Maxkamada Midowga Yurub oo laga yaabo in ay wax ka badasho heshiiska Dublin

Mooshin cusub oo loo bandhigay maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa lagu dalbaday in wax laga badalo migrationsverket-nidaamka Dublin ee sharciyeeya halka qofka soo galootiga ah iska dhiibayo. Mooshinka maxkamada loo bandhigay oo quseeya dadka da’da yar ayaa lagu dalbaday in sharciga Dublin wax laga badalo oo caruurta loo ogolaado in sharci laga siiyo wadanka ugu dambeeya ee ay iska dhiibaan.

Nidaamka Dublin ayaa hada ah in qofka soo galootiga ah uu xaq u leeyahay in uu magangalyo ka dalbado wadanka ugu horeeya ee uu Yurub ka soo galo ama uu iska dhiibo. Maxkamada Yurub ayaa la filayaa in ay arintaan qaraar ka qaadan doonto.

Go’aankaan ayaa haddii ay maxkamadu qaadato waxa uu fursad siinayaa dadka isku dhiibay da’da yar ee faraha looga qaaday wadamada qaarkood in ay iska dhiibaan wadamada kale ee Yurub.

Dhowr wadan ayaa ka soo horjeestay mooshinkaan oo ay ugu horeeyaan Sweden iyo UK. Wadamaas ayaa ku dooday in arintaan ay abuurayso in uu bato socodka magangalyo doonka.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

14 Responses

  1. qodhan says:

    ***AFLAGAADO WAA KA MAMNUUC SOMALISKA.COM ****

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 4

  2. ,SUBXANA LAAH says:

    ASC/walala yal salan kadib waxan kaxumahay ruxan WATA QODHAN, muxu kucayay wilkan warka soqoray midakale warakan wa run o mela badan ayan ku arkay wlh wana sitimanki hore markan warbahinta an ka aqriyay any way dulqadka badi jimcale,k.k.k.k.k.k.k.k.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. niimco says:

    dhamaan waxan lahadlay dadk soo booqda somaliska ninkan jimcale waxa wara uu hayaa majir shekadiis waa been markaa iska jiira walalo ninkan waxauu ku shaqayst been waxuu soo qorayo waa wad been meeday shekadii ulah waxan lakulmayaa Migratonsverket on waydiinay sualo ee soqora waxan way diiyo war yaa ilahay kabaqo oo dadk been kade soo boqashad wabsadka waxad ku helays lacg ee

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  4. Abdi says:

    Kuli walaalaha waa salaamantihiin ninkan walaalkiin eh oo warka idiinsoo gaarsiyo oo soo turjimo luqad aad fahmeysaan idiinku soo qoro asxaankiis mahadcelintiis wexey naqatay in la aflagaadeeyo miyaa. Waxa uu sheego mise soo qoro waa aqbaaraad jiro, mida kale hadii uu dhahay migrationsverket aanla kulmeynaa waxad kacabaneysaan soo gudbiya. Asaga hooshiis wexey eheet inuu u godbiyo aqristayaalkiis cawashadood. In aad natiijadii heshaas hool asaga uu leeyahay ma’ahan. Marka halsameeya aqline isticmaala ninkaan walaalkiin ahne ha u gafina. Hool aad u muhiimsan uu kuligeyno noo wada haayaa. Marka walaalka la aflagaadeyayne aad u raali noqo. Wabillahi tawfiiq.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. Waaberi says:

    Somali was tapas faaido malan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. abdi salam says:

    asc. waa mahadsan tahay waxan ka mid ahay dhalinyarada wepka ku xidhan sxb waa war farxad leh lkn waxa aad inta badan warkaaga u badisaa xaga dhalinyarada duplinka ah why waa kuwa markasta jecel is bedelka arimaha noocan oo kale ah wixi war ah ee aad duplin ka hesho si dhaqso ah noogu so gudbin thnks bro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  7. Waaberi says:

    Somali waa. Taas. Faaido malahan Abaalna malahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. Waaberi says:

    Axmaq fowqul axmaq ninka dadka waalidkiis ceeynaayo muusan ogeen in lugu cadaabi karo intaas

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. ifrah says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somalia somalia somalia kkkkkkkkkkkk gacan ayan u taagay horta waxan isweydiiya marmarka qar ma somalida kiiliya waxa dhibka jeceyl mise dadkale aya nolaqaba dhibka wan yaabay e mayaabteen ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  10. HADAL FIICAN KU HADLA HADII KALE ISKA AMUSA. says:

    hadalka wanaagsani waa sadaqo, markaa kuwa caytamaya waxaan leeyahay ilahay ka cabsada, oo cayda iska daaya, hadaad wax dhaliilaysan adinkoo caytamin sheega, dhanka kale waxaan ahay aabo ubadkii ka maqan yihiin ee cidii war ka haysa maxkamada göteborg ee layidhaa förvälltning rätten, hanala soo socodsiiso waayo mudo ka badan 5 bil ayaan go,aan ka sugayaa walina waxba kama hayo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  11. Yasin says:

    asc aad ayaan kuu salamay walal salan kadib waxaan ku weydina aniga waxan meshan ka aqristay information ah ruxa heysto resadukumint waxaa uu ugu egyahay 5 sano kadib maxaa laga yelaya ma basaboorka weyn mase waa la celinaya mase dalbankara svenska med börjare intaasan ku weydina ebow cade bal iiga soo jawaab adiga oo mahadsan?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. HADAL FIICAN KU HADLA HADII KALE ISKA AMUSA. says:

    yasin “”waxaan umaleeynayahaa an aad sogto ilaa 8 sano tan kale wararka aqrii soo malin kast sedda aqoonsega maxdweyn xasan sh mohamuud oo aqoonsado markaas waa okey 5yrs, lkn intaas 8yrs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. axmed naruuro says:

    sx jimcaale iyo bahda somaliska waa idin salaamay salaan dabadeed hadii aan nahay dadka ku xiran somaliska maanta ma.ahan in aan dhaleeceyn u soo jeedino sx jimcaale aan is weydiino jimcaale maxuu mudan yahay waa su ,aal u taalo bahda ku xiran somaliska ani fikrad ahaanteyda jimcaale waxuu mudan yahay bilad sharaf mida ugu qiimo badan jimcaalow waxaan ku leenahay hoeshaada meeshaas iyo meel ka sii dheer ka sii wad guul ayaan kuu rajeeneynaa hadii aan nahay bahda ku xiran somaliska

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0