Kooxda Somalia Barafka oo goolkii ugu horeeyay dhalisay

Maanta ayaa waxaa si rasmi ah wadanka Ruushka uga bilowday ciyaaraha Bandy 2014 oo  kulankii ugu horeeyay uu dhexmaray kooxda Somalia vs Germany. Anwar Hared ayaa goolkii ugu horeeyay ee taariikhi ah u dhaliyay kooxda Somalia inkastoo 1-22 looga adkaaday Somalia.

Tababaraha kooxda Somalia Per Fosshaug ayaa warbaahinta u sheegay in ay guul weyn gaareen xitaa haddii laga adkaaday. Maadaama ay dhaliyeen gool. Tababaraha ayaan goobta xaadir ku ahayn maadaama uu faaleeye u ahaa telefishinka TV4.

Barito ayaa Somalia waxay yeelan doontaa kulankii labaad kaasoo dhex mari doona iyaga iyo Japan. Guul ayaan u rajaynaynaa dhamaanteen.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. booloow says:

    as c waxaa rabaa inaan ogaado ciyaarta kale saacada la ciyaaraayo intee la ogaadaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Geesiga says:

    Haha riwayadii aduunka1:22 aya hadana Somalida la amaanayaa !war cayaarta marka aad caadi ubarataan taga dadka ga nagu ceebaynine !waliba goolka in ka iska siiyay aya filayaaa !.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  3. mohamed says:

    ishallah ilahay ha hagaajiyo waxaan ilahay hagaajin ma sameen karayaan ilahow garab sii amiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. maraq heesta mufo isiya says:

    Guuul urajeyna adunka 10-0 la iskaga badiya oo kubada cagta ah maxe naga dhibe baraf aan aqoon ulahen oo hada baraney shaqada meshaas kasii wada walalaheyga somaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. somaliland boy says:

    kkkkkkkkkkkkkk ceebaa dhacday waar raga meesha kasoo celiya magaca somali ayayba naga dilayaan, reer xamar sumcadii somalidu ayay hoos u dhigeeen siday isku cunayeen, hadana sumcadii ciyaraha ayay hos u dhigi rabaan adeeryaal magaca somali e inaga dhexeeya hanagaga ciyaarina inta hadhay horeba u disheene

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. maxamed somali says:

    ninkaan caytamaaya waxaan kuleeyahy adigaba waxaad ku joogtaa meeshaan reer xamar ee afkaada suubso pagekana ixtiraam meeshaan qabyaalada kajooji somali somali ayaa tal why aad reer xamar ukeenty meesha …. page waa kamam nuuc siyaasad …….kafiirso hadalkaad ku hadleeso ……..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. maxamed somali says:

    waan salaamaayaa dhamaan ciyartooda kaqaybgashay ciyarta barafka ……..waxaa sumcad noo ah in ay arkaan aduunka dad ku ciyaaraya magaca soomaliyeed oo hadana africa ah oo baraf dheelayaa …….yey san badin nice job ayaan leeyahy kasii wada meeshiina alaa yacizak aqyarta ……………………………..martiqaad culus ayay mudanyihiin aloow guusha sii walaaha magac somaliyeed geeyay meesha iyo calankaba ..herros

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. maxamed somali says:

    waqtiga ciyarta soogaleeso plz noo soo sheeg waana canel 4 soma aha biri inshalh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. heeliyo says:

    AX AX AX ha faanina nianka 22 goal laga dhaliyay waliba waa lagu faraxsanyahay miyaaa halkii la khajili lahaa miyaaa, walee waa wax laga khajilo magaca Somalida kuwan waa ku dheeleen shitt waar meesha isaga soo laabta dheh ceebo kale hanoosoo jiidinee, 1-22 wax waligeed la rumaysan karo maaha web sidadana waxaaan leeyahay idinkuna khajila waxan hanoo keenina

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0