Isbedalka lagu sameeyay sharciga Dublin oo dhaqan galaya

1-da bisha Janaayo ee sanadka 2014 ayaa waxaa dhaqan galaya isbedel cusub oo lagu migrationsverket-somaliskasameeyay sharciga Dublin ee maareeya xuquuqda magangalyo doonka ay ku leeyihiin qaarada Yurub. Bartimihii sanadkaan ayaa baarlamaanka Yurub waxa uu codkii ugu dambeeyay u qaaday isbedalada lagu samaynayo sharciga Dublin.

Isbedalka lagu sameeyay sharciga Dublin ayaa ah mid inta badan quseeya sidii loo mideyn lahaa qaabka loo qaabilo magangalyo doonka guud ahaan qaarada Yurub, iyagoo doonaya in dhamaan wadamada ay isticmaalaan nidaam isku mid ah. Waxaa qaasatan isbedalka xooga lagu saaray in muhiimada la siiyo isku haynta familada oo qofka magangalyo doonka ah loo keeno reerkiisa ama loo geeyo haddii ay wadan kale oo Yurub ah ku noolyihiin.

Waxaa kale oo ka mid ha isbelada in qofka magangalo doonka ah ee sharciga loo diiday aan xabsi lagu xiri karin haddii uusan qatar ku ahayn amaanka wadanka. Waxaa kale oo aan la ogolayn in qofka lagu celiyo wadan haddii uu kala kulmi karo dhibaato.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

33 Responses

  1. mohamed says:

    asc jimcaale dhibaato italy ayaa lagala kulmaa markaa taasi ma ku jirtaa? inaan la isku celin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Italy qaas looma cayimin balse wadanka waxa uu noqon karaa kii qofka uu ka soo cararay iyo wadan kale oo yurub ah oo xuquuqdiisa magangalyo aan siin karin.

      Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. mar dublin says:

    asc aad ayaa u mahadsantahay waxxaan jeclaan laheyn inaa noo shego asoo faahfaahsan mesha aan ka heli karno ama noo faahfaahiso waxaa dhahday inaan lagu celin karin haday wadanka ay dhibato ka jirto dhibadaaas nooce ayay noqon kartaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  3. to jimcale says:

    italy kuma jirta italiya kama mid ahan wadamada la isku celin karin italy waa wadan ween dhibka ku hayana qaxotiga waxaa waaye waa wadanka fahan lantiisa marka wadan walba somalida ha isku dayda iney fahanta maxaa yelay wadanka la isku celin karin sida gariga mala isku celin kara maxaa la iskugu celin wayaya shicibka iyo boliska ayaba dadaka dilan sharcina ma dhiban italy wadan dhiba sharci waaye mida kalana dadaka lama dila ee dar yeel lan lee jirta sidas ula soco bro
    mohamed

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  4. mar dublin says:

    adi yaa kuu sheegey waxaas italia sas ma ahan iyo itali ka mid ma ahan iyo italia wadan wen waye iyo waxaas yaa kuu dirsaday adi mr u codee ayaa la hadlayaa iska hadal lesgama hadlo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  5. dadka singalka ah oo is qabaan iyaga saas miyaa loga amusay mar armeey fursad sinayaan sweden inee isku kenaan jimcaale saxiib

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  6. nurshe says:

    mash alaah waye warfarxadleh lakin ilaah run hanoga dhigosxb jimcale wad ku mahad santahay su asha an qabo waxey tahay hadi lesku kenayo reraha macnaha waxey niqoneysa iney swedan dhafi donta didmadi ahed ilmo iskumadhalin iyo 2 sano waxi lamid ah ey tasi noqon donto sowareg ow kaliya

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  7. macow says:

    sxb uk ayaa carur iyo xaas i joogan dacwadiina waa noo diideen sababto ah xaaska oo anan shaqeynin sharcigaan maxuu ka badalaaa qofka asigoon shaqeynin malooo keenaa qofkiisa taas ii jilci jimcaale adoo mahadsan

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  8. abdi ali says:

    sww. dhamantiin. walal jimcaale marka hore waad mahadsan tahay. kadib walal inta sweden dhexdeeda jooga ee caruuraha ku dhalay ee bilaa sharcigaa ee diidmoyinka haysta ee lagu haysto isa soo cadeey arintani wax wayn maka badalaysaa go.aankan ka soo baxay barlamanka yurub
    ? mise wali dhibkii in qofku is cadeeyo way taalaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. Muna says:

    Aadbaad u Mhadsanatahay Mr Jimcaale, waxaad nooga warantaa inaadeer arinta laba sano maxay samayn ku yeelanaysaa,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. sumayo says:

    asc waan kusalaamay walaal jimcaale , walaal arintaan miyeey quseeysaa arinta 2da sano, mise maxeey saamayn kuleedahay .jawaab wacan walaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. abdi says:

    asc markahore wad mahadsanthihiin hawlwadenada dhamantii waxanrabay inaan kuwaydiyo adooraliyaha soashan sosocota waxana rajay naya inad igajawabi 1 hadii uuwadan yurubaha faraha iagaqady oo marlabad iswedan iskadhibay oofarihii laiaga helay wadan kii hore een iskadhibayna aankaway xaquudii ankulahaa makulatahay swedan icaawinkarto 2 tan kale hadii anan sharci lahayn nagna aan kuqabo wadan kaa macana iswedan ayaana mudnaan mala isinaya 3 dublinka meeqa ayalaga baxaa ugubadnaa ama uguyaran waimsa mahadsanid fadalan iigasojawab adooraliyaha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. Ayaan omar says:

    Asc . Wll jimcale waxa aan ku weydiinayaa dadka aan waxa faro lahay ee wadan joogey mudo afar sano ah ee sharcigina loo diidey ma quseeyaa kan hadda ay soo saareen wll iiga soo jawaab Wcs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. suusacgeel says:

    asc aniga waxay ilatahay marka la leeyahay qofka hadii wadanka uu dhibaato kala kulmaayo looma celin karo
    maaha italiya abba yurub ee waa wadankiisii hooyo
    taasne waxaa cadeeynaayo yurub si iskumida ayay uqaabileeysaa dadka magan galya doonka ah ayaa la yiri marka wadan wadan kale looga sii cararo yurub dhexdeeda ma jiri doono ayaa meesha ka uuqata
    maxaa yeelay hadaan aniga italiya ka helo xuquuqdii aan sweden iyo ingariiska ka helilahaay maba ka soo gudbaayi teeydaas ayaanba ku qanacsanahay sow maaha, iga raali ahaada hadaan qalad cabiray wsc.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. nurshe says:

    Hales dajiyo waxi kher kujira wa lahela insha alaah su alaha eysan sononoqon hadi sual ad qabtay laweydiyo adiga joji markas adiga so jawab maraxow shib hadhihine

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Adoonkii Alle says:

    asc Jimcaale bro waxaan rabaa hadaad awoodi karto inaad iiga Jawaabto Su,aashan,,Masalan Sweden baa xaas iyo caruur ii jogtaa Norway baa Dublin ku ahayn Sweden baan imi Sweden Norway maygu celinaysaa mise caruurta laygu tixgelinayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  16. mustafa abdi says:

    walaal waxaa idin wadaa bisharo oo ah dadka labada sano waxaa jiro wiil daris aanahay oo loo diiday xaaskiisa bishii april kadi abiil ayuu kaqaaday inuusan caruurta kaliya soo wadan oo xaaskiisa loosoo raacsho laba sano aysan xaq iyo cadaalad u ahayn warkoo kooban maxkamada ayaa go aan ka gaartay kiiiskiisa waaana loo ogolaaday xaaaskiisa iyo hal caruur ah ay udhashay marka anagana insh llh jawaabtaas mid lamid ah ayaa sugeynaa insh llh sc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. you says:

    somalida waxba lam fahansiin karo waxaa laga hadlaa waa yurub yurubna waa halwadan ninkii qooyskiiisa wadankale oo yurub ah ku noolyahay ayaa furdasaan ka faa ideeyso karo kaliya iyo qofkii xoog lagu celinlahaa sidaas u fahma sheekada africa ayaa dadlaga keenaa meesha kuma jirto xeerka africa ama somalia waa sidii hore yurub dhaxdeeda waaye kaliya qofku ama single ha ahaato ama family

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. nurshe says:

    Wad ku mahad santahay fikirkada wasugi laynahay dharar iyo somali unahay marka an aragno waxa yimada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. sucad says:

    asc dhaman wad salam tihin waxan idin wada war faxad leeh waxa ila daganeed gabar singal ah hadana nagatiif qabtay hadana maxkamada usoo ogolatay ninkedi waa aan ku faraxanay markaan goanka helnay adinkana qer alaha idinka dhigo dadka caruurta leehna waa laga saray 2 sano masha aallah wax waliba waa qoral wadna soo sabarteen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Muna says:

    Sucad waxaan ku waydiinayaa gabadha singleka ahayd ee lasoo ogolaaday qofkay u doodaysaa Passport la aqoonsanyahay maa uu hestay mise somali ayaa ugu xaraysnaa bal taaa noo kala sheeg

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Muna says:

    teeda kale ma nasiin kartaa Sucad numberka gabadha lasoo aqbalay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. sucad siis warkaas mala hubaa mise dadka waa iska hadlaan kaftan unbaad ka laheet gabadha labarkeda noso qor si aan maclumaad uga helno thnks siis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Muna says:

    Sucad hadaanad gabadha numberkeeda nasiinin waxaan u qaadanaynaa hadalkaa mid been abuura oo waxaad ugala jeedo la aqoon

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. sumayo says:

    dadka wararka aan lahubin sooqoraya hajoojijeen .waxay ogyihiin dhibatada iyo dhinbisha meesha eey dadka kaga dhagantahay marka weey kaga faa iideesanayaan warka beenta ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. sucad says:

    waxu heystay basabor kenya ah wana lo ogoladay wana kan lambarkeda gabadha 0734947703 fardosa aya la dhaha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. hanad says:

    markan arko ama maqlo arima ku sabsan dublinka waan damqadaa
    meelbaa i xanunto, sibaan u naxaa, oo waxan is dhahaa xalada armey ka siidartay walow aan ahay dublin dhibana ah una nugul wax kasta hadana ah qof bilaa xaquuq ah, oo dhumasho ku joga wadanka mararka qaar tuug ban isu maleyaa oo waxan is dhahaa armaa lagu qabtaa oo lagu tarxiila, sidan u naxo alle un baa daremi karo,
    iyadoo ay sida tahay ayaa hadana markan arko cuwan loogu magac daray dublin Ayaan qaracmaa ama naxaa… waxan modaa in xalada la sii adkeyay ama loo badalay sidii uu ahaan jiray dublin ka , si ka sii adag,
    Dublin ka waa waran igutan ama waxan u dam qadaa sidii qof uu waran ku suran yahay,
    bal ka waran hadi waran laga suro jirkaga melaha ugu jilcan oo waliba lagu sii gil gilo,
    runtii Dublin ka ciwan loogu magac daray ama ka falanayo hadi an arko waxey in waran igu surnaa hadana la igu sii gil gilayo,,
    subxanallaha ,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  27. Abdiqadir says:

    Jimcaale sxb sida ugo dhaqsiyaha badan noogo soo qor warkane meesha ad ka soo xigatay ama ad ka soo guurisay bro adigoo mahadsan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. hassan says:

    Sxb jimcaale dadka aan singalka warkooda soo qor waa noo mu hiim bro ama qofki warka haayo dadkaas thnks all

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  29. Haaruun says:

    JIMCALE WAN KU SALAAMEY SXB WAD KU MAHADSANTAHAY SIDA AAD NOOGA DHAADHICISAY ANAKA WAXA NA HEYSATA SHEEKO LA MAGAC BAXDAY DUBLIN WA DANBIILE EE BRO WAXAN KU WEYDINA HADA KA HOR AYA WAXA SO QORTAY FARAHA LA TIRSANAA 18BILOD MARKA QOFKA MEEL OW KALA SOCAN KARO IN EEY WAQTIGA U DHAMADEN IYO INKALE AYAA SO QORTAY HADANA UGAMA JEEDO EE ADIGO MAHADSAN SXB HADAD II HELI KARTO ISO JWB WANA MAHADSANTAHAY..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. Samad says:

    ASC www jimcale aboowe waxan ku weydinaya haduu qofka wadanki u faraha ku laha. Lagu xiray Hal sano o sharcina loo diday wayay Mel uu ku nolado hadane hadi u ku noqdo xabsi ila 6 bil galayo Sweden ne celis USO turtay arintas maku jurta dhibatada laga hadlay fadlan igaso jawab wlal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. Samad says:

    Waan kala kulmay dhibato wanna ka kulmay a hadi legu celiyo wadankas wanna wadanka Malta waa wadan asaga dhan xabsi ka samesay hadane waxa xabsiyada ku jiro kumanan dad masakin ah magangalyo don ah oo sharcina lo diday xabsi ila Sanad ama sano Lagu xumay. Taasne ma aga bini adanimo maxa a yelay italiya dadka ma xirto waa wadan aman ah I kalsoni ah lkn Malta ma aga Mel lesku amini karo adigo ka baqaya in Lagu xiro adigonan dhibato cidne garsinin that’s whay I heat Malta

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  32. AXMED XASSAN says:

    ASC SXB JIMCAALE WAAN KU SALAAMAY.
    Waxaan rabaa inaad i siiso ciwaanka oo ah mid swedhish ku qoran si aan u copy ugu qaato oo kadibna u dabacdo,, dacwayd ayaa ku fashan lahaay. hamadsanid.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2