma xalaal miyay kuu tahay, diinta haku soo gabanin sxb katag taas marko maxaa lagu hadlaa baraawe maxaa lagu hadlaa ayaguna waa jasiirad lakin somali baa degen way kuqasyihiin inay ku hadlaan afsomaliga barawe iyo marka lakin bajuniga somali mala degan ayaguna mala degan anaga weydii sxbyaal dhulkas aniga soo maray dadkiina aan soo daafin mogdisho iyo aga gaarkeeda gawadha kaqaleeya waa ceeb u deceeya inu ilaah ufudo ddeyo amiin
    somali waxa jirto kudhashteen carabta afsomali garanen maxaad leedahay somali ma aha axempel adiga caruurtada waxay ku dhashteen swedan afkii somali kuma hadlo yaqaan sida adiga uhadlaayo umahadlo marka ma ajnabi baa misa somali tusaalahaa kaqado

    gawadha haloo soo banaan baxo hada somali tihiin sidaa ayaan u arkaa ´xittaa haday kuso kortay ama kusoo barbartay tanzaniya waa somali midibka iyo dhiiga mqaldo dadka sii fiican u eega sawirka iyo fiidyowga laga duubay inanta

    Fikrad lala dhacay Thumb up 14 Thumb down 0

  14. Mohsen Afgooye says:

    raali ahada hadaa nii kafay xanag baa iga keenay wa inaan hal gacan noqonaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  15. somali man says:

    horte waxaan filaayaa in si fiican loo aqriyo maqaalketga..magaca somaliyed dad badan oo aan udhalanin ayaa sheegta arintaas waa arin qatar ku ah sumcada iyo magaca somaliyeed oo dhan sababtoo ah qofka sheegto magaca somaliyed oo loo ogolaado sharci oo lugu siiyo magac somali ok hadii uu qofkaa fiicnaado waa noo sharaf anagoo dhan hadaan nahay somali ok hadii uu noqodo qof xune oo dhibaato iyo mukhaalafo kagalo wadanka uu joogo magaca somaliyed ayaa dhibkaas geestay ok marke waxaan aqaanaa wiil yemeni ah oo aan afka somalige aqoon ayaa 7 sano kahor kaqaatay sharci wadanka uk hadese waa citizen ingriis ah walaahi afka somalige kilmad kama yaqaano ee wuxuu sheegtay in aabihiis uu soomali yahay oo hooyadiisna ey yemen tahay oo aykalatageen marhore hooyadiisna ay soo korsatay anige ayaa aqaan aabihiis iyo walaalihiis oo dhan somali wax ugalo malaha ee turjumaankii somaliga ahaa ayay isfahmeyn magaranaayo wixii ey isku fahmeen lakin afka carabige ayuu yaqaanay turjumaanka waana sheekesten asage ayaa umarqaati furay inuu somali yahay marke ninkaas hade lama tusi somalide aad ayuu unecebyahay …marke turjumaanka waa inuu sheegaa runta uu ilaahay kacabsadaa ..

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  16. abdi says:

    qoftaan in la dhaho somaliya ma ahan waa runtood dhaqanka somaliya mawadato mana ka moqato xijabka ee qoftaan ayada is qaladay wayo waxay is laheeyd hadii aad is qawiso sharci waad heli dontaa ee ilaah haday ka cabsato wax kata way helidontaa ee ilaah hasoo hanuuniya mar ka hore

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  17. Somali says:

    AQOON LA’AAN WAA IFTIINLA AAN!!!!!!!!!!somalidu waxay ku hada shaa 4 luuqadood oo kala duwan, ninkaan aqooon aqoonla aan ayaa haysa, sababtoo ah waxaa laga yaabaa in aad afafka kale taqanan 4 luuqadood ee dadka somaliyeed ku hadlaana aad ka taqanaan mid ama labo, waanasiib daro,

    waxaan bogaadinayaa hadalka ka soo yeeray DANJIRE IYO SHAF LIBAAX, waad ku mahadsan tihiin aragtidiina

    waxaan leeyahay somalida meelkasta ayjoogtaba war gabadhan tageera waa somaliye somali nimadu afmaaha ee waa qoomiyad ku hadasha 4 luuqadood iyo 12 lah jadood

    Gabadhan somaliyad in ay tahay suuradeeda ayay ka muuqataa ceebna in ay afka looyaqaano afsomali garan waydo sababtoo ah waxaan ogahay hadaan caawa idin su’aalo afka somaligu waa afare ii kala sheega in aad sheegi kartaan oo kaliya afsomali iyo afraxan wayn oo aydaan labada kala garanayn badidiin sidaas oo kale waa gabar dayar haday garan wayday afsomali maaha wax kaligeed u gooni ah ee waxaa iga dardaarana somalay meelkasta oo aadd joogtaanba isku duubnaada oo far ahaada wabilahi tawfiiq

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  18. Gabadh Sool says:

    anoo afka raxan waynta la yaban oo Sweden ku maqlay ayaan mantana maqlay bajuun walee somali wa badan tahay alla koonfur maxay balayo haysaa waa waxy la dagi la dahaye any way ilahay hasoo hadeyo waa qawantee meel ukhayrana ha geeyo

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 8

    • Najma says:

      Ams: Waan ka xumahay walaal adoo gabar soomaliyeed ah in aad dad, Culumo sheeg ,shariif, in xunba leh aad wax kasheegto meel Soomaaliyoo dhan u dhantahay. “Magaca Gobolka ” aad wadatana waankaxumahay. oo waa gobol sharafbadan. Teedakale, Hadaad adiga meel kuxirnayd ama aad halbeel meel aydagto kusoo barbaartay”Sorry” Koonfur waa “international”
      Waxay ahayd in aad taaariiqaha soomaaliya iyo Juquraafiga wax kasoo baratid intaadan Sweden imaanin. Sababtoo aha.Waan layaabanaa. “Raxanweny” Waxa iigudarsamay “Baajuun” Waxay kutusaysaa in aad Somaliya waxba ka aqoon. Ee ilmo ayaad tahaye Eedo.Aflaagadadu waa ceeb. “Dumarna dadkuu udaxeeyaa” ee sida isu dhaan. ilaahayna kacabso.

      U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

    • mr bay 6 region says:

      asc dhamaantiinaba hadan ku darsado fikirkeyga waxaan leeyhay marka hore ilaahey ka saaro shaci la laanta haysato gabadha waa soomali e waayo waad u jeedin in ay leedahay dhiig soomali teeda kale waxaa la hadlaa gabadha wadato sool hadad joogto isweden inaaga joogee aniga ku baraayo ee raxween hadad ku maqashey isweden ee sheek meesha aad ka joogto asc

      U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

    • Caisha says:

      Bismillah
      AssalamuCaleykum wr wbr, detta är till ”gabar Sool” först och främst så vill jag säga till dig att du är en skam för mitt land (Somaliya) wxaat tahay ruux jaahil ah o waxan Allah ka barya inu ku siyaadsho cilmi iyo akhlaaq… Ameen

      mida kale aniga wxaan ahay gabar Barawaani ah, waxan ku hadla luqada o Barawaaniga… marka waxa laga yaba ineey tahay gabar somaali ah oo san aqoon luqada af somaliga (Allahu aclam) aniga ayeeyadeyda iyo familkeyga badankooda mayiqanaan af somaliga.

      Xijaabka wa wajiib o Allah (swt) aya ku tilmaamey surah [al-Noor 24:31] ee dhaqan soomali maahan xijaabka. Meeqa ka badan gabadhaan oo xijaabka iska tuuray ama si qaldan u xirta. Xijaabka maro kaliya mahaan ee wa wax kasto, hadalka, xishoodka etc… Allah ha so hanuunsho gabdhaheena iyo wiilasheena o diinta iyo Allah ka fogaadey

      Somaliyey cunsurnimada iyo qabiilnimada gormaad joojineysaan o Allah ka cabsaneysan iyo maalin qiyaamo?

      Cafis!

      U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

    • yariisoow says:

      maraxeey sool afarxabo oo istaqano ayaa dagan lknse koonfurta somalia waa sida sweden ta aad sheegeyso soomaali nooc kasta ayaa laga helaa waxaana lagaga hadlaa waxk badan 16 lahjadood oo somali ah baajuun waa dad somali ah oo sharaf leh mana kaaga baahna qof sidaada cml maangaab u ah inuu barto baajuun iyo rahanween iyo dhamaan soomaalida konfur dagtaba waaa dad sharaf leh marka afkaaga suubso byeee

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  19. layla says:

    walaalayaal gabadhan illaahey haugargaaro waayo dhibka waxaa dareemi kara qofkaan illaa hada sharci heesan oo mudana wadankaan joogey midda kale gabadhaan dhiig soomali bey leedahay waana soomaali dhalad ah. midda kale dadka dhahaayo dhaqan soomali malahan maxay isku indha tiraayaan soomali waate makuwa dhinaca timaha kaxiirtey misse kuwa surwaalka lugaha go,an xirtey misse kuwa sikastaba isku qaawiyey maahan inaan xaqiiqda kaleexano soomali dhaqankeedi wey nacdey waxad arkeysaa kuwo hadeer soomaaliya kaimaadey maba joogto bilo oo haddana surwaal ku taagan marka walaalayaal illaah hauugasoo qaado maalinkaan sharciga anagu heesan waan ogeen dhibkiisa qofkastana wuu soo marey ee maahan maalunkaan helnay een dhibkii ilawney in aan unixi weyno midka wali helin ee dhibanaha ah illaah hakaaga soo qaado abaayo soomaali baatahay codkeygana kugu taageeraayaa

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  20. deqa says:

    gabartan dhiig somaliyed aa kamuqda ama hoyadedba ah ama ayadaba somali ah marka somalidu runtii hal af ayan lenahay ay dhahan maa saas aniga kismayo ka imaday aniga waxan arkay qof somaliyed oo an garan wayay wuxuu shegayo aniaga markan hadlo waaba ifahma soo yaab mahan wana somaliya dhexdeda mahan melkale marka runtii waa macqul somali inay tahay waana macqul inaysan ahayn wayo dadbadan oo somaliyan nahay kujoga anan ahayn aan arkay ilahaay somali ha badbadsho

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  21. Cabdirisaaq says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 7

  22. Exabdi says:

    waxaa u bahaal ah ama u maleena gabarta waa somali lkn waa sujuuhii, boqolaaal baa joogoto ,somali-swahiile waana sharaaxii(pass) baa leh,boqolaal ayaa joogo oo aan kararnaaaynen hadana waa somali,tan kale waa in aad barada af somali waa miihim mustaqabalka

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  23. SHAF-LIBAAX says:

    Fiiriya balfiiriya.
    Firiya taas fiiriya.gabar SOOL HALA FIIRSHO.
    BALSIDEY U HADLEYSO.
    Soomalimiyaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    hadey saakay awoodo ee warkeeda layeeli dhamaanteen bilxaqiiqo weynaceyri lahayd.
    Somalia waxay ku hadashaa luqado badan.
    Tusaalo ahaan.= may iyo maxaa tiri, Gabar sool waxeytiri waxaan ku maqlay Swedan Rahan Weýn.
    Marumeysan kareynaa hadalkeeda
    ……….Jawaabtu waa maya………………….
    Wáxaa jiro luqad la yiraahdo baraawe waa sawaxli gedisgedis loo aqriyay.
    luqada reermarkoodka.
    luqada bantuuga .
    Iyo kuwa kale oo badan Lakiin waqtigaan maaha ineynu isku colaadino ama waqtiga isaga qaadno hebel waa kuma,
    SWEDHAN MALAHA TALKE GARANAYA AF SOMAALI .
    XATAA WAXAAN ARKAY KUWA ANIGIIBA AANAN FAHMEYN HADALKOODA.
    SOMALI WAA QAWMIYAD BALAARAN CARAB IYO CAJABNA WEYLEEYIHIIN.
    raali iga ahaada hadan ku fogaaday gabadha…………………….

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  24. xaliimo says:

    kk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. xaliimo says:

    dadka sool ka yimaado saas beey u badan yihiin dhammantod qabaa ilada yar yar oo dhan saasee u yasaan laakin waxa ala yaabay badan kood wa aisku fakir

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  26. caasho says:

    ILAAHEY WAXAA UGA BARYEENA AMEESHII QEYR KU JIRO INOO WAA FAJIYO AAMIIN

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  27. suhayb says:

    waa hala caliyo naagtaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  28. keeroow says:

    naagta raxa weyn wax ka sheegeeysa ilmo wecelo aan ka dhali lahaa wlh hadaan ku heli lahaa baay ama bakool tan kale dadka qaar waaba xawaan oo xawaanka wax ma dhaamaan any way mar dhaw somali waan idinka go’eenaa ku farxa ama ka naxa oo marka hore 4 ta gobal ee iga maqan aan soo dhacsanaa waana jubooyinka gedo iyo shabeelada hoose baay iyo bakool waanba heystaa insha allah 6 daas gobal markaan helana itoobiyaanba dhulkeena ku darsaneeynaa ileyn united nation ka ma ogola dawlad cusub oo islaam ah any way ku bishaareesta soomaaliyee in cunugeeyga aan ku tarbiyadeen doono in uu isaga somali yahay dir iyo daarood na ee yihiin midgaan nagu hoos nool ASC

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

    • Najma says:

      Asc: Ku “KEEROOW” waryaa wax malagaasheegin. Raxaweyna dadka kama xigtid. gabadhu way qaldantay. Waana loo jawaabay, laakiin´”Midgaan ” baatahay. waayo Gabar lamaad caytanteen adoo ninragah! wax akhlaaq kumadaana kumaad hadasheen!! “Toloow maisbaaraa kuu taalay mise naagahaad kufsanjirtay???
      “Dir iyo Daarood” in aad caysona waa kuu ceeb. waayo waa aas aas kii Soomaaliy! Qabiil qabiil kafiicana majiro.
      Waxaad qabto ayaan >Meediyaha aad kasheegta. laakiin ogw hal maah maah ayaa jirtee…… “””DAWACII BADDA KU KAADIDA AYADAA MACEED WARIDAY”””” dadkaad wax kasheegeyso saas ayuu hadalkaaga aktooda kayahay!!!!!!!!!!!

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  29. naser jabuuti says:

    gabadha sool !!!waa runteded Waaleh maxay baalayo haysa
    koonfuri !!! af baajunina maxay ahayd ??? yaab yaabki
    midakale waxn oran laha gabadha yar illahy meel khyr qabta ha ku mariyo wallal insha allah …..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  30. cabdi casiis says:

    sawirkan haduu yahay gabdha laga hadlaa hala cesho waayo ayadoo hada cusub ayeeyba qaa wan tahee maxaad u maleeyn hadeey siii joogta waqti dheer mida kale koonfur soomaali oo dhan ayaa sheegata si eey sharci uga qaataan waana caadi hadba meeshii wax lagu helaa waa la sheegtaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  31. sucaad naasir says:

    asc walaal waa gabar soo maliyeed ee u duceeye gabdhaha dhibka kuma fiicnee gabar soolna hala yaabina waxna ma qorto waxna ma aqrisee swedan ayaa ilaahey ugu gar gaaraye

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  32. haabiil says:

    fikirkayga saliimkaah hadaan ku darsado fikiradihiinana aan eegay gabadhana aan arkay afku waa muhiim oo soomali oo dhan baa ku hadasha laakiin meesha ay ka timi loogama hadlo xaqiiqdii laakiin waxaa xaqiiq ah gabadhu in ay dhiig soomaliyeed leedahay isma qarinayso gabadhan waa wadani dhiigaaa i dhaqaaqay markaan arkay taasaa ii cadaynaysa inay dadkaygii tahay ooo soomaali tahay waxaan leeyahay ilaahay ha u gargaaro.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  33. xaaji says:

    asc dhamaan tan kale dadka qaarki oo aan arkaayo comments kooda hadii la dhihi laha sharci bixiya mise ayaga looga dhigo wakiil waxaan u maleeyn laha in somalibadan beerta ay gelin lahayeen aqlga goroyo ha idinka cunto inta fakarka xun gabadhan shaki maa ugu jiro in ay soomaali tahay wejigeeda iyo dhiigeeda in dhiig soomaali uu yahay somali lahjado badan aya loogu hadlaa magalada marka lahjjad ay qaas u leedahay ay qabta qoryooley dhowr qabiil ayaa dego lahjada gooni kala leh bay iyo bakool lahjad gooni uu leeyahay baraawe sidoo kale kismaayo bajuun sidoo kale heesaha aroos ama xaflad kasta ama meel kasta lagu dance gareeyo laga shido ee kooxda sheego band qadaan cid fasiri karta ama fahmaayo ma idinku jiraa waana ku dheeshaan bash dhe bakaylo hirig bes aa ka fahmeeysiin marka bajuun waa soomali jubada hoose kismaayo ayay degaan waxaa laga yaaba dad meeshan ku soo qoraayo xijaab ma wadato leh gabadha somali oo dhan xijaab may wada wataan kan sidaas leh waxaa laga yaaba in kaadida iy o xaarka aan iska dhaqin aan tukanin an soomin xijaabkeeda ilaah ayaa kula xisaabtamaya taas idinma quseeyso somali ma tahay iyo ma aha ma jiraa nin markuu is dhiibayey runta sheegay interveo waxan u maleynaya in uu yer yahay qof dhiban oo wadan aysan u dhalan lagu celinayo in lagu jees jeeso diintena ma baneynin dhaqan somalina ma aha lakiin nin bililaqo lagu soo dhoofiyey ma naxaayo ilaah waxan ka baaryaya sida qayrka ku jiro in ilaahay waa fajiyo gabadhan soomaaliyeed cinwaanka waxaa ku qoran gabar soomaaliyed idinka ma u diidi karo soomalinimada war ilaahina ka baqa daaya jees jeeska adigaba dhul soomaali ma joogtide asc wr wb.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  34. dagan says:

    ASC tolwaaq wankusalamya Raxaweyn waa Somali wana runta afka somalida waa maay iyo maxatiri Aniga Raxaweyn an ahay lkin cidna maxatiri igama badiso likin qof Somali kajimi hadana afsomali garaneynin waa been sxb qoftan Somali ma ahee waxaytahay hashegato hadikale magaca Somalia dadba leh laguma qaraban Karooooooo no

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  35. dagan says:

    ASC walayal wa iga dignin qofna Raxaweyn waxkama sheegi karta gabadhas halagahadlo aya layiri mooye Raxaweyn wax halaga sheeo lama dhihin ee afkina edeblalahada warki iyo qabilki Somalia aya meeshana latimideen noway la idinkama yelayo måste ma ahan in af maxatiriga keliya lagu hadlo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  36. Mohsen Afgooye says:

    iyaa ariirtani soo koobtay warshii idambey marka meeligu ina koob ayfalant kaaskii goradee kana walgarodee ani walaa oradee warkan meelu halagareebooy

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  37. Mohsen Afgooye says:

    ariirtan in doeeya haan ka kooyeen lama dhagaxoot warsho meel oo dhiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  38. Mustafa says:

    Haa weey dhici kartaa iyada oo soomali ah in afsoomali aay ku hadli weeydo baajuunta inta badan xeebaha iyo jasiirada u dhexeeya kenya iyo soomaaliya ayay degan yihiin waxaa dhici karta ineeysan waligeedba arag qof soomali ku hadlaya!!!!!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  39. Mustafa says:

    waxaa jira af Baraawe, waxaa jiraa af Baajuun, waxaaa jira MAAYMAAY, waxaa jira Maxaatiri ,tuni jiido ajuuraan oo lahjado badan lahaa marka soomaali yaaan loo maleeyn kaliya kuwa dhagxa wata oo dalka burburiyay qabyaalad iyo qabiil soomaali waa balaarantahay wali waxaa jiraan qabaa ilo badan oo ku dhax milmay africa oo waa hore katalin jiray somalia boqorana ka ahaa waad mahadsantihiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  40. Mustafa says:

    waxaan idinka ilooway GARE oo lahjadgaar ah ku hadla soomaliyana weeydegaan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  41. adna says:

    asc wr wb horta ad baan uga xumahay in gabar la celiyo waliba sheganeyso somali sverige maha dad aqon daro heyso mane aha dad bini adam nimada ku xun waa dad wanagsan inta an ka arkay wixi sharcigoda dhigayane wey ku dhaqmayan madama ey ahen dad islam ah sideno kale oo kitaab alaah so dajiyaya heesto waa buq ey qorteen kadib ey ku heshiyen iney isku xukumaan gabadhaan amo bajun ha noqoto amo gare ha noqoto qofka somaliga meshu dono haku dhashe waa qasab inuu ku hadlaa afkka somaliga waxan aragnay dad an waligod somaliya amo africa tagin kuna hadla qorana afka mayga amo af raxan weynta maha luqad kale waa afsomali qofka raxan weynta ahne wuu fahma wuna ku hadla somali waa qaba ilada ugu wawen garaha sido kale jidada sido gale somali cido dono hanoqdo meshu dono haku dhasho wuyaqan dhaqankena gabadhane waxan leyahay abayo alaha kow ku hadeyo wixi qayr kada ahne ku wajajiyo asc

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  42. somali man says:

    keerow keerow matihid ee sharow aatahay waxa aad kuhadlaysid waa ceeb gabadha macaaynin raxanweyn ee waxay tiri sweden aan kumaqlay..marke waxaa lagayaabaa iney kunooleed meel uu san joogin qof raxanweyn ah taasna waa wax dhici karo laaakiin jimcaalane markasto wuxuu kusoo qoraa caayda aflagaadada iyo qabyaalada waa kamamnuuc ee waa layaabanahay waxa aad kuhadashay oo caay ah waxaan umalaynaa in caayda aad iskuul ugu soo baxday ama jaamacad ee waxaan ogeyn meeshe aykutaalo jaamcadaas ee xishoo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  43. Hanni says:

    ASC anigaa kismaayo ku dhashay luqada baajuuntana waa luqad jirto oo sax ah waxaana ku hadlo dadka baajuunta ah.laakiin qof kismaayo ku dhashay oo baajuun ah hadana afsoomaali aqoonin ma dhici karto. waxaa kaloo cadeyn ah magaca shariif ay wadato waxaa jiro familo badan oo asharaaf ah afsoomaalina waa yaqaanaan asharaafta marka sheekada isma gasho. ee gabadha waa reer tanzaania sida aan qabo haday magaca ay wadato shariifka uu sax yahay waa jiraan dad badan asharaaf ah oo ku nool east-africa. tan labaad gabar ksimaayo ku dhalatay waxaan qabaa in aysan madaxa qaawiseen oo ay dabooli laheyd . laakiin dadka soomaalida ah ee ku dhashay east africa waa u caadi sabatoo ah waxay ku soo dhex koreen dad aysan isku diin ahayn. intaas waa fikirkayga hadaan qaldamayna waxay ka ahaatay naftayda iyo sheydaan hadaan saxanahayna waxay ka ahaatay xag ilaahay wabilaahi tawfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

    • yariisoow says:

      hanni sax waaye baajuunta kismaayo afsoomaaliga way yaqaanaan lknse ka waran kuwa dagan Koyama, Juma, Jawaay iyo Madhawa ee ku yaalla gudaha badwaynta hindiya meeshaas lagama helo somali iyaga bas ayaa daga afsoomaali wax ku hadlana ma jiraan aniga ayaana tagay mida kale sharif jamal aisha jamila abudi iyo magacyada noocaas ah iyaga ayaa caan ku ah oo la baxa marka caadi iska dhiga gabadha haloo duceeyo idinkaba ma jeclaateen in la ini dhaho somali ma tihiin ee

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  44. yariisoow says:

    aniga waxan ahay ree kismayo waxaan ku safray badda u dhaxaysa kismayo iyo mombassa intaan dhexda sii socday waxaan arkay jaziirado aad u badan oo ay dagaan qabaailka baajuunta runtii waa dad soomaalida kale dhaqan iyo madab ka duwan lehna luuqad gaar ah oo u dhow Kiswahiliga waxan ku dagay jasiiradahaan juma jawaay madhawa koyama oo dhamaantood somalia katirsan sadexdaas jasiirad hal qof oo afsomali ka hadla waan ka waynay waxan ka aheen madhawa oo aan ka helnay hal wiil oo jajabsanaya luuqada somaliga runtii waa dad qurqurxbadan oo dhaqan wanaagsan waana muwaadiniin soomaaliyeed inkastoo aysan ku hadli karin afka soomaaliga hadana waxay mudan yihiin in loo ixtiraamo sida dadka kale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  45. garyaqaan says:

    asc dhamaan akhyaarta sharafta leh aad ayaa u salamann tahiin

    anigu waxaan qabaa gabadhu inay tahay soomaali balse

    imigrationsverket uu qaladka iska leeyahay oo shaqalaha

    imigrationkuna aad ayey u akhlaaq xun yahiin ee way

    sameeyaan dhacdadan oo kale iyo kuwo kasii xunba, anigu

    waxaan u soo joogay gabadh reer muqdisho ahayd oo aan

    waligeed meel kale aadin oo lagu qabsatay ka maad imaan

    doofaar weeyee imigrationsverket hala cambaareeyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  46. mohamed says:

    asc dhamaan anigu waxaan dhihi lahaa ilaahay ha waafajiyo meesha uu khayr ugu jiro gabadhani wlaala yaal.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  47. Hersi says:

    ASC Waa nasiib darro in gadha quruxdan leh dib loo celiyoo ayadoo wiilal somali ah oo guur doon ahi ka agdowyihiin.
    Anigu xattaa Tanzania haddii loo celiyo waan kaga daba tegayaa..kkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  48. mbb says:

    asc anu waxaan ahay somali waxaan sharci ka haysanay slovkia wana ku dhibnayn ….. somali joogta sweden ayaa la yiri dadka cajilad ka qaada waxay taasi keentay in ay yiraahdan macal kuwi muqdisho ka yimi kama imaan ,,, dadka nocaas ayaa ka shaqeeya sweden imigartinkeda oo somalia oo turjumana qalad alle haku ride hada sharcigisomalidii waa lagala noqday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  49. sakariye says:

    saxiiba yaal waxan sheegaya dadka leh gabadhu somali maha iyo somali maxay ugu hadli wayday dadka horta soo kal barta idinka ayay wax idinka qaldan yihin anigu waxan ka soo jeeda waqooyi ga somaliya ama somaliland hadana bajuun waan aqaana afsomali inta ku hadasha ayaa iska yar ama sawaxili bay ku hadlan ama waxay ku hadlaan af bajuuni marka ha la yabina gabadhuna dhiig somali way leedahay hadi ay madax qawan tahay na yurub baa keentay qawanaan ta somali oo dhan ba qawan asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  50. mahad says:

    walal noo da,daal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  51. abwaanka says:

    qof kaste isagay u taalaa wax dad gooni ah taalo ma ahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  52. baajuuni says:

    ASC GABADHAN WAA SOOMAALI DHALAD AH

    ANIGA AYANA AH BAAJUUN OO U QIRAAYO

    MIDEEDA KALE WAXAN LA YAABANAHAY DADKA QAAR OO

    MESHAN WAXA AAN MICNAHA LAHEEN ISAGA SOO

    QORAAYA MISE WAXA AAY SOMALIYA U YAQANAAN

    GOBOLKA AMA TUULADA EEY DAGANYIHIIN INTA KU

    NOOL OO KALIYA WAXAANA LEYAHAY INTA AY KU MUR

    MAYAAN MAXAY AF SOMAALI AAY U BARAN WEYSE

    IDINKA MAXAD U BARAN WEYSEED DAD KIINA IYO

    DALKIINA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  53. idriis says:

    asc somali inta lagu qarabto aa hadhow la dhaha mimi sio musomali dadkan ana qano hadhow aa lagu cayna hala celiyo muslim waye iyo shekadas ma socaneyso waxa rkay ethopian kenyan zanzibar somali isku dhibay hadhowne ku dhahayo somali wasaq waye anaga aya qalad leeh in aan iska qabana kuwa magaceyna ku qarabto hadhowne wax naga shegayo inan iska qabato maxa afsomaliga u diday hadey somali tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  54. mahad says:

    ASC DHAMAN TIIN WALAHAY WAAN ILMEYAAY MARKAN ARKAY GABAR SOMALIYEED OO AAN GARANEYNIN AFKEDA HOYO WAXAAS NA WAXA NO KENAY QABILKA IYO DAWLADA LAN TA EE SOMALIYEEY AAN IS CAFINO DAADKENAAN DHIBATEYSAN AAN ARUURSANO OO AAN WAXA U QABANO PLZ

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  55. MOHAMED says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKK GAALADA WAX WALBO WEE OG YIHIIN TAN SOMALIA MA AHAN SOMALI MAXEE UGU HADLI WEE SAY HADEE SOMALI TAHAY BEEN TEE WAYE

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  56. ali baana says:

    waxan la yaa banahay kuwa dhahaayo hala celiyo sida qof talo iyo tusaale laga qaada naayo oo kale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaab fooqal yaab walahi ma waxad ka bursanesan ama aad ka baqeesan inay qoxootiga inay sii badiso oo lacagaha la idinka jarto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilen awooda ku celisan malihidide weyjooge insha alh madama ay sheegatay baajuun anigana aan ka dhashay kididayoow ama kaxun bax oo biyaha bada soo cab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  57. Hani says:

    Asc omg omg thats Aisha and godman Gunvor wlh aad baan uga xumahay Waxan qabsaday walaashaysa Aisha oo an hal saxan wax kuso wada cunay oo meel an ku wada noleyn in ila hada an wax sharci ah an la siin aad ban uga damqaday wlh ilahay waxaan uga baryaa inu dadkan wixii khayr ugu jiro uu ka siiyo hadii Sweden sharcigeda usan khayr ugu jiri. In ilahay meeshii khayr ugu jiro u geeyo Aisha aad baan ku salamaya runtii Waxan ku qabsaday aad ban uga xumahay Wana kuso duceyna mcnto waana idiin xiisay wlh long life Aisha cadeey mwaaah gumman älskar dig puss puss hoppas du får stanna Sverige och få uppehållstillstånd min pärla Aisha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  58. Ali says:

    Asc iswidan sxb dadka somaliga ah ayeey kala aqoon gabadhaan waa somaali waana bajuun bajuun kuma hadasho afsomali oo mayaqaanaan aniga aya la shaqeeyn jiray marka taas weey cadahay in eey tahay somali

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0