Mid ka mid ah raggii Göteborg lagu xiray oo la siidaayay

Mid ka mid ah afartii nin ee la sheegay in ay xiriir la leeyihiin xarakada Al-shabaab ee lagu eedeeyay in ay maleegayeen weerar argagixiso oo ay ka geystaan magaalada Göteborg isbuucii la soo dhaafay ayaa la siidaayay.

Ragga lagu kala magacaabo Salar Sami Mahamood, 23, Abdi Aziz Mahamud, 26, iyo Abdi Weli Mohamud oo 25 sano jir ah ayaa maxkamad ku taala magaalada Göteborg waxay amartay in xabsiga lagu sii hayo balse waxaa la sii daayay ninka lagu magacaabo Mohamed Adel Kulan oo 24 jir ah ka dib markii la sheegay in aan loo hayn cadeyn ku filan sii hayntiisa.

Qareemada matalaya wiilasha xabsiga lagu haayo ayaa sheegay in ay racfaan ka qaadanayaan xabsigooda maadaama aysan jirin cadeyn ku filan oo lagu hayn karo. Qareemada ayaa sidoo kale cambaareeyay qarsoonida kiiska lagu haysto raggaan iyadoo aan wali si cad loo soo bandhigin eedeymaha ka dhanka ah.

Raggaan ayaa la soo xiray sabtidii la soo dhaafay ka dib markii la sheegay in ay qorsheynayeen in ay weerar ku qaadaan goobta lagu magacaabo  Röda Sten oo la filaayay in uu yimaado ninkii nabiga aflagaadeeyay ee lagu magacaabo Lars Vilks.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. ramla says:

    intiiba muslim ah oo gaal gacantiis ku jira alah hakasoo furo

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 2

  2. Axmadeer diikow says:

    Al shabaab kuwo taageersan iyo kuwo ah ba allah qabto balaayo aan hareynina allah u keeno amiin dhaha mise waa cabsaneysiin lol

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  3. Samsam says:

    Ninki gadh leh ee shanta salaadood ku tukada masajidka waxa laleeyahy wa argagxiso.subxanallah ilaahyo sharkooga dadkan ha naga qabo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  4. ramla says:

    AL shabaab iyo argagixiso waxuu yahay qofkaa alah ayaa og aniga waxan leyahay muslim mahan inuu gaal gacantiis galo ALAAH magaliyo intii ku jirtane alah hakasoo furo insha allh

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

    • mohamed says:

      Masha allah waan ubogay caqlika ramla, ramlow reer maleedahay? hadii aad leedahay allaha kuu barakeeyo hadii aadan laheen plse contact!

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  5. hamdi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shukansi ma kabilowden hadann webkii qatar .com intii islama ilahay ha u kalmeyo intii shar wadan alahnaga qabto shabab wabalayosomaliloosoodiray wixiitageran ilahay hanag qbato wakuwas dadka masakinta malinkasta gawracaya diinte waye ma mid shabab samaystay ba koay dinta islamka waxas lagumahaye qof miskina oo shabab ah micnah dhalinyara arday ah dawlad an shuqulkulahayn war nodagalan ayay kugawracayan ya rabi ada awode kuwas nag soogar hambads somali kahartay ilahay ka qabo hambay kadhigen inta niyada kategarsan iyo ayagaba alaha jabiyo ducadeni kolay hada ilahay inu aqbalay ayan darensanahay inta kudhimana alaha is racsho somaliya ha isracdo insha alah somaliya hanoolato

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. mahad omar says:

    dad la xiray islaamnimadooda lagu haystaa alaha u maciin6

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. fatush says:

    Dhamaan inta muslim ah waa salamay salaan kadib war alle kabaqa nimankaan kher alaha siiyo gaaladaani alaha kaso baxsho gacantooda ,teeda kalay alshabaab iyo argagaxiso oo dhan wa muslinimada ninki haysto oo dhan ama ay ka muuqato aya la yiraahdhaa hada nahay anaga muslim waxa u nahay gaalada argagaxiso marka maanta ma u malaynaysaan haday ahaan lahayn argagaxiso wiilashaani ama sida ay ku tilmaamayan ba al shabab in lagu waayn laha cadaymo ama la so daayn laha wa gaalo wa kufaar kuwaani diin naceeyb aye ku gaarayn ,marka hadi lagu tilmaamayna in ay damcaayn in ay qarxiyaan goobta u so fariisanayo kaafirka daalimka ah ee Lars Vilks wa najis u baahan in la qarxiyo waaye nabiga ninki aflagaadaye diintena faragashaday wa in aan ladagaalamna haday 4taasi qarxinin wa la qarxin doona inshalah kaafirkaas meel looga hari maayo inshalah haday u malayeyaan in u sidaasi ku fakanaayo hadaba swedishkaani wa qaldanyihiin wcwww.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. abdislan says:

    waxaan filayaa arinta ku saabsan ragga la qabtay ee wax maleegayey aysan waxba ka jirin iyadoo u jeedadu tahay in gogol xaar loo sii sameeyo arinta la weydiiyey hay,ada socdaalka ee ahayd maxay ku dhacday kun iyo shan boqol oo qof oo dna laga qaaday in loo diido in reerahooda lala mideeyo maadma ay cadahay in ay yihiin dadkii saxa ahaa iyadoo jawaabtii la jaray markii ay jiq ku noqon lahayd wax uu ku jawaabna haynin kashifaadna ay u keenayso wadanka iska sheegta inuu dimqraadi yahay ee sweden kana heer hooseya sinbabwi inuu sii sameysanayaan qiil ay ka hormariyaan jawaabta iyo is difaaca soo socda waxay food saar ka dhigtaan si ay taageero u helaan arinta cusiriyadana mar marsiyo u helaan .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. saacid says:

    Jimcaale, kulanka baarlamanka ee shalay furmey wax war ah kaama soo gaarin miyaa, ajandayaasha goormaa la guda galaa mase jiraa ajande ku saabsan soo galootiga

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. hasan hilaal says:

    jimcaale dadka maad u jawaabtid see kaa noqotay walalkiis

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0