Tan iyo markii ugu horeysay ka dib dhibaatada dhakhaalaha ee ku habsatay caalamka ayaa heerka shaqo la'aanta ee Sweden hoos u dhac ku yimid. Dhamaadkii isbuucii la soo dhaafay 221,622 oo qof ayaa shaqo la'aan uga diiwaan gashanayd Hay'ada Shaqada ee Sweden (Arbetsförmedlingen) taas oo muujineysa hoos u dhac dhan 2,765 marka loo bar bar dhigo isbuucii hore. Isbuucii la soo dhaafay xaafiisyada shaqaalaynta ee dalka oo dhan ayaa waxaa soo gaartay 2,511 dalabyo cusub ee shaqaale lagu dalbanayo. Taas oo muujinaysa 319 dalab in ay korortay isbuucii kaas ka horeeyay iyo 6,123 dalab isbuucaan kiisii kale ee sanadkii tagay. Xigasho Hay'ada Shaqaalaynta ee Sweden Arbetsförmedlingen

Heerka shaqo la’aanta oo hoos u dhac ku yimid.

Tan iyo markii ugu horeysay ka dib dhibaatada dhakhaalaha ee ku habsatay caalamka ayaa heerka shaqo la’aanta ee Sweden hoos u dhac ku yimid. Dhamaadkii isbuucii la soo dhaafay 221,622 oo qof ayaa shaqo la’aan uga diiwaan gashanayd Hay’ada Shaqada ee Sweden (Arbetsförmedlingen) taas oo muujineysa hoos u dhac dhan 2,765 marka loo bar bar dhigo isbuucii hore.

Isbuucii la soo dhaafay xaafiisyada shaqaalaynta ee dalka oo dhan ayaa waxaa soo gaartay 2,511 dalabyo cusub ee shaqaale lagu dalbanayo. Taas oo muujinaysa 319 dalab in ay korortay isbuucii kaas ka horeeyay iyo 6,123 dalab isbuucaan kiisii kale ee sanadkii tagay.

Xigasho Hay’ada Shaqaalaynta ee Sweden Arbetsförmedlingen

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...