Haweeney Soomaaliyeed oo shirkad ku leh dalka Sweden ayaa ku guuleysatay bilada [caption id="attachment_1535" align="alignright" width="300" caption="Wasiirka Ganacsiga Maud Olofsson ayaa gudoonsiisay bilada."][/caption] Ganacsadaha Sanadka oo ay bixiso magaalada Stockholm. Ayaan Shire Jaamac ayaa ku guuleysatay bilada iyada iyo shirkadeeda Aman Care oo bixisa daryeelka dadka waaweyn. Xaflad lagu qabtay magaalada Stockholm ayaa lagu gudoonsiiyay bilada oo lagu amaal marinayay waxqabadka sareeya ee shirkada Aman Care. Shirkada ayaa adeega ku bixisa 43 luuqadood iyo 7 magaalo oo Sweden ku yaala. Ayaan ayaa isha ku haysa in ay adeega shirkadeeda gaarsiiso dalka Ingriisa.

Haweeney Soomaaliyeed oo ku guuleysatay bilad

Haweeney Soomaaliyeed oo shirkad ku leh dalka Sweden ayaa ku guuleysatay bilada

Wasiirka Ganacsiga Maud Olofsson ayaa gudoonsiisay bilada.

Ganacsadaha Sanadka oo ay bixiso magaalada Stockholm. Ayaan Shire Jaamac ayaa ku guuleysatay bilada iyada iyo shirkadeeda Aman Care oo bixisa daryeelka dadka waaweyn.

Xaflad lagu qabtay magaalada Stockholm ayaa lagu gudoonsiiyay bilada oo lagu amaal marinayay waxqabadka sareeya ee shirkada Aman Care. Shirkada ayaa adeega ku bixisa 43 luuqadood iyo 7 magaalo oo Sweden ku yaala.

Ayaan ayaa isha ku haysa in ay adeega shirkadeeda gaarsiiso dalka Ingriisa.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

1 Response

  1. Massago says:

    asc dhaman umada somaliyed waxaan urajeeynaa iney ku daydaan Ayan Shire. YADUL CULYAA KHEERUN MIN YADIL SUFLAAAA ASC

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0