Galmada badan oo la sheegay in ay caafimaadka u fiicantahay

Cilmi baaris cusub oo uu sameeyay machad Mareykan ah ayaa lagu soo bandhigay in galmada badan ay u wadnahafiicantahay caafimaadka, qaasatan difaaca cudurada wadanhaha. Cilmi baarista oo lagu sameeyay ragg ka badan 1000 qof ayaa lagu soo bandhigay in ragga ugu yaraan 2 goor isbuucii galmooda ay yartahay qatarta ka soo wajihi karta wadna xanuunka.

Cilmi baaristaan oo uu sameeyay machad lagu magacaabo England Research Intitute oo ku yaala Maraykanka ayaa socotay mudo iyagoo baaritaan ku haayay qaabka galmada ee ragga ka qeyb qaatay cilmi baarista. Iyadoo ay horay qubarada caafimaadku u cadeeyeen in galmadu caafimaadka guud u wanaagsantahay ayaa cilmi baaristaan cusub waxay qaasatan muujinaysaa xiriirka ka dhexeeya cudurada wadnaha iyo galmada.

Ragga ka qeyb qaatay cilmi baarista ayaa da’dooda u dhaxaysaa 40-70 sano.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

26 Responses

  1. run sheeg says:

    sxb waad salamntihin bahda somaliska jimcaale iyo teamkisa shaqada adag ay bulshada u hayan wana ku mahadsan yihin intaa ka dib sxb waxaanu jecelnahay in la inoo so gudbiyo wax yaabo u ah bulshada faaiido iyada oo laga dhisayo dhanka maskaxda iy waliba arimaha socdaalka iyo wax kasta oo faaid u leh lkn yaanu webka naga noqn sida websitesy somaliyeed oo qaarkood waxaan galmod ahayn loga sheeken marka sxb galmod naga daa ninkii rabo buuga raxada guurka aqrisana iyo webyada kakle lkn kani ha inoo noqd mid faaido u leh buöshada mida kale ku so dara webka qeyb wax barasho o maadooyinka sentific subjectska ah sida physics chemistry iy biology iy xisaabta sxnb lkn maalaayacniyda qaar yaan weblka lagu so dabicin arimaha wax tarka leh un diirada ino saar sxb mahadsanid waa aragti la diidi karo la iguna raaci karo ma ahan wax aan qof ugu gafay mahadsanidin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 26 Thumb down 8

    • Garaad cade says:

      asc waxan salamaya dhaman bahda wargeyskaan bahda ku tixan aqriskiisa mamulayaasha websita mr jimcaalle iyo dhamaan umada somaliyeed meel kastoy joogaan inta ka dib waxaan sii guda gelaya aragtideyda ku aadan qoraalkayga waxey somalidu ku maah maahda tiisaba daryeela tukalana wax yelle somaliyeey gaar ahan dhalinyarada somaliyeedeey ma awoodna inaan u istaagno jiritaanka masiirka umada somaliyeed sharafteena jiritaan keeena karaamadeena waxaad aragtaan oo marqaati ma doonta ah inta wax soo qoraysa inaysan da doodu ka badnayn amaysanba dhafsaneyn 30 eysana arag sharafki iyo karamadi magaca somaliyeed lahay kan ugu roon aya arkay mamul qabiil ku salaysan kasaba la qataa mesha qaarkinaba eysan arag waxba mamul ah oky hadaan usoo labto gundhiga 20 sano waxa dhamanaya xabadu laynayso dabka lagu hurinaya waa dhalinyara kuwa badaha ku dadanaya waa dhalinyarada xabsiyada aduunka waxa ka buuxa wa dhalinyarada walalyaal waxaa xusid mudan dalkeenu xaladaha uu soo maray waxan ognahay dalkeena waxuu ka degi wayaayy waa danayste qabiil ku qarabanaya miyeysan haboonayn hadaan nahay dhalinyarada inaan midowno qabiilka iyo quraafaadka iska ilaawno walayaal wadamada an joogno ee reer galbeedka miyaad aragteen wax qabiil iyo qoys isku faquuqaya ila arabta maya waye walayaal somali labada iskugu dheer waa laba is dhashay xidiid iyo xigaala waye hadaan sida kalle u iraa nabada aya noo ah qabiilkeeni runti walalayan syl tariiikha dalka ey ku leyahiin iyo inta ey soo mareen iyo tira ahan intey ka koobnayeen wan wada fahmi karna weliba inta aan awoodno meysan awoodin lakin dhalinyara is dheersatay ayay ahayeen allan idinku dhershee ma qabiil iyo dhibtiisa aya inoo haray miyanan soo arag waxaan huba inaan wada aragnay mira dhalkii qabiilka waxaan aminsanahay inaan hadan midowno aan waxba inaga xumaan karin wax kastana an u babac dhigi karno waxii toosani wey toosan yahiin waxii xuna aan iska qaban karno inaan dunida ka dewersano qaxooti ku ahano dalkeeni odayal danayste yaalla isku ceyrsadaan qabiil iyo reer hebel mahan mid aan eegan karno sey ila tahay waxa laga yaba inaan qaldanahay hadaan qalad ku hadlayna waad i aqli celin kartaan bye garaad abdi

      Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 2

  2. muna says:

    caajib haadan somali naahay wan ka baqna wasmada baa waxan umaleyna dhib baadan iney noga imaneyso

    Fikrad lala dhacay Thumb up 36 Thumb down 24

  3. aamusane says:

    asc dhaman bahda somaliska kadib hal su aal ayan qaba arintaan ayada ah ee galamada madama la dhahay wadnaha ay cafimad u tahay ma raga kaliya ay u tahay mise dumarkana waa u cafimaad?

    Fikrad lala dhacay Thumb up 15 Thumb down 10

  4. Daada says:

    jimcaale sxb horey ayan u ogaa in galmada badan eey cafimadka kujirto maxa kale lolz?

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 9 Thumb down 9

  5. samiryare says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 9

  6. abba says:

    asc dhamaan bahada webkan waan idin ka mahadinena sidaad nagula socodsineysan arimaha bulshada balse waxad raacdeen qaabki aay ku dhaqmaan websadyada somalida badankooda taaso ah markii u web sumcadisa sare u kaco wexeey bilaaban ineey ku soo bandhigaan mauduc ka hadlaya galmood dareenka kacsiga cudurada xubnaha taranka sxibyalo waxaas oo dhan waa ku ceeb dhaqankeena iyo diintena in meel fagaare lagu shegshego marka waxaan idinka cidsaneynaa inaad sidii aad kui bilawden ku wadaan afaraaha galmoodkana meshan ugan haran hadii kale wuxuu nioqondoona web laga qaxo

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 4

  7. qunbe says:

    asc aad baan idiinsalaamay dhamaan bahda somaliska iyo inta macamiisha joogtada ah runtiina jimcaale aad baan ugu mahadnaqaynaa waayo waxa uu ina la socod siiya hadba waxa ku cusub caalamaka ama warka quseeya somalida intaba wanu soo dhawaynay naa inataa kabacdi hadii was caafimaad noqotay halaga qayb qaato kolay anigu usbuuci oo dhan lakiin waa inaan ka sii kor dhiyaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  8. scadeey says:

    dhamaantiin waan idin wada salamay ok kadib dadka diidan webka in looku hadlo arimahaan marna waa wax qaldan marna arimaha bulshada aye ka mid tahay waloow aay noo wanaag saneen arimahaan in aan qaad qaadno lkn muhuumada waa in aan ka hadalno waax qeeyr aan ka heleeno si aan wax u faaiidesano sxbyaal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  9. ahmed says:

    daraasad aan ku sameeyey 2005 arintan waxaan ogaaday in galmada badan ay caafimaad tahay sababtoo ah raga naagaha badsado iyo kuwa aan badsan kala bar bardhiga caafimaadkooda iyo cimrigooda

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 2

  10. maxamuud says:

    waa idin salaamay salaan dabadeed arin in laga hadlo mudan ayaa maanta miiska la soo saaray rag badan oo wadno xanuun qabay habeen iyo maalin wey is tuuraayaan ilaahayow hadii caafimaad lagu helaayo odoyaashaas wadnaha laga haayo daawo ugu dhig

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  11. axmed naruuro says:

    waa idin salaamay bahda somaliska salaan dabadeed aad baan ugu dhacsanahay mar walba sida jimcaale uu isugu shuqliyo waxyaalo xasaasiyad mudan sida mida horteena taalo sababtoo ah waxaaba daawo loo helay wadno xanuun meel dheer kama raadineysid sariirtaada ayey uu saaran tahay ilaah baa daawo hayee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  12. guleeeeed says:

    somalidu wasmada ceeb ayay u taqaan ceebna mahan waa waxa aynu ku wada dhalanay wasmadu in wax laga bartaana way fiican tahay no buuq iyo muran qaraabo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 4

  13. yahye says:

    Asc dhaman somalida webka soo booqta dham,an salan . inta ká dib waxan leeyahay in aysan habonnayn in laga hadlo wax yaabahaas waxana u arkaa in aysan fiicanyn diiniyan , JIMCAALE markaad waysay wax aad soo qorto oo beena ma waxaad soo qortay hadal aan afka in lagu bayaaniyo aan haboonayn dhaamn waxaan idin lahaý ILAAHAY KA BAQA OGAADA IN AY QORAY LABADII MALAG

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 2

  14. Iniin says:

    Asc aniga waxaan qabaa webkan inta soo gasha haduu ninyahay naagti ayaa ka maqan haday naagtahayna odaygiyaa ka maqan xeey isbuucii laba mar galmoodan xabadba ma hayaane waad ka darteen tankale dareenkii uu rabaa jimcale inuu ogaado iyo sideey idinkaga caday bro wax quseeya arimaha migration soo qor

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 1

  15. wardon says:

    asc kkkkkkkkkkk ka wrama hadan habeen walba sameyo dhib may ii kenaysa galmadu waayo aad ayan u jecelahay waliba 2 malinti sameya tas malga yaba in ay dhib ii keento kkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

  16. scadeey says:

    iniin waad ika qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wardon maaqaan in aay dhib thy galmada badan dadkeena waxee dhahaan galmada badan duqno deg deg ayee le dahy iyo jirkoo saaid u jilca iyo in aadan u ekaanin dadka aad isku sanad tihiin ee yaanan leeska badin waxii xiisana ah waa iska caadi habeen iyo maalin lkn waxaa wanagsan wax markee xiiso lee yihiin aquuya

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  17. wardon says:

    kkkkkkkkkkkkkkk scadeey sax ha ila yabin hadan aroosay xiise saaid ah ayaan u hayaa waban dly markao xoga kadib wan dagayna cml kkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  18. Hani says:

    Kkkkkkkkkkkkkk sheeko kale miyaad weeydeen:-D

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 3

  19. s.c. says:

    arinkii labada sano wax wara iyo maxkamadii, qaraabo isku keenistii ma dhamatay iyadoon waxba la keenin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  20. amina ladan says:

    asc wr wb dad islaam ayaan nahay diin iyo iimaan leh ma nihin gaalado oo wax kista laheeyn xad aa diin ka celisa wax kistana waa inoo diin marka wixii caafaimaad loogu sheegay iyo wixii cudusrba loogu sheegay afaarahaas siqaas ah dhaqtarkiisa ha u weeydiyo ee yaan la buun buunin oon war laga dhiganin xishooda sariigtana Allaah naag ma qaadee dad diin leh ayaan nahay ee webkaan yaa laga guurin jimcaale war gaaleed meesha ha soo saarin muslimiintaana yeey makaroofan u qaadaninee

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  21. geedow says:

    subxanlah ,, weeki 2 mar kulaha , walba may iska dhahan habenkii 2 mar……… wasmo waxba ma haleyso hadey xalal tahay , habenkasta mahane sacad kasta la sameyn kara,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 4

  22. naser says:

    Subxanallah !!! waar ma sheekad weyday sxb Jumcalow waar galmada kaa baax oo arimaha laga sugayo so qor sida Imigrationka sxb thanks !!!!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  23. ahmed najid says:

    dadka waxa waala waa jimcaaloo kale dadka islaamka ah wasmo iyo waxa la midka ah looma sheego ee ninyahow sweden waad ogtahay in la isku qarxiyo is ilaaali waxas mardambe haka hadlin bye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. cab says:

    woooow aq yaarta wasmo wax ceeba ma aha eee waa afkeena hooyo waana la la socdaa macaanka ka buuxa lol ee malin iyo habeenba waa ok kkkkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0