Malmö: Yuhuuda & Muslimiinta

Isbuucaan waxaa magaalada Malmö qarax loogu geystay goob ay ku cibaadaystaan dadka yuhuuda ah ee ku nool magaalada Malmö. Ka dib qaraxa ayaa boolisku soo xireen 2 dhalinyaro ah.

Magaalada Malmö ayaa noqotay goob caan ku ah naceybka ka dhanka ah Muslimiinta iyo Yuhuuda balse arinta cajiibka ah ayaa waxay tahay in dhibaatooyinka loo geysto Yuhuuda lagu eedeeyo in ay ka dambeeyaan Muslimiinta qaasatan dadka carabta ah ee ka soo jeeda bariga dhexe.

Mowduuc lagu qoray wargeyska Expressen ayaa lagu soo bandhigay qisooyin ku saabsan macalimiin wax ka dhigta iskuulo ku yaala Malmö oo ay aflagaado iyo bahdil kale u geysteen ardada ay wax u dhigaan. Sheekooyinkaas ayaa waxaa ka mid ah markii uu Arday yar diiday in uu fasalka soo galo, markii macalinka uu waydiiyay sababta uusan u soo galeyn ayuu yiri Hooyo iyo Aabbe ma ogola maadaama aad Yuhuud tahay.

Dadka Yuhuuda ah ee ku nool Malmö ayaa tiradooda lagu sheegaa in ka yar 2000 qof iyadoo sanadihii dambe ay qaar badan isaga guureen magaaladaasi ka dib dhibaatooyin loo geystay. Inkastoo dhibaatooyinka loo geysto Yuhuuda ay lug ku leeyihiin cunsuriyiinta cadaanka ah ayaa hadana waxaa jira dad Carab iyo Muslimiin ah oo Yuhuuda kaga aarsanaya dhibaatooyinka lagu haayo Falastiiniyiinta.

Arinta la yaabka leh ah ayaa ah in dadkaas Muslimiinta ah ay ka cabanayaan in lagu hayo cunsuriyad iyo naceyb maadaama ay Muslimiin yihiin balse ay caadi la tahay in ay iyagu dhibaateen dadka Yuhuuda ah. Arintaas ayaa u muuqata mid foolxumo ah maadaama qofka Yuhuudka ah ee ku nool Sweden ee haysta dhalashada Sweden uusan wax dhibaato ah u geysan dadkaas. Isla markaana aysan sax ahayn in laga aarsado qof aan dambi galin.

Haddii Muslimiintu ay doonayaan in lala dagaalamo naceybka iyo Cunsuriyada ka dhanka ah Muslimiinta, waa in ay yaqiinsadaan in sidaasi si la mid ah loola dagaalamo cunsuriyada ka dhanka ah Yuhuuda. Sidee kula tahay adiga?

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

19 Responses

  1. mr aniga says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 7

    • wiil kula yaabay says:

      waa wax lala yaabo intaad meel soo istaagtay ayad tiri yaan la taaban yuhuuda war heedhe hadaad dahab ku qubeyso inay nabad kugula noolaadaan haka sugin lugooyo ayay ka shqeeyan muslimiinta ay u dhigaan bes marka wuxuu ale sheegay iyo rashulkisa inan yuhud la aaminin miyad adiga na leedahay wax idinma dhimayane daaya waxbaa la qoraa yad maqashee haysku danbaabin diintana baro kadib wax ka qor

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. AHMED SAID says:

    waxay ila yahay meeshaa nin yuhuuda ku aragtaa hadaanad dili karin oo wadankan sharci ka jiro sidaan u dhibaateyn karto haloo dhibo yuhuuda dila oo cunsuriyeeya oo meeshaad ku aragtaan cadiba oo intey falastiiniyiinta ka jareen halaga jaro waa nimanka anaga iyo nasaaro isku kaayo direy waa nimanka caalamka haligey hala qarxiyo hana la dilo

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 8 Thumb down 5

  3. wiil hoog says:

    waxay ila tahay yuhuudu iyagaa dhibkaa isku keeney nasaaro iyo muslimiin ayey isku direen caalamak wey dhibeen halaga qabto ilahow umadaan naga qabo yuhuuda waan in ilaahay inaga qabtaa insha allaah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 1

  4. Cade says:

    Ku: Walaal Jimcaale ugu horeeyn Yahuud waa Yahuud ha qaataan dhalasho Swedhish eh ama yeeysan qaadanin adiga maxaa kugu qasbaayo in aad cunsuriyeeysid dadka carabta eh oo aad farta ku fiiqdid mar walbo qaxooti waa qaxooti carabta sidee rabaan ayeey u dhaqmi karaa boliska ayaa la xisaabtamaayo qofka qalad sameeyo marka eedeeynta aad eedeeyneeysid dadka Islaamka eh iska daa Yahuud iyo karistaan wee isaga kaa dhowyihiin mana is cunsuiyeeyaan ee caadi iska dhig….

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 1

  5. F.M says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 6

  6. Muslima says:

    Walaal “Yuhuudu” ayagaa mu,aamarooyin maleegaayay wixii cunsuriyeeya maxaa Muslim kadhigay. siyaasad ayeey kagaareen iyo Islaam naceeyb.waxayilatahay waxay rabaan in ay Swedan waji ugahelaan iyo nacaybka Islaamka oo ay muujisan la,yihiin. carab haday ilmaheedi laayeena makahari la,yihiin. Hala laayo ilaa yoomiddiin.Insha,alaah markay meel qarisa waayi lahaayeen ayaa soo dhow hadda. الله اكبر

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  7. from malmö kkkkkkkk says:

    anagaa malmö ku nool wax la cunsuriyeeyona ma jirto wax walba caadi ayey u socdaan meeshana waa la qarxiyey wax sidaa u sii buuran se lama yeelin wana la hayaa dadkii falkaa geystay, dhanka kale yuhuudi ama islam ama diintuu doono qofku ha haystee waxaan amin sanahay in afkaag iyo adinkaagaba laga nabad galo, oo aan dadka lagu dhibin carabka iyo ficilba. waa rayigayga.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 1

  8. sucaad says:

    Horta jimacaale anigu waan fahmi wayee diintee haystaa horayne wuxuu usoo qoray yaan laga mudaharadin cayda nabig CSW hadana waxuu leeyahay yuhuud waxba umay gaysan muslimiin waxan ku leeyahay meel kastoo yuhud joogo muslim wa neceb yahay wana inay cadaddiyaan dhaman muslimiintu

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  9. ahmed najid says:

    salaan kadib akhyaareey ninkaan jimcaale la dhaho waa in wax loo sheegaa war yuhuud waa yuhuud waligiis sima badalo midda kale aduunkaan ma jiro qof sharciga israel haysta ninka sharcigooda qaata waa inuu yuhuud yahay maahan mid kalee waa asal inuu yahay nimankaas waa nimanka aduunka qasaya waryaaahe maadan ilaahaga tawakal saaranaynin nin yuhuudiya walaahi inuusan axsaan kuu sameeynaynin all waa isku dabeecad mid kastoo dhasha waxa uu ku fakaraa aduunkaan siduu gacanta ugu dhigi lahaa war nimankaan niman juhalo ah mahan waa wada khubaro maahan dad dheel dheel ah soomaalaay sidaa ula socda yuhuud ninkii jaanis ku hela ha gubo ha dilo kan taageerana waa jaahil macasalaama

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  10. Run Sheeg says:

    waa idin salaamay aqyaarta , teeda kale walaahi aqoon la aanta dhibaato weyn ey leedahay qofka haduusan cilmi mid diini ah iyo mid aduun ah haduu san laheyn waa dhibaato walaahi jimcaale umadaan sabir ey rabaan iskaaga dul qaado .war anaga muslin ayaa nahay yaa wax kugu qabsado oo diintaada in aad umad kale aad dhibtaan ma diinta ayaa qabta in yahuuda mise noocoo rabo hanoqdee in la qarxiyo acuudu bilaahi minal jahli , nabiga csw dariskiisa ayuu yahuud ahaa qarax iska daa wax u dhaw ma maqlin marka somali hadaa tihiin caatifiyad ayaa wax u fahamteen maahinee cilmi ahaan ma u taqaaniin wadankii ayaa soo qaribteen jahli dartiisa acuudu bilaahi minal jahli

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  11. sucaad says:

    RUN SHEEG LAMA BANAYAN IN LAYS QARXIYO WAA SAX LKN MIYAA LA BANEEYAY IN QOF YUHUUDIYA LASOO DHAWEYSTO AMA NIYAD LA SIIYO WAA MAYA TAS WEEYE TA LAGA HADLAYAA WAXANA JAHILA QOFKA DADKA KU WANIINAYA YUHUUD WAX HA YEELINA HANA NECBANINA WAAYO IYAGUBA MAL KUMOWDKII DILI LAHAA WAY KA NECEB YIHIIN MAGACA MUSLIM KAMANA RALI AHADAAN ILAA IYO AAD DIINTOODA RACDO MARKAA MAXAA INOO DIIDAY IANAN NACNO NACALATALLAH YUHUUD IYO NASAARABA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  12. xudurow says:

    JIMCAALE,,,, sxb waxa ku shegaya yahuudiga MALMÖ jooga iyo kan xabada ku haysta reer Falastiin wa isu mid,, sababto yahuudi meelkasta ha jooge bilkasta lacag ayu bixiya,, lacagtasna waxa lagu dhibaatanayo wa adiga midakale yahuudi subax walba u so tooso wuxuu ka shaqeynaya sidi isu tusi laha muslim iyo nasaar,, any way sxb swden muslim iyo yahuudba wa lagu so dhawayay siba hadana yahuuda aya laga jecelahay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. huseen says:

    walaal jamcaale aniga waxeey il latahey yuhuud iyo islaam ilaahey yaa abuuray lakiin hadii ladhaho falastinin yaa loodili yuhuud adiga adigi dhibaka sameeyey yaa jeela gali sax nabi mohammed yaa ladhahi jirey iska dhaafa intabadan ee nakana waa inaan ku dayano rasulka anigu waan dhihilahaa dhib kii sameeya haa loosheego dowlada hadii aad disho dhib yaa kaaga kordhi sax fikirkeegu wakaa sxb sac

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. Yahuud Gabalkeed Waa Dhacay says:

    Dhegta Dhiiga u Darad Dulliga waa Dameer iyo Djhegihiise ,, Caruurtsa iyo Dumarka niska jira kaliya ,, Waxa Falastiin ka wada waa kuwa MALMO jooga waan taageeraan , dhaqaalana waa u hurraan YAHUUDI waa yahuud

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  15. NASRA says:

    asc naclatullaah yahuud iyo nasaara wana la gumaadi doonaa waana la xasuuqi donaa lakiin waa waqtigeeda haduu alle yiraa mida kale illaahay raali kama aha kamana noqonayo qof bani aadam ah oo an adiga wax ku yeelin inaad dulmisaaa isagoo alle ku casiyeye ayuu hadana risaq siiyaa cafidaad siiyaa aqli siiyaa maka waxaa fiican in aad amaan galiso qofkaan wax ku dhimayn alle ayaa abuurtee asaana lla xisaabtami doonee WABILLAAHI TOWFIIQ

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  16. Kaafiya says:

    Jimcaale adiga maxaa islaamka wax oga sheegtaa marka ku arko ninyahow ilaahey ka baq ha dambaabin Jahlina yuusan kula tagin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  17. Ahlan says:

    War wax idin khayer badan an idin sheego zamankan wakii rasulka s.c.w hore u shege halkan in ad ku dodan waxne idin tari mayse e ordaha masajida ku orda

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. realism says:

    aniga waxay ila tahay in aynaan cunsuriyad samaynin, maadama oo inagu aynu ka cabano cunsuriyada hadaynu muslin nahay.
    waxa jirta halkan markaynu joogno inga iyo yuhuuduba waxaynu nahay dadka lag tiro badanyahay oo waxaynu iska kaashana ladagaalanka cunsuriyada iyo barnaamijka is dhexgalka waxaynu kana midaysanahay waxyaalo inaga iyo caruurtenaba udan ah sida in aan qaansiirka caruurta lagu siinin iskuulka iyo in wiilasha la gudo markaa halkan markaynu joogno waxynu wax isku nahay cidii aynu isku hadaf iyo isku dhibi ina haysato ee aynu iskaashaayno, marka xaqiiqada yaan laga tagin marka uu qofku qorayo fikirkiisa hana is odhanina websiteka soomaali uunba akhrisanaysa,
    ee fikirkeena aynu ka run sheegno

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0