Magaca nabiga oo noqday kan ugu caansan caasimada Norway

Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku dasha wadankaan. Hadaba waxaa ka sii farxad badan in magaca Nabiga (nnkh) uu yahay kan ugu caansan ee ku jira 1# magacyada loo bixiyo wiilasha ku dasha caasimada Norway ee Oslo.

Waa sanadkii sadexaad ee Mohammad uu yahay magaca ugu caansan  magaalada Oslo. Magaalooyinka kale ee Norway kuwaasoo magaca Mohammad uu kaalinta koowaad kaga jira ayaa kala ah Lörendal iyo Nittedal.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. Da says:

    MAASHA’ALLAAH, ALLAAH,SW/ asaga, ayaa,xaqa ifinaayo,

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  2. Cabdirisaaq says:

    عليه افضل الصلاة والسلام

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  3. Anas says:

    Honom välsignelser och fred

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. Daus says:

    ALLAHUMA SALI CALA MOHAMMAD.
    I LOVE RASOOLALLAH <3

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

  5. hanna nalka says:

    Masha allah Alx

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  6. ali says:

    MAHSLLAH WAA WAX LAGU FARXO

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  7. Haykal says:

    somaliska markaay aaay leedahay nabiga yacniiii ma u quuuri wayday in aaay ku daraaan SCW oo ah salalahu calayhi wasalim

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1