Hambalyo Somalia. Hambalyo Madaxweynaha cusub

Waxaa farxad weyn inoo ah in doorasho cadaalad ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho muddo ka badan 20 sano. Waxaa kale oo farxad weyn inoo ah in uu isbedal muhiim ah ka dhacay Soomaaliya oo la doortay madaxweyne aqoon leh.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Soomaalida ku nool wadanka hooyo, daafaha caalamka iyo qaasatan asxaabta Sweden . Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa madaxweynaha cusub, waxaan leeyahay masuuliyada aad qaaday ilaahay hakula garab galo, oo si cadaalad ah iyo karti kii uga soo baxa Allah hakaa dhigo – Ameen.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

15 Responses

  1. asc says:

    CEERTAA KA RESANAYANA WADANKENA AADAYNA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  2. duceysane says:

    Hambalyo Madaxweynaha cusub ee soomaaliya Hasan sheekh maxud qeyr alaha ka dhigo kii dalka iyo dadka wax u qabta alaha ka dhigo xilkiisana ilaahay hala garab galo xukuumad la shaqeysa oo umada danteeda ka hormarisa dantooda gaarka aha alaha ku aadiyo insha alaah.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. sharlaawe says:

    aniga waxba ka sheegi maayo mana taageeraayo waayo waxaan ka baqayaan inuu noqdo sidii kuwii kahoreeyay marka amaantayda waa dib dhiganayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. Madax wenaha umada somaliyet says:

    Asc/dhaman- intas kadib madax wene, ha,iidanbeye? Mudane jimcale, fadlan nosoturjun, afaraha kujira wabka mangareshinka, aniga waxbo kama fahmin lakin, waxan ku arkay afaro badan o kahadlayo, familada, la,isukenayo mahad sanit?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Madax wenaha umada somaliyet says:

    Warbixinta,na, tariqda 10-9-2012/ u soqoray mangareshinka wale walagu jira

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. F.M says:

    Asc Jimacaale horta marka hore hanbalyo guud ahaan Soomaaliya,Allena Ubxaanahu wa tacaalaa ha ka dhigo mid guta waajibaadka culus ee uu fahmi karo qof meel dheer wax ka eega, marka xiga waad iska celin weyday siyaasaddii Somalia, xooggaa isbedelka waan dareemmay balse waa farxad aan la qarsan karin intaasi waa iga kaftan, marka su,aashu waxay ka taagan tahay ma sii wadi doontaa arimaha siyaasadda Somaliya mise farxadda iyo hanbalyadaan ayaad ku koobaysaa.!!!!????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      KKK wsc, sxb midaas waa ugu qabatay balse waxay iiga egtahay farxada iyo hambalyada. Waxaan aad ugu farxay in la doortay waji cusub oo aan ka qeyb qaadan burburka dalka. Somaliska.com sidii caadada ahayd waxa uu ku saabsanyahay arimaha bulshada iyo nolosha Sweden.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • F.M says:

        Asc sax Walaalkey Jimcaale runtiina waxaad ka mid tahay aqoonyahanadda da,da yar ee xataa ku taamaya in Soomaalideena Wadankan Sweden Illahay makaniyey inay ka sameyso isbedel weyn,markaan arkay cod ururintaadda qaarkeed howsha halkaas ka wad adigana waan kuu hanbalyeyneynaaa. Ogowna inaan adiga oo wanaag wada si kale laguu arko mar marka qaarkood,taaasna waan kuugu hanbalyeynayaa samirkeeda, Wabillaahi towfiiq,Asc.

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. fatima says:

    waan soo dhaweeyay balse taageero waa hadaan arkaa inuu yahay madaxweyne cadaalad ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • um-ibraahiim says:

      wali ma fahmin wa maxaay donashada

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • F.M says:

        Waligaa ha fahmin hadaadan fahmin dhacdooyinka ugu xamaasadda badnaa Somalia ee lagu dooranayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Maria mohamud says:

    As waad salaaman tihiin dhamaan umada soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan runtii waa farxad in aynu madaxweyne aan ka qayb qaadan xasuuqii aabayaasheen la doortay alle ha ka dhigo mid xilkaas culus ka soo baxa inagana ha inaga dhigo kuwo maqla oo adeeca aaamiim.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. saredo1 says:

    Asc shaman
    umada soomaliyed waxansodhwey Mayaa madax weynahacusub jamuriyada feedaralka e soomaliya wayo wayo waji cusub osiyasaded ayan galnay wax badana wan sugeynay mansha Allah halasoo duceeyo inan gaarno meeshsan hiigsaneyno

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. saredo1 says:

    Qoraal
    kayga raali galin ayaan kabixi naaya xoga yar wan qalday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0