Laanta Socdaalka: Somaliland kama jirto khatar shaqsiyadeed

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa warbixin ay soo bandhigtay oo ku saabsan xaalada Soomaliya iyo sida loo baarayo kiisaska magangalyo doonka waxay markale ku celiyeen in aysan qatar ka jirin waqooyiga Somalia sida Puntland iyo Somaliland.

Warbixinta oo lagu qeexay wadooyinka la marsiinayo qofka iska dhiibay Sweden si loo cadeeyo goobta uu ka yimid iyadoo la baarayo aqoonta uu u leeyahay Muqdisho, lahjada uu ku hadlo iyo qabiilkiisa. Laanta Socdaalka ayaa qiratay culeyska ay leedahay baaritaanka kiisaska Soomaalida maadama ay adagtahay in la cadeeyo goobta uu ka yimid qofku.

Laanta Socdaalka oo ka hadlaysay kiiska gabadh isku dhiibtay in ay Muqdisho ka timid ayaa soo bandhigtay sidii ay u baareen kiiska gabadhaas iyagoo ka qaaday wareysiyo badan iyo baaritaano xaga luuqada ah oo ugu dambeyntii go’aamiyay in ay ka timid waqooyiga oo ay sabab uga dhigeen in aysan aqoon ku filin u lahayn Muqdisho isla markaana lahjadeeda looga hadlo waqooyiga.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

41 Responses

  1. cabdi fataaah says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 5 Thumb down 11

    • yaasiin says:

      waxaaan u jawaabayaaa doqonkaan cabdi fitaax la dhahayo ***** luuqada iyo dalka mid dadka kama xigtid ******* adba hadii dib laguuu baaro waxaad isku dhiibtay 100kiiba 100 waa been iyo qabiil aadan ka dhalan baad sheegatay iyo dhib ku soo gaartay ee sidaa ha u hadlin*****

      Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 6

    • wadani says:

      waxaan rabaa inaan u jawaabo *******labbaxay cabdi fataax waxaad na ka xuntahay inaad aragtid dad ilaahay gaalada u sakhiray oo waxba aanad yeeli karin halkana ogow malihidi swdhan swiidhish baaleh markaa walayaab xiqdiga iyo xasadku halka uu kaa gaadhay

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. reere xamar says:

    somali land waa dad soomaali ah oo walalaheen.. lkn luuqada reer xamarka iney bartaan waaye,, hadeey sharci yurub rabaan,,

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 5 Thumb down 4

  3. dheeman says:

    Acs wrwbr waxaan ujawaabi lahaa ninkaa iska ciiyey ee layiraahdo cbdi fadax waxaan ku shegayaa in mata laisku dhioibo koonfurta marka layimaado dalakakale anagaba maar yaad isku dhibii jirteen hailoobiin taas ninba waa mare

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  4. yaska says:

    somaalia waa somalia ninkii is dhahaya waa somaliland been ayuu u sheegayaa naftiisa wana sax in ay isku dhiban waxaan ka imaaday Mugadisho hada ay kudhahaan waxaa tahay xamaraawi ayaga ayaa isku yaqana laakin waa arkeen baahida ay uqabaan xamar hadiiba looga xiray sharcigoodii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. umu balqiisa says:

    asc wr wb waxaan halkaan kaga mahad celinayaa dhamaan dowlada sweden gar ahaan laanta socdaalka waayo waxay qabteen shaqo loo baahanyahay ,,, ma maanta oo ay muqdisho xabadi ka dhacayn baan dawarsan lahaa sweden waa maxay lkn reer somalidiid anigu oran maayo somali laan ayagoo aanan dhulkooda xabadi ka dhacayn ee ay ku fanaan dahabkaa dariiqa inoo waran ayay yurub ku dawarsanayaan o ay dhahayaan waxaanu ka nimi muqdisho xalaal caleeek yaa qaldaanin waan laydin ku sugay runtiii haday aniga i shaqo siiyaana wlhi si sax ah baan u soo saari lahaa dhamaan qaldaan yaasah oo dhan

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 5 Thumb down 4

    • Yoonis Ismaaciil Aadan says:

      Hidden due to low comment rating. Click here to see.

      Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  6. mihiim says:

    horta luuqada wadan waxa lagu gartaa suugaanta suuganatana waxa u badan luuqada reer waqooyiga haday gabay tahay iyo haday hees tahayba lakiin waxaad ogaataa in 80aadkii dhaamaan la isku dhiibi jiray reer waqooyi gaar ahaan isaag ka horna majeerteen wax dhibana kama taagnayn balse hada oo ay dhacday in dadku koonfur isku dhiibaan ayaa la ogaaday in nolol kale daayoo reer koonfureedku aanay arsaaqda gaalada dadka kale ka xaasidayaan oo luuqada waxay meesha u keeneen waa xaasidnimo lakiin ogaw waqooyi oo kaliya meesha ma yimaadaan waa jabuutiyaan ogaadeen somalida kiinya waligeedna waa la iman jiray lakiin idinka keenay kala luuqadbaan nahay iyo waxaan loo joogin dhamaan maaha lakiin waa in uurka ka bugta ayaa sidaa u dhaqmaya
    luuqadana hadii laga hadlo waxa cad in aad idinku barateen oo ay daarood iyo isaaq yihiin dadka ku hadla luuqada rasmigaa taana waxa kuu cadaynaya suugaanta gabyaayada ugu badan waa labada qabiil markaa taariikhda dib u raac ka ku doodaya afka anagaa leh ee ha noo daayaan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  7. Sahriina says:

    Sahriina dhamaan waa mahadsantihin lahjada anka iskama keeni ee xamar cadey aa looga hadla marka hadalka kale hada iska doono carabkaa muruq naga galaa ama tiina sax ha ahaato ama teena sax ha ahaato koley hada waxaa ku qasbantihin in aa lahjada xamar barata muqdishana kala barataan ileen sharciga idinkaga xirane viva xamar cadeey

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. umu hani says:

    kkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkk

    aduunyo xalkeda waa wlhi

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  9. xamdi sweden says:

    Soomali waa Somali
    Midka kula ciida iyo calanka ah
    – cidoo doono ha sheegto
    – calankoo doono ha sheego
    – Cizigoo doono ha ku faano
    – codkoo doono ha ku hadlo
    – cadkoo doono ha goosto
    waxaan hubaa in waligiisa uusan Soomali dhaafeen, maadama uu ila wadaago:
    .afka
    .dhaqanka
    .dhulka
    .dhiiga
    Riyo waaye Somali ayaa ahay Somaline ma rabo.
    waa riyo aan waligeeda rumooween
    aniga midna ma taageersani waxan taageersanahy qof ila jecel Somalinimada kaliya aan isla nahay.
    VIVA SOMALI OO DHAN
    all mybrothers

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 1

  10. ramla says:

    waa wareeey haye walahi anigoo rer gargeeysaa saan miyaa u danbeeysay aniga waxan leyahay somali waa somali dadkaan hala baro af reer xamarka waayo nafbeey soo bideen xamar cadeey masha allah xudunteydaa ku tuugan xamar cade

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  11. Yasin says:

    a.s.c dhaman walahah somaliyed wa salaman tihin
    waxa iga talo iyo wano ah in ilaaah lo noqdo o leys cafiyo
    wayo somaliland iyo somalia wa mid somalina mel ma ku kala harto waxan naga dhaxeyo hal calan hal dhul iyo dhaqan marka
    qof walal kaga ah ku cawi si walba o kugu bahdo uqdada ha la jojiyo shacab badan o somali hargeysa ah aya qirsan in calankowdu yahay calanaka buloga shanta xidig leh ee somalia marka somali wey is raci donta ha leys ku sabro hana la cawiyo herwaqoyi o dhan hana laka baro mogdisha wayo walaal caroday o aqonsi waye waye kkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. abdiasis says:

    s.c.w
    horta waxaan leeyahay: ninkii kla saar lohow ninkii kala sooc lohow ninkii si xun u,fikiroow aday taladii ku seegtoo sidaad moodayso ma ahee war hooy somalia somaali baa leh . ama somaliland dheh ama puntland dheh ama jinni-land dheh somalia waa soomalia. laan-laan kaan aad maqlaysaan waa wax ay soo safrisay cadowga soomeliyeed ee soo jireenka ah oo ay kow ka tahay ethiopia . tan kale dadka isku dhiibaya koonfurta soomaaliya way saxanyihiin waa dad masakin ah oo soomaaliyeed haddayna xabbadu ka dhacaynin gobolada waqooyiga iyo bariga soomaalia dawladu kama jirto oo dadku waxyaabihii ay u baahnaayeen ee ay dowladu qaban jirtay kama jiraan xoogaa nabad ah oo aan lugu badan ku taagnayn oo ay odayaasha deegaankaas deggan isku afgarteen ayay sameeysteen laakiin wixii kale ee qof bini,aadam ah u baahnaa ayaa meesha ka mqan taas baa kallifaysa inay dadku soo cararaan waxayna la mid yihiin kuwa walaalohooda ah ee koonfurta ka soo cararaaya . marka akhaayreey waxaan idin leeyahay iska ilaaba laan-laan iyo waxaas SOOMAALIYA min raas-casayr ilaa raas-kaanbooni waa isku mid cid ama shaqsi looga daba fadhiisanaayo midnimada soomaaliya inay muqaddas tahayna ma jirto taas qof kastow maskaxda gali. waxaaba lagu fikirayaa sidii looga soo celin lahaa gumaysiga dhulka ku maqan ee sida NFD IYO OGADENIA oo ay kala gumaystaan labada cadow ee ETHIOPIA IYO KENYA mahadsanidiin wabillaahi towfiiq bye

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  13. deko says:

    waxan u jawaaba yaa laxdan cabifataah la dhaho marka hore sweden ma lihid tan labaad afkan aad sheegeyso waa mid inaga dhexeeyo ilaa jabuuti ,somaliland waxadna isu heystaan in aad iswidhishtihiin mida kale adigu waxad aheyd kuwii isbaarada dhigan jirey waxaad na sheegtey been 100kiiba 100

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  14. Khadija says:

    Asc, walaalayaaloow yaan nala kala qoqobin waxa meeshan aan joogno na keenayna waa qabiilka aad hadda ku hadlaysaan ayaan idin dhihi lahaa. Waxaan u haystay inaad intaas ka roontihiin maadaama aad timaadeen wadamo mar ka ilbaxay qabiilka oo qurunkiisa. Bal fiiriya wadankan aad ku nooshihiin meeqa lahjadood ayaa looga hadlaa xitaa Sweden Koofur iyo Waqooyi isku lahjad ma ahan markay hadlaan horaad ka kasee kan ka yimid koofuur iyo tan ka timid waqooyi macnanaheeduna maahan inaysan isku wadan u dhalan. Anniga hadaan dowlada sweden ahaan lahaa kuwiinaan buufiska qabiilka qaba oo dhan sharcigaan kala noqon lahaa Soomaliyaana dib ugu celin lahaa gobolkuu rabo haka soo jeedee. Waxaad wadajir iyo walaaltinimo iyo iskaashi ku weydeena inaad is ruufiyaantaan ku heli meysaan waa iga digniin.
    Wa Bilaahi Towfiiq.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. wadani says:

    waa yaab ma halkaas ayuu xaal maraa fadhi ku dirirkii miyaad usoo rarteen halkaan soomali waa soomaali ninka nabada haystana aölaha usiyaadiyo kan haysana alaha siiyo laakiin waa arin culayskeeda leh meel in lagu dhasho qiimo malahaan waxaa wanaagsan aqoonta iyo deegaanka

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  16. omar says:

    asc walaalaheyga muslimka ahow somalida maba lahan ab iyo isir aan aheyn qabiil dad meel wada degan dagaal wuu dhexmaraa hadane waa laga heshiiyaa qormadan ugama bogan kartaan somalida waxa ay tahey balse an ka hadalno marxalada ay hada tagan tahey somalida waa mid lagu jahwareerey dad isku af ah isku dhaqan ah isku diin ah oo hadane dab iyo basiin isku ah caro allena ay ku dhacdey maxa leysku caaynaa maxad isku heysatiin mid waxuu leeyahey somalida kasoo jeedo meeshaas wey ku fiican tahey in sidaa loola dhaqmo midkalaa u jawaabaya asna kama liito uu wuxuu ugu jawaabayaa doqon baa tahey kuwii laga sugaayey in ay wadanka nabadeeyaana waa kaas jecel oo ku faanaaya in cadow soo galo wadanka kuwa qurbaha jogana ayagaaba kasii daran oo dhul aysan laheyn ayey magacyo ula baxeen sida göteborg kkkkkkkkkkkkk u fiirso hammar kullen och hjälpo waxey la bexeen majeerteen land rymtorget waxa la baxeen hawiye land hisingan sidoo kale isaaq land waa yaabe ma ayagaa iska leh sverige taasina waxey noo cadeyneysaa heerka aan ka joogno qabiilka somaliyeey illaah ka baqa iyo maalinta qiyaamo iska daaya xasidnimada oo qof walaalkiina dhiban hadaad aragtan u gargaara wabillaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  17. Dr Mohamud says:

    Subxaana alaah, masidaan baa u dambeesay Websitekii sharafta lahaa ee kulminayay Dadka SOMALIYEED ee dhibaatooyinka badan haysteeen sidaas darteedna ugu soo xirmay Websitekaan wiilka walalkeen ah ee JIMCAALE ugu adeegayay Umadiisa, war waxan idin oran lahaa intiina aan ka xishooonayn walaalahooda ku xiran websitekaan sharafta leh, ee sidaas foosha xun umada aad kala qoqobaysaan ILAAH BAAN IDIIN BARYEE intiina QABIILKA iyo Qurunka kula dhexjira umada xaqa ha idin tuso.

    Tan kale walal JIMCAALE waxan kaa codsanayaa runtii in aad talaabo degdeg ah aad qaato, waayo sidani sharaf maaha wax wax lala wadaagi karona maaha dadkaan Labada dhinac u kala hadlaayo oo umada dhexdooda xumaanta kula jira, SIdaas darteed intas qof oo Magacooda iyo EMAILkooda aad hayso ee hadaladaas foosha xun isdhaafsanaya anagana anan fiirsan karin WAA IN AAD marka hore u DIGTO qof walba, isla markaasna aad SHARCI KASOO SAARTO ARIMAHA NOOCAAS OO KALE AH si Sumcadda PAGEkaan uusan hoos ugu dhicin una noqon meel QABIILADA wax looga sheego iyo umada SOMALIYEED. qofkii digniintaada qaadan waaya oo dhaqankaan soo celceliyana aad kasaarto mesha. taas waa iga talo.
    Waadna mahadsantihiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. kkkk says:

    kkkk jimcaale wuu kahelaa fadhi ku dirirka oo fadhi kudirir la antiisa webka manuuraayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. hargaysa yare says:

    ASCWWW
    SXB MARKA HORE SALAN BACDA SALAN DHAMAN TIIN WAAAD IDIN SALAMAY RAAG IYO DUMAARBAAA
    WLALYAAAAL RUNTA MARKA LA SHEEEGO SOMALILAND MANTA NABAD AYAA KA JIRTA WAAA RUNTAASI
    SOMALIYAA KONFURRNA WAXAY KA SOCDAA WAAA CUQAAABAADI AY KA GAYSTEEN SOMALILND WAAA INA KARTIID UMAADA AYAA KU DHACAY
    MARKA LAGA YIMAADO TAAASI DADKI HOORE SOO GALNAY YURUB WAXAY LA ISKU DHIBAAA XIRAY REEER WAQOOYI AYAAN AHAY TAASI WAAY SOO DHAMANTAY
    TAAN HADA SOCTAA WAA REEER KONFUREEED AYAAN AHAY MARKA SXB WAA WAX LA SOO WADA MARAY ISKA XAAJISTAAA MARKIINAAA
    ABDI FATAX SXB MID AYAAN KU SHEEGI LAHAAA QABILKA WAXBA HA KA SHEEEGIN ADIGU WAXAD TAHAY KUMA GARANAYO QABI

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  20. abdiasis says:

    s.c.w
    waxyaabaha aad ku hadlaysaan qaarkood waa farxadda gumeysiga iyo bahdilka ummadda soomaaliyeed. inta aad iska horjeeddaan ee aad ku haysaan hebel-land iyo hebel-land ayuu cadowga ummadda somaliyeed idinka faa,iidaysan ee aad ogtihiin uguna horeyso gumeysatada ETIOPIA ee u diidan inay degto somaliya wax ka badan labaatan sano marka waxaan idin leeyahay saxbayaal fikira ha ku meeraysanina wax aan meel idin gaarsiinaynin . qabiil iyo laan iyo wax la mid ah waa daciifnimo awoodiina iyo karaamadiina iyo xudduudihin iyo xeebihiina iyo barwaaqada ilaah dhigay dhulka somalia saad ku intifaaci lahaydeen ka sheekaysta intaad wax qudhun ah ka shekaysanlahaydeen waa iga dardaaran . haddii xagga badda la dhoho waxaa ku filan soomaliya oo dhan DEKEDDDA BERBERA AMA DEKADA MUQDISHO AMA TAN KISMAAYO AMA BOOSAASO haddii xagga beraha la dhoho waad la wada socotaan waxaa geeska africa oo dhan ka soo hadhaya jubbada hoose iyo shabeelada hoose dhinaca xoolaha haba sheegin adduunka oo dhan bay ka soo hadhayaan marka bal dib ha isu eegto soomaali intay ku mashquulsantahay wax aan macno lahayn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. sanaag says:

    ASC meeshan waxa ka buuxa dad markey maqlaan somaliland xanuusanaya ama reer waqooyi waxaasina waa xaasidnimo tan kale waxa la yidhi geel laba jir soo wada mar mahadey isu qaateen in ay sweden leeyihiin walaahi waa yaab iska daa soomaalilandne waxa sharciga kuqaatey itoobiyaan markaa hadii aad sidaa u hadashaan waad yaabi doontaa cabdifataaxow iyo wixii ku soo raacaba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. yaa alaah says:

    War wax isku reeba ileen 1 jir aa nahee…………istaqfurulla

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. Massago says:

    Hadii lagu dhaho matihid reer muqdisho
    oo canjal lagaa duubo noohda iyo aboowe ugu roonoow canjalka
    hakala soocin rag–dumar ayukaa yaabaayee

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  24. ahmed says:

    aniga asalkeega puntland ayan kaso jeeda lkn waligey matagin puntland waxan ku koray muqdisho ciyaalka xaafada dhane hada la i keno ayad igama qadanayan wara halakala xishoodo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. ciyalka-xaafada says:

    sanaaag aa la yidhi sharci kuma heleesid sxbey aa la dhahay horta dheh se cmlka warka adeeg haka dhigin isjilci

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  26. ciyalka-xaafada says:

    nin american ah aya hargeysa kaso dagay markasu yiri here is somali-land taas oo ula jedo mesha wa dhulki somalia marakse magac wada kale noga dhigi rabaaan walaxowla

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  27. ps says:

    muqdisho waa tee ma tan la ciir ciireysa ciyaalii AMISON IYO KUWII ITOOBIYAANKU KA TAGEEN waa muqdisho kudhashay sanadkii 2009kii 1000kun itoobiyaan ah sanadkana waxa ku dhashey 2000kun oo AMISON ah sida ay warbaahintu sheegtey iyo TVYADA IYO CALAALKA GABDHAHA KA BAXAYA OOHINTAA KA SII DARAN

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  28. xamdi sweden says:

    Muranka ha yaraado
    hoosha ka badnaato
    dad walaalo aan nahay
    cid kastoo afka somaliga ku hadasho
    Muqdhisho waa in caasimad, ma diid ama yeel.
    Gumeesi ama ciidan shisheeye kasta oo wadan imaado
    waxyaabo badan ayuu fursad u hela sida guursiga gabdhaha wadanka u dhashay, taasne waxa sabab u ah Ragiina somaliyeed oo Ragaas idinla mid ah ka cishan weydeen gabdhihiina oo xooga ku heeso,
    Qisooyinka badan oo naxdinta leh yaa u sabab ah waa ADINKA OO ISKU TILMAAMO INAA CAQLI IYO AQOON KA DHEERTIHIIN

    taasne waa riyo ragnimo lagu wayay
    si walbo….Samirkaa sad lagu helaa
    waxa jawaabtane ku socotaa Ps

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  29. daggvff says:

    kkkkkkkkf

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. daallo says:

    WAXAAN IDINKA CODSANAYAA MAALINBA MEEL AYAA LAYSKU DHIIBA SHALAY WAQOOYI MAANTA KOONFUR SIDAA DARADEED IDINKU HAYS XAASIDINA WAXA TIHIIN DAD WALAALO WALIBA HAL DIIN WADA HAYSTA MISANA ISKU LUUQADA AH MAAMULKUU DOONO HA AHAADO XAASIDNIMADU MA FIICNA ILLAHAY HA LAGA BAQO

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  31. kiisaba Daryeele says:

    asc aqiyaarta dhamaan waad salaamantihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. dhalaankii axanka isku qoonsaday saw maahan sheekadu says:

    aniga kol un buu aabahay ii dhiman. waa sheeko soomaaliyeed oo ku haboon wax meesha wax ma garatadu ku qorayso. laba kuray ayaa mid aabihiis dhintay axankii ama ducadii tacsida ayuu sxb hilibkii ka qadiyay, kii la qadiyay ayaa ku hanjabay in isaga mar uun aabihiis u dhiman doono. walee sheekadu waa tii dhalaankii

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. HARGAYSAAWI says:

    KOLAY WAXKASTA WAANU U DULQADANAY WAXII AFKIINA KA SOO BAXA WAXBA UMA ARAGNO ..LAKIIN OGOOW AARKA HADII JABAQDA LAGU BADIYO DULQADKIISA WAA UU YARAADA OGOOW SIYAASADA AFRICA RAGA BADALAY WAA NIMAN REER SOMALILAND LKN MASKAXADA AYAA KUGU YAR WAXAA DHICI DOONTA MALIN IMAN DOONTA IN AAD TIDHAAHDAN KONFUR WAXAA QABSADAY KENYAN IYO ETHOPIAN OO UU DHUMO CALANKA AANU IDIIN SAMAYNAY .. GARO NINKA AAN FARTA KU GODAYAA WAA ADIGEE

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  34. Magaca...muntas says:

    K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k waa yaabe ilmaha ku dhashta xamar xiliga gumaysiga qadar ale u qoray lk mada laga raba risaqisa ps walal sida aad adiga ila sheganeyso ayu canuga gumaysiga ku dhashaday u u qadana dhalashada somaliga ah wana somali midasna adugu madidi kartid wayo wadanmo badan ayaa sidas lagu dhalay warxumada waa ceeb Xamar caday xaruntayda rumaaday xamar caday xuduntayda ku dugan xamar cadayyan an u xisaye xamar cadeyee ale hano dajiyo xamar caday hal haben mel kale majogene qurbo faaido maleh siiba dhulka barafka ka dhacayo yan lays xag xaganin o yan lays nicin walalayal somaliya somali baa leh wabilahi towfiiq

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  35. puntlander from goteborg says:

    hargeysaawii wad riyooonaysaa sxb khayaali bad kunooshihiin iyo huuuhaaa kkkkkkkkkkkkkk,,,,, iska yareeya marqaanka aad gaarteene hormar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  36. Hassan says:

    Anaa idin wasa dhamaan mucaaradka ka xun Somaliland. Furuq yahay uu talyaanigu dhulka kaga tegay wax qabsada oo sidan isku dhaama. Haday Somaliland wax qabsatay intaad leedihii ku dayda oo iska daaya xaasidnimada iyo xinka, horaa loo yidhi xaasi ma aflaxo. Markaa wax idin hayaa waa cuqubadaad hore u gasheen iyo waxaad dadkiina iyo dalkiiba ku samayseen ee is daba qabta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. somalilander says:

    horta reer xamar wuxuu illaaahay u gubaya oo uu gaaajo iyo magac xumo u haysataa caalamkana ay uga hadheen sumacadii somalida kalana ay ula dageen waa xaasidnimo iyo xiqdinimo nin wadanka somalia ka yimid gaar aah koonfurta iska daa cid kale iyaga ayaa is xaasida oon waxba isku ogolayn ma nafbaan ka sugayaa xayawaan tiisiiba daryeeli waayey oo naftiisii xataa xaasid ku ah iyo noloshoodiiiii anaa wasa somalia IAM SOMALILANDER NO MORE FUCKING SOMALIA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  38. anna says:

    HEJ ALLA SOMALIER LYSSNA PÅ MIG JAG SER MÅNGA OLIKA SKRIV OCH JAG TROR INTE ATT DET ÄR ATT NI PRATAR SÅ , NI ÄR SAMMA FOLK. OCH SAMMA RELEGION VAST OLIKA LANDSKAP, NORRA OCH SÄDRA SOMALIA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2