Lix iyo tobban sanno ka dib Yaasmiin waxaa loo musaafurinayaa dalka Jabuuti

Haweeney asalkeedu yahay Jabuutiyaan, balse markii ay Noorweey timid sheegatay ineey ka timid Soomaaliya, ayaa haatan dowladda Noorweey waxaa ay biloowday ineey kala noqoto dhalashada dalkaasi.

Sheekadda haweeneydan ayaa bilaabatay sanadkii 2104-tii, markaas oo ay barteeda facebook ku qortay ineey tahay Jabuutiyaan. Haweeneydan ayaa dalkaasi timid sanadkii 2001-dii,  waxaa ay markii dambe guursatay nin u dhashay dalkaasi oo ay u dhashay afar carruur ah. Yaasmiin oo kiiskeedii daba gal lugu hayey waxaa markii dambe cadaatay ineeysan aheyn soomali ee ay tahay Jabuutiyaan. Laanta socdaalka dalkaasi ayaa muddo labbo sanno ah waxaa ay Yaasmiin ku amreen ineeysan soo galin.

Horey ayaa waxaa dhalashada dalkaas lagala noqday Mahad Cabiib oo ah sida goor dambe lugu sheegay Jabuutiyaan sheegta soomaali, luguna amray inuu ka baxo dalkaasi.

 

Somaliska.com-Göteborg

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

3 Responses

  1. Macquul says:

    Gabadha uga yaraan ninkeeda ayaa barnaamijka ka danbeeyo waa sideey ila tahay

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Abdinasir says:

    Ganahi diinteeda ka doorsata gaal xun sidaan ayaa u danbeeneysa bal eega cawradeedee qaawisay nin aan saxarad iska dhaqina sariir ayee la seexatay subxanalah.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. ibrahim says:

    waxan waxa ka danbeeyo ninka afat carur nin muwaadin wadanka u dhashay hadii carur u dhashay wadan walba ah ka so jeedo sharci cilinaayo ma jiraan dantii laga laa ayaa laga gaaray waaa ninka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *