Mid ka mid ah dokumintiyada sirta ah ee uu fashilay websiteka Wikileaks ayaa soo bandhigay qoraal sir ah oo uu safiirka maraykanka u fadhiya Sweden ku tilmaamay Wasiirka Arimaha dibada Sweden Carl Bildt "Ey awood dhexe leh". Dokumintiga oo la qoray sanadkii la soo dhaafay ayay safaarada ku sifaysay wasiirka nin laga xushmeeyo Sweden balse xirfadiisa siyaasadeed ay hooseyso. Mar uu wasiirka la kulmayay xoghaya Amaanka ee maraykanka ayay safaarada ka digtay awooda Bildt uu u leeyahay in uu qofka hadalkiisa marsiiyo asagoo isticmaalaya hadal maldahan. Wasiirka ayaa sidoo kale lagu sifeeyay mid xiriir aad u dhow la leh raysal wasaaraha Sweden asagoo wasiirku mararka qaar go'aamo kaligiis kaara. Sirta uu fashilay Websiteka wikileaks ayaa ceeb ku noqotay maraykanka ayadoo dokumintiyada la soo bandhigay inta badan lagu aflagaadeynayo madaxda caalamka.

Maraykanka oo wasiirka arimaha dibada Sweden ku tilmaamay Ey

Mid ka mid ah dokumintiyada sirta ah ee uu fashilay websiteka Wikileaks ayaa soo bandhigay qoraal sir ah oo uu safiirka maraykanka u fadhiya Sweden ku tilmaamay Wasiirka Arimaha dibada Sweden Carl Bildt “Ey awood dhexe leh“.

Dokumintiga oo la qoray sanadkii la soo dhaafay ayay safaarada ku sifaysay wasiirka nin laga xushmeeyo Sweden balse xirfadiisa siyaasadeed ay hooseyso.

Mar uu wasiirka la kulmayay xoghaya Amaanka ee maraykanka ayay safaarada ka digtay awooda Bildt uu u leeyahay in uu qofka hadalkiisa marsiiyo asagoo isticmaalaya hadal maldahan.

Wasiirka ayaa sidoo kale lagu sifeeyay mid xiriir aad u dhow la leh raysal wasaaraha Sweden asagoo wasiirku mararka qaar go’aamo kaligiis kaara.

Sirta uu fashilay Websiteka wikileaks ayaa ceeb ku noqotay maraykanka ayadoo dokumintiyada la soo bandhigay inta badan lagu aflagaadeynayo madaxda caalamka.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. abdulkadir says:

    caadi mahan waa mid lobahanyahay sirta siyasada calamka ee ku dhisan is daba mareynta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Mr shanle says:

    Sxb runti waa arrin lo bahanyahay fashilka u sameyay website ka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1