Kaniisad codsatay in dad Ethiopian ah xoog looga saaro

Booliska ayaa shalay kala soo baxay 26 qof oo qaxooti Ethiopian ah kaniisad ku taala magaalada Stockholm ka dib markii uu sidaas codsaday baadariga kaniisada. Dadkaan oo markii hore ka soo cararay dalka Norway ka dib markii deganaanshaha loo diiday oo lagu amray in ay isku diyaariyaan celis.

Markii ay soo galeen Sweden ayay magangalyo ka raadsadeen kaniisada  Adolf Fredriks församling ee ku taala magaalada Stockholm. Baadariga kaniisada ayaa sheegay in ay dadkaas ay caawiyeen labo bilood balse markii ay u cadaatay in ay doonayaan in ay joogaan sanad ay xaddhaaf noqotay.

Dadkaan ayaa sheegay in qaarkood ay Norway ku noolaayeen 10 sano ka badan oo ilaa intaas loo diiday sharciga hadana lagu amray in la celinayo. Waxay sheegeen in la dili doono haddii lagu celiyo ethiopia.

Booliska ayaa baari doona arintooda iyadoo ay u badantahay in la marsiin doono sharciga Dublin oo dib loogu celin doono Norway. Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in ay tahay arin aad u qaasa oo keliya in dadkaan loo ogolaado in ay Sweden degenaansho ka helaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

17 Responses

  1. Muqdishaawi says:

    Dadka ka Doonaa In La Dhalan Rogo Waa Muslimiinta Gaar Ahaan Soomaalida .

    Ethopia maxaa laga dhalan Rogaa , Ethopia ayaaba Baadriyaasha La geeyaa si ay U soo bartaan Diintooee !!

    Waxa loo dig iyo Dama LEEYA waa Ilmu Soomaaliyeed !!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  2. Linköping says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 7

    • Jimcale says:

      Sxb runtii ma fahmin waxa aad ka wada “malaxa” fadlan si wanaagsan oo xushmad ku jirto iigu faahfaahi dhaliisha, anigana waxaa balan ah in aan xal u raadiyo. Mahadsanid

      Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  3. khalid ahmed khalid says:

    jaahil kanoo kale oo ceelgaabta laga soo wadey oo yurub joogo oo sida dad ka loola hadlo xitaa aqoon fiican u laheen waa linkoping ninka isku shegaayo,,

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  4. Abdinaasir says:

    kkkkkkkkkkkkk
    Malax maxa waye. Aniga fahmi wayay,
    Mida kale waxaa lagu so qoray warar wanagsan., Dhibka ku hayo maxay tahay. Hadad adiga ka helin anaga ka helnay. Ee adab lahoow. Adigane webb gooni ah sameyso. waxad adiga rabto ku soo qor.

    Waxan raali galin u diraa Maamulka Somaliska.com dhamantooda. wallahi waa uu i farxad galiyay warkan markan aqriyay. Ethopian oo dhibtoonayo markan maqlo waa farxadeyda waxay nagu cariiriyan sharciyada an heli lahaynay. balayo idinka hdacday dheh.,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  5. DABKA says:

    asc abdi naasir walaal wax sharci kugu cariirinaayo ma jiraan kolayba itoobiyaanka aad maqlayso waa uun dad dhiban inkastoo amxaaro aan cadaw dhahay muqdishaawi bro magaca aad wadato iyo maskaxdaadana isma leh jimcaale warbixinta uu kuusoo qorayna waa nin dadaalay oo isku howlay sidii uu wixi wadanka aad ku nooshahay ka jiro kuusoo gaarsiin lahaa marka walaal is daji si tartiib ahna ula qabso magaalada kolayba magaca aa wadato aa magaalo ah. Ereyga MALAX wuxuu ula jeedaa waa seey ila tahay MARAX waxaana ku leeyahay Jimcaale raali ka ahaaw bro dadaalkaagana sii laba jibaar kolayba bulsha weynta soomaaliyeed aad u shaqaynoysaa ILLAAHAYNA hakulagarab galo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. DABKA says:

    MUQdishaawi raali ahaaw bro waxaan kugu qalday magaca LINKÖPING wax badan raali ahaaw bro magaca aa iga qaldamay qof muqdisho magaciisa wato aanba caytameeyn taasaa iga hadashiisay ee raali ahaaw bro muqdishaawi

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. kayfo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somalida dhan wa walida dhaqanta ilaahoow naga soo gaar
    kii uroon oo jahilnimada kabixinayo iyo kan cadowgooda weyba kala sari la yihiin mawaxad rabtay in laguu soo qoro reer hebel baa reer hebel ku duulay warkas wuu dhamaday ee dib iskugu laabta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  8. general yaya says:

    kayfo adi raga is hayste ka dhax bax caku dumar iyo fitno jaceel hadalkaagaas aa qof qalbigiisa nadiif aha wasaq sii galinaayo iyo shaki
    mida kale waxaan leeyahay linköping bro dhaliishaada meel ku salee webkana haka dhigin web jimcale magaciisa kor u aqri

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  9. omar says:

    asc dhamntiin waa wada mahadsan tihiin waxan idiin dhihi lahaa kiina dhaliisha soo jeediyey yaan lagu dhaleeceynin fikradiisa jimcaalana wuu qaldami karaa aniga waxey ila tahey inuu wax walbo oo dhaca inuu si kafiirsi leh uu nala socodsiiyo taasna wuu ku mahadsan yahey qof walbo oo bini aadam ah wuu qaldamaa qaladkiisana uma muuqdo taasna waa mida wadankeenii naga soo wadey ilaa iyo goorma ayaan joojineyna inaan is dhaliilno qofkana fikradiisa xaq ayuu u leeyahey si asluubeysan inuu u soo gudbiyo xaqna waxa u leh inuu ka shaafiyo maamulkan webka sameystey ee ma ahan adiga aqristaha ah inaad dhaliil u soo jeediso taas ayaa dushabiliin xuma ah ayey ila tahey waaba hadii la dhowrayo aadaabta aniga waxan mar labaad idiin soo jeedinaya in loo daayo kan fikrada soo jeediyey iyo kan soo daabacey iney iska qanciyaan oo aan laga dhigin mid meel looga dhacayo webkan runtii wax badan ayan kala soconaa oo aan ka helin websate kaleeto mar kale ayaan idiin leeyahey dhamantiin waad ku mahadsan tihiin fikradihiina mahadsaid jimcaale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. Ahmed says:

    Linkopin waxu maqlay waxba la e dayaa war jimcale wa nin dhalin yaro ah o ilahy maskas sisiyey ilahay ha usa idiyee waxad gari wayday meshu ugaray marka waxad tahy xasid ayan u fahmy tankale waxan halakan hanbalyo uga diraya somaliska,jimcale iyo dhaman dadka ku xiran somaliska mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. gbg says:

    scw dhamaan aqyaarta, marka hore waxaan leeyahay jimcaale mahadsanid bro waayo waxaad inoo sheegtaa waxyaabo badan oo aanan ogeyn xaqiiqatan waadna u fududeysay in eey la socdaan bulshada soomaaleyeed ee ku dhaqan sweden in eey ogaadaan xaalada ka jirta wadanka eey ku nool yihiin waliba aad ugu sahashay in eey ku helaan luqadooda hooyo, runtiina mar labaad ayaan ku leeyahay mahadsanid waliba waxaan kaa rajeynayaa in aad dadaalkaaga sii badiso ilaahana hakugu garab galo.
    mida kale waxaa dhici karta in eey dad si qaldan wax uu fahmaan dadkana isku mid mahan marka xaaladaha qaarkood dulqaad ka muuji . wabilaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. Badrudiin says:

    Ninkaan la baxay Linköping ee caynaaya suxufiga soomaliyeed Jimacaale. waxaa uu u egyahay nin cuqdad dilootay oo qabyaaliista ah, reer waqooyina ah. sida aan ka fahmi karo lahjadiisa oo uu iska doon doonayo reeer koofureed hadane uusan saxi karin erayada waxaa uu rabaa in uu yiraahdo MARAX ama warkaan maraxa ah markaasuu leeyahay MALAX. waxaan ku dhihi lahaa cuqdada iska daaa hadii aadan ku qanacsaneen waxa uu soo qoro jimcaale anagaa ku qanacsan ee noo daaa orodoo website yada somaliland ta aqriso, cuqdadaadana nala dhaaf.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  13. maajo says:

    asc dhamaan aqayaata somaliska ku xiran iyo shaqalaheda marka xigta waxaan leeyahay walalken linköping wuu qaldamey meel aan wax jirina wuu ka hadlayaa marka anakoon eeden ama rer waqoyina wax kasheegin bal aan ogaano waxuu shegayo teeda kale waa shaqsi kaliya haduu qaldamey ee yaan wax laga shegin rer waqoyi oodhan maxaa yeeley waa dad walaalahen ah hadaan nahay rer konfor waadna mahadsan tihiin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. Linköping says:

    war malax hadadan aqoonin maxad ka qorta websate war duluf yohow isku xishoo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. maajo says:

    cajaaib war yaa arkey midaan ookale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Jecliya Shekadan says:

    Somalida Swedeen Dhan Wa Jiran Yehin WLhi Nin Sexfrustretion u Hayo Nin Ilmaha Lo DiDAY mID Alkuliste Ah Mid Rer Badiyo < Dadka Ya Lala Yabin < Dharka Wa Iska Watan Ma,ahe Ma Fiyow Proplem Ku Heysto<- ksksksks sjukhuset Marke Tagana Alvadon Iyo Vatten Caba La Dhaha ee Jifta < Marka Yan Leysla Yabin < Dadka Wa JiranYehin Alah Cafiyo< Sverige före 10 Års Beele Aheyd Lakin Hada Rer Badiyo Nin Kadidisa SO Cabe Kuso Bate <-

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0