Sida aad la socotaan markii aad isku dhiibtaan laanta socdaalka ee Iswiidhan ayaa la inka qaadaa wareysi dheer oo mararka qaar laga yaabo in suaalo fara badan lagaa waydiiyo magaalada Muqdisho ee dadka badan koodu ay sheegtaan in ay ka yimaadeeen. Hadaba si aan idinkugu caawino in aad warbixin saxa ka heshaan magaalada Muqdisho ayaan halkaan idinku  soo bandhigaynaa  Khariirad muhiim ah oo muujineysa khariirada iyo goobaha muhiimka ah ee magaalada oo ay isticmaasho laanta socdaalku si ay suaalo idinkaga waydiiso Muqdisho. Khariirada Magaalada Muqdisho iyo Goobaha muhiimka ah.[pdf]

Khariirada iyo goobaha muhiimka ee magaalada Muqdisho

Sida aad la socotaan markii aad isku dhiibtaan laanta socdaalka ee Iswiidhan ayaa la inka qaadaa wareysi dheer oo mararka qaar laga yaabo in suaalo fara badan lagaa waydiiyo magaalada Muqdisho ee dadka badan koodu ay sheegtaan in ay ka yimaadeeen.

Hadaba si aan idinkugu caawino in aad warbixin saxa ka heshaan magaalada Muqdisho ayaan halkaan idinku  soo bandhigaynaa  Khariirad muhiim ah oo muujineysa khariirada iyo goobaha muhiimka ah ee magaalada oo ay isticmaasho laanta socdaalku si ay suaalo idinkaga waydiiso Muqdisho.

Khariirada Magaalada Muqdisho iyo Goobaha muhiimka ah.[pdf]

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. shakti fareey says:

    waan si qaas ah idinka mahad celinayaa si aad noogu soo gudbisaan macluumaad aan uga baahan nahay waaxda socdaa sweden

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. kayfo says:

    walaal aad bad umahad santihiin sida aad noogu didalesaan ? bana ina wediinayaa somaaliya xafadaheda ma adresyo beey lahayeen sda sweden oo kale ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. carabey faarax says:

    waad ku mahad santahay sida aad soomalida ugu dadaasho waxaan ku weydiinayaa waxaa jiray yar sxb keey ah ilmahiisa ayaa sweden jooga asagana waxuu sharci kuleeyahay wadan kamida yurub waxuu aaday afrika waxuu tegey safaarada sweden waxuu codsaday in ilmahiisa oo sweden jooga loo oga laado in uu aado umana sheegin in wadan yuru ah sharci ku leeyahay kadib arintaan aan dadka lasoo qaadeyn ayuu la kulmay hadeerna wuu soo laabtay marka maxuu sameykaraa? mahad sanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Walaal waxay ila tahay in ay u furantahay in uu Sweden yimaado maadaama uu sharci yurub ah leeyahay oo ilmahiisa sheegto, waxaa jira Sharci ka yaal Sweden oo haddii waalidka uu sugayo sharci ku saleysan ilmahiisa aan laga saari karin wadanka ilaa go’aan laga gaaro.

      Wado qaldan ayuu u maray ayaan is leeyahay markuu tagay Afrika asagoo toos u imaan karo Sweden, dad badan oo Italy ka yimid oo ilmahooda joogaan Sweden ayaa sidaas sameeya.

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0