Haddii baasaboorka sharciga kuu saaranyahay kuma safri kartid

Warbixintaan mar hore ayay soo baxday balse waxaa ila soo xiriiray dad laga celiyay ayroboorka ka dib markii ay isku dayeen in ay u safraan Afrika. Qofka haysta baasaboorka “Främlingspass” ama Geneva ee sharciga “Uppehållstillstånd” uu u saarantahay baasaboorka kama bixi karo Yurub sida ay sheegeen Migrationsverket.

Wixii ka horeey 2011 ayaa sharciga warqad ahaan loo saari jiray baasaboorka, iyadoo taasi lagu badalay kaarka loo yaqaan “Uppehållstillståndskort”. Warqada baasaboorka saaran ayaa dhacday 20 May 2015. Hadaba haddii aad doonayso in aad safarto oo baasaboorka uu kuu saaranyahay sharciga waa in aad la xiriirtaa Laanta Socdaalka oo waqti ka qabsataa xafiiskooda kuugu dhow.

Haddii aad ku sugantahay dibada waxaad booqanaysaa safaarada Sweden ee kuugu dhow.

Halkaan ayaad ka heli kartaa warbixinta oo Swedisha ah: http://www.migrationsverket.se/Privatpersoner/Uppehallstillstandskort.html

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. abdisamad ali shire says:

    maxan ugu safri waayey ducaale information naga sii

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. filis says:

    basborka iyo dagnashaha hadeey isku dheegan yihin luuguma safrii karo madama hada bassborka iyo degnashaha la kala sareey kaar iyo bassbor ayey kala yihin mafahantey. hadu bassborkaga iyo dagnashahaga isku dhegan yihin la xiirir lanta socodalka si lo kala saaro basboorka iyo degnashaha waxan rajeeyna inad mahantey thank you

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 1

  3. samsam says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 16

  4. Fowsi says:

    Ducaale tack bro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. mohamed~yare says:

    Akhyaarta waxaan idin waydiinaa haday qorida magaca ee xarfaha ay wax iska dabo marsanyihiin passportka iyo Uppehållstillståndskort ma socdaali karaa?

    Thank you

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Ma fahmin says:

    Ee kaarkaan leeba heystaa o 5sano ii saran 2012 aa sharciga qaatay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. bukari says:

    Artinkan waa arrin aad iyo aad looga xumaado maxa sababay qofka aan basaboorka ka dhicin waa iney iska daayan mise marki la sacri rabo waa un laanta socdaalka kuu dhow lala xidhiidha oo laga dhaadhiciyo oo lo sheego meel aad arrin ka leedahay usafreysid marka wey ku qiimeynayaan inaad ku safartid seed uu aragtaan fikradeyda asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. sklaösdkalödalXMAS

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Isse Adam says:

    Bor ikke i Sverige men vil kommentere Samsam sin kommentar.. alle har lov til å be om forklaring om det står noe han ikke kan forstå.. Det betyr ikke at han/hu er dumt i hodet.. Respekt det andre lurer på om.. Waligaa qofkale ha u gafin adoo si moodaaya inaad best tahay..

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 1

  10. sucaad nasir says:

    markii lasoosaarey in labadalo oo lakala saaro basaboorka iyo daganaashaha qofkii markaas heystey hada wuuba kadhacey sowmaaha markaa waa laguu jadiidin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Abdulkadir says:

    Jawaab Mohamed yare waa arin qatarteeda leh hadii aad ku safreysid pass iyo uppehållstillstånd kort xuruufta qoraalka magaca aykala duwan yihiin hadii laguu ogolaado Sverige inaad kaga baxdo waxaa suurto gal ah in wadanka aad kutagtay uu diido in aad ka soo laabatopå grund av qaladka magaca ee xaga xuruufta sidaas awgeed waxaa habooninaad la xiriirto laanta socdaalka ee kuugu dhow deegaanka aad dagan tahay taasoo ah tillstånd inheten. si ay kuugu saxaan.
    Mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1