Koox magangalyo doon ah oo lagu xukumay xabsi iyo musaafurin ka dib kufsi

7 nin oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay xabsi dheer iyo in dalka laga musaafuriyo ka dib markii ah koox ku kufsadeen gabadh ay gurigooda keeneen.

Raggaan oo u dhashay Afghanistan ayaa la sheegay in gabadha ay kufsadeen ka dib markii uu mid ka mid ah xaflad ku casuumay ka dibna intay qol ku xirteen ay fayl ka galeen. Gabadhaan oo da’deeda lagu sheegay 29 jir ayaa la sheegay in habeen dhan ay u xirnayd raggaan iyagoo isaga laalaabtay ilaa markii dambe ay heshay fursad ay booliska ku wargaliso.

Gabadha la kufsaday ayaa sheegtay in raggaan oo xitaa uu ku jiro midkii balanta u dhigay uusan midna isku dayin in uu joojiyo dambiga laga galay balse ay ku qoslaayeen qaarna sacab tumayeen.

Raggaan ayaa dhamaantood diiday dambiga lagu soo oogay balse labo ayaa qiratay in ay gabadha u galmoodeen balse ay taasi ahayd ogolaansho. Si kastaba ha ahaatee maxkamada ayaa sheegtay in ay hayaan cadeymo muujinaya in raggaan dambiga galeen. Raggaan ayaa 6 ka mid ah waxaa lagu xukumay 6 sano halka midna lagu xukumay 4 sano. Waxaa kale oo lagu xukumay in dalka laga saaro marka ay xabsiga dhamaystaan oo aan loo ogolaan 15 sano in ay dib ugu soo noqdaan Sweden.

Gabadha ayaa sidoo kale lagu abaalmariyay 300,000 oo kr.

Kiiska raggaan ayaa ah mid ceeb u soo jiiday bulshada soo galootiga, sidoo kalena waa mid ay dacaayad u isticmaali doonaan cunsuriyiinta oo markasta ku dooda in soo galootigu ay ka dambeeyaan dambiyada wadanka ka dhaca qaasatan kufsiga.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

22 Responses

  1. Daadaa says:

    Ilahey idin cebey waba cebeysan tihine wa dad akhalq laheyn iyo anshax hadebo sax tahay marka la dhaho afganistan waxa dareme dal islam ah islamkuna wa halka laga helo liban adun iyo mid akhiro ilahey islamka cebaha haka nazaho wabilahi towfiq

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  2. Yusuf garaad says:

    Aad baan kslmi howlwadeena webka, een ragan macadaysay maxkamadu diinta ay haystaan?ileen waxa jiro afganistian badan i hadana kristian ahe?mise kaliye dhalashadooda ayay kuso koobtay?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. Haykal abdi says:

    As w w . alle ayaaa hanuunka baxsha alle hasoo hanuuniyo ragaaas , ogaada muslimka qaaar anshax xun ayaaa ku jira muslim qofku waa yahay lakiiin iimaaan baaan jirin thats way aaay u sameeyaaaan falalkaaas waxashnimada ah mida kale wadamada burburay hamooodina in dowladaaas burburtay kaliya aay la tagtay xasiloonidii iyo nidaaamkii dowli ee jiray balse dhaqankii fiicnaaa waaa raacay , sidaaas waxaaan ula jeedaaaa wadamada islaamka ah ee burburay sida somalia, afganistan, iraq iyo kuwa la midka ah wax anshax wanaagsan oo bulshadaasi leedahay waaa yartahay waxaana u dheer isla wayni iyo jahli xaddhaaf ah , alle waxaan ka baryeynaa hanuun iyo jirkii rasuulka , scw, in alle nakulansiiiyo aamin. Culamaa’ul islam waxaaay dhahaan islam is only true religoin , ama islam is peace

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. somaali dhab ah says:

    subxanalaah kuwaan MAGAN GALYO DOON MA AHEYN EE GALMO DOON AYEY AHAYEEN wasaq jecelaaa ilaahay ayaan kamagan galnay

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  5. Siikaawi says:

    Subxaanallaah walxamdulilaah walaa ilaaha illa laah.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  6. ma nooge says:

    war naagta waa eey iyadaa u ogolaatay waa beenteed naagahaan swedish ka haleeska ilaaliyo been been ee rabaan inee lacag ku helaan hada lacagta ee heshay dheel dheel ma aha asxaabeey is ilaaliya bajaq yaal somali aaba ilaah na siiyayee ­čśÇ

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  7. bojo says:

    ASC DIGNIIN dhaman dhalinyarad somaliyeed iskailali naag guur kaqarson xaga dowlada hadeyrabto waxey ku dhihi kartaa waa ixogay kadibna waxay khadan xoogaa lacag aha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  8. George says:

    WAXAA TIRAY JIMCAALE. BOGGAAN MUSLIMIIN AYAA ISKA LEH MEEL ISLAAMKA WAX LOOGA SHEEGO MA AHAN.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • George says:

      GEORGE WAQTIGA HA ISKA DHUMIN. BOGGAAN LOOMA OGALA DAYAACADA KA DHAN AH ISLAAMKA – JIMCALE

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • George says:

        WAR KEEYGU ADIGA jIMCAALE AH UUNBOOW QUSEEYAAH! HADII AAD AQRISATO: messagekeey-gii waa ku gaaray oo kama tir tiri kartid maskax daada! car maya dheh!?
        aaadiina waad aqoon weeyay Quraan ka saaqid in aad thay!?

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. raaxeye says:

    asc asxabta dhaman wan adiin salamay ceebeey tacaal ayaan waqli jiree tano cml yaa arki oo maqlay war anoo bajaq somali heysto mitkale damiiskeyga isii maayo kkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Abdullahi says:

    A.S.M. Naagahaan cadaanka ah waa qiyaano badan yihiin ee Somaliyeey kadig toonaada waa idiin talo wacan?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. ahmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkyaaab waaye wlh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. wadani says:

    yaa og in ay raali ka aheed balse lacag ku dooneysay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. somaali dhab ah says:

    GEORGE sxb magac la yaqaan meesha la imoow mida kale islaamku magacaas malaha waa tusaale adiga kugu socda mida kale dalalka islaamka ma wada hagaagsana dadkoodu waa laga helaa dad dhaqan xun walalken jimcaale dhalinyarada somaliyeed ayuu u digayaa ee dacaayad muslimiinta ka dhan ah maaha webkaana waa lagu diirsaday somalida qaasatan swedan dadka ku nool. mida quraanka waxaa lagaa yiri kitaabka magac ka raadso adigu markas ka hadal diinta islaamka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Ge'orge A'frax says:

      SAXIIB bal adigu waxaa nooga hadashaa, aayadaha suuratul : almu’minuun , Ama A .K .A: QAD AFLAX; waa suradda 23 aad, aayadaha 5 aan iyo 6aad
      fadlan macnohoodana noo soo raaci o ah af swedish iyo af english, iyo DABCAN Af-soomaali. mahadsanid, ok waiting…

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. cadefidow says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jawaab mahayo George ayaan umaleenaa ilaa uu kakeeno islaamka magac layaqaan ee muslim markaas kadib haka hadlo ismaalka george

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. somaali dhab ah says:

    to,GOERGE
    sxb soo dhawoow waxaa iskaga kaa qaldan mumu,inka iyo muslimiinta aayadka aad soo qortay suratul almu;minuun
    5 aad 6aad waxay ka hadlaysaa kuwa muminiinta ah ee imaanka laga helay ee ka dhawrsaday xumaanta ee xifteyey farjigooda lana yimid khashuuq salaada dhexdeeda lkn sxb si fiican ayaan kuu fahmayaa qofka marka uu samynayo xumaanta waa laga siibaa iimaanka waxaan laga hadalayana waa rag muslimiin ah xumaan falay, waaan kuu gacan haatinayaa wali waxaad iska bedashaa magacaan kuwaana mid kala bax Mohamed, abubakar, cumar cismaan cali, ibraahim sulaymaan, ayuub ,yuusuf, iyo asxaabtii iyo waxa kitaab ka kujira oo magacyo, ah oo aanan halkaan kusoo koobi karin
    ra,suushii kuwii saaalixiinta ahaa ee ilaahay quraankisa ku sheegay marka waan kuu wan qalaynaa hadad qaadato mid kamida magacdaas ,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. somaali dhab ah says:

    sxb anigu swedash mahi ingiriisna mahi lkn muslim somaali ah ayan ahay sidaad magacayga uga jeedo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. cadefidow says:

    kkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. ma nooge says:

    fadlan jmcaale s deg deg iigu soo jawaab waxaan kaa codsaaayaa inaad ii sheegtid warkaan halka aad ka soo xigatay aad buu ii anfacaayaa adigoo raali ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. pilot says:

    ASC/WR/WB waan salaamay dhamaanba waxa muslim ah wax lala yaabo weeye arrinkan naag lagu isticmaalay lix nin ( inkastoo ay wexeedii qarax satay isla markaana lacag qaraq ah ku heshay)

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0