Mudaharaad ka dhacay magaalada Uddevalla [Sawirada]

Magaalada Uddevalla ee galbeedka Sweden ayaa waxaa shalay ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo diidmada lagu haayo mideynta reeraha Soomaalida. Mudaharaadkaan ayaa fikradiisa waxaa la ahaa hooyo Soomaaliyeed oo dadaal dheer u gashay sidii uu u qabsoomi lahaa.

Mudaharaadka ayaa waxaa ka soo qeyb galay waalidiin loo diiday caruurtooda, xubno ka socday jaaliyada Somaalida ee Bohuslän iyo masaajidka.

Waxaa lagu balamay in axada soo socda la qabto mudaharaad midkaan ka weyn oo loogu yeeray dhamaan Soomaalida ku dhaqan agagaarka Uddevala in ay ka soo qeyb galaan. Dibad baxaas ayaa ka dhici doona goobta loo yaqaan Dalaberg Centrum ee Magaalada Uddevalla taariikhdu markay tahay 11-09-2011 saacada 12:00

WD: Abshir Macoow

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

19 Responses

  1. coon says:

    somaliyey maanta waa mudaaharad ooah caruurta hanoola keeno beri waa mid kale oo ah caruurti ayaa la iga qaatay ee maxaa noo talao ah waxa aila fiican in aan ka shaqeyno in wadankeena aan dhisano oo an caruurteena ku heysano oo aan ku biilano oo aan quraan ku rabano meshan caruur laguma heyn karo wlaahi maalin ayaad kor u oyn doontaa somali wa aiga talo waxaan deganahay magaalada ludvika waxa ila degen hooyo soomaliyeed oo heysato dhoor gabdhood mida aya ku tiri hooyo waxaan aada caawa clubka ee i soo iibi CINJIR AMA GOONDHAB saas in ey dhahaan maad u mudaa haraadeysin somalia waa nabad ee ku heesta caruurtiina ama agey hargeysa,boosaaso,iyo meela badan oo nabad ah oo somali ah dhaqan iyo diin taalo lkeen leesku soo joogo ilaah ayaa og ee caruurta denbigaan ha u keenin aniga waxaan ahay aabe caruur ka maqan tahay wlaahi oo idin la mid ah

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 4

  2. Muma Nadira says:

    Asc, soomaaliyey maahan uun in waxa xun uun la sheego meeqaa 20sano joogto
    maashalah ilmahoda Ale u xafiday,maxay yihiin kuwa dadka qoorta ka jaraya ee jooga
    wadankeenii ma diin baa??????????
    Koleyba waxaan oran lahaan qofku ma dareemo oonka ilaa uu biyo ka waayo, marka dhibaatada heysata qoysaska kala maqan waxaan oran lahaa Alaha isku keeno meel
    kastana Ale weyne ayaa dadka xafdiyee Alaha na xafida inshalah wafilaahi towfiiq.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  3. Abdiraxman says:

    Masha alah waa arinfarxadleh aadna uguron dhagaha hoyoyinka iyo abayashaba somaliyed halasiwada qofwalbana meshujoga hakabanan baxo halaisxilqamo hosha weydhaw dahay inta dhiman na alaha sofududeyo amin amiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. HASSAN KAAMILL says:

    Asc all somali sln kadib waa arin aad u fican o ku dayashu mudan e somalaay ka kaca fadhiga o is xilqaama kaliyan mr jimcaale &howl wadenada somaliska.com aqbar kaliya lagu sugine fikradaha laso tabinaayo ficil halagu darro insh,allah wey hagaagi doontaaye hana la sabro allena hala tala saarto

    coon adne waxaan ku oran lahaa dadka niyada haka dilin wn jecelnahay in wadankeyni nabad naqdu lkn wadnkeyna kuwa joga ma ceeb ka salemba iyagu? Tan kale sxb caruurtu waa sida waalidku u tarbiyeyo hadi walidku yahay mid hagaagsan iyana wey hagagayan lkn hadi walidku yahay laga ruune sida gabadha ad shegtay ayey naqan dunaan marka alle hano hagajiyo carurta anagane sido kale marka waxan jecelnahay wa inan ilmaheyna helno e alle hanala mideyo aamiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. mohamed aweys mahamed says:

    asc dhamaan baahda soomliyeed qaasatan kuwa ku dadaalayo una taagan habiin iyo maalin in loo keeno caruurtooda wxaan leeyahay ama codsi iga ah somalida ku nool wadankan in ee ku dalaalaan sida wax loo qaban lahaay
    oo caruurtooda waalidkood loola mideen alhaay
    xaasaska kala maqana loo miden lahaay
    dadaala illaah garabkiina ha galee
    insha,allaah maalin uun waa la guuleesan doonaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. kunciil says:

    asc sxb waxaan rabaa in aan u jawaabo nikaan isku sheegay coon sxb hadii ay

    caruurtaada kaa maqanyihiin saas uma hadasheen mideeda kale hanuunka allaa

    haayo meeqa ayaa ilmahooda u tarbiyeysanyihiin meesha aad leedahay ilmaha haloo
    celiyo waa meel ay joogaan dhurwaayo dadka gowraca ma waligeen ayaan maqalnay

    qof biniaadam ah oo sidii xoolaha loo gowracaayo oo waliba middi aan af badan laheyn lagu gowracaayo ma waxaad rabtaa waalidiinta naftooda la soo cararay hadana badaha naftooda ku soo qaribay baad waxaad leedahay alkufaariyiinta isku
    maga caabay alshabaab ilmaha haloo celiyo waa wiilkaaga haku gowraco oo gabadhaada halagu qasbo nin cafar ah oo aan la aqoonin meesha uu ka yimid hadana la leeyahay waa mujaahid

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  7. MALAAQA says:

    Walaalayaal waan idin wada salaamay, salaan kadib waxaan u maleenaa in loo baahan yahay dadaal dheeraad ah inaan sameeno dhamaanteena kuwa ilmahooda ka maqan iyo kuwa la joogaan, sababta oo ah soomaali waa hal, ma ahan in lagu fakaro aniga waxba ma iigaaga jiro oo caruurteyda wey ila nool yihiin , ilaaheey ka cabsada ha leys caawiyo , Waxaan kaloo u mahadcelinayaa Hooyada ku dadaashay ineey waqtigeeda u hurto siduu u qabsami lahaa mudaaharaadka, waxaan Aaminsanahay hadii aan dadaalno waan gaareynaa danteeda Ilaaheyna wuu na garab galaa, Xaasidnimo iyo Isla weyni waxba ma Taraayo. Hooyadaas Reer Uddevalla ha lagu daydo, Hadal waxba ma taraayo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. coon says:

    maanta waxa ka maqan wa caruur hadii aad mudaa haraado waad heleysaa oo dadki oo dhan aya kula mid ah sida aniga lakin beri marka lagaa qaabto yaa kula mudaa haraadayo oo dadkan oo dhan beri makuu yeelayan micno la aan wlee in aan beri lagulala oon marka lagaa qaato ee goor ey goor tahay ka jooga ama ga´bartaad keenti meshaan gaal ama carab duli ah ey ugu saaran tahay ee wadankaga geysó waan is wada og nahay iskuul kasto oo ku yaal svaríge waxa la baraa caruurta sex oo waxa aloo daara oo dhamaan weyn iyo yar wiil iyo waalid anaga kamuunkeen anaga oo waa weyn ah buu noodaara bal kawaran dhalada waxa laga soo deeyo habeen kasto oo an nin iyo naag isku tagaayo wlee waa idin talo ee kajooga ama weligin ooyin leed ku jireysin ogaaw caruurteyda waxaan ku biilaa kenya waxeyna ka dhigtaan wax barasho oo dhan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. Dhicis says:

    ASC, Marka hore waxaan rabaa in walaakeena sheeganaaya COON, uu iska hadlay, hadii aad ilmahaaga ku biilatid Kenya ama meel kale go,aankeeda adiga ayaa iskaleh oo cidna kuguma heysato, laakiin ha dhaleeceynin ra,yiga dadka kale, Swedena waxaan u maleynayaa Aqoon fiican ma u lihid , Marka hore baro waxa la yiraahdo ( Ansvar ) taasina waa waxa uu ilaah na weydiinaayo youmul qayaamo, laakiin hadiii aad qaadi karin leyskama dhalo caruur mana la guursado , qof aan jecleyn ma jiro in Aroortii Caruurtiisa iyo Xaaskiisa ka soo ag kacaan .

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. Gaaldile says:

    meesha nin iyo famil-kisii ayaa mudaaharaadaya iyo naag cadaan ah oo daris la ah waxba lagama soo qaadayo ilaa dad badani aay mudaharaadaaan …..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  11. Gaaldile says:

    Yeh dua mangte hain hum eid k din,
    Baqi na rahe aap ka koi gham eid k din,

    Aap k angan mein utre har roz khushion bhara chand
    or Mehakta rahe pholon sa chaman EID k din.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  12. Abdiraxman says:

    ninka coon ladhahayo waanin manqab ah sababto ah somaliwen ayuleyahay wad calacali dontan sxb somali adunka melkas teyjogan waa somalidodii mid nacas ah mahane intakale damirkoda iyo carurtodaba midna madayacan enin yahow carurtada kenya laftirkedey laga lunsada oo nimanki dadka qala ilmaha logesta waxna nobar ladhaha ee kuwaga wardiyeso duqa somaliada alaha quweyo amin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. omar says:

    asc jimcaale ig gudoon salan qaaliya marka xiga waxan salamaya asxbta ku xiran somaliska.com kkkkkkkkkk run ahaanti walalaheyga iga horeeyey aya runta u sheegey coon aniga waxey ila tahey in aanan lala yaabin saga iyo kuwa la midka ah waxan arkey dad badan oo heysto caruurtooda adigana kugu dhiiro gelinaaya in aadan halkan keenin hal cunug xataa sxbkeen coon waxan dhihi lahaa kkkkkk hadii aad umada u naxeyso marka hore kuwaaga waa inaad ka bilowdaa kenyaatigana aad ka ilaalisa why somaliya aad uga soo wadey markii hore mise daadkaa kula tegey oo qudba sireed ayad gashey ileyn caruurtii iyo xaaska hadaad keento leyn ayaa kugu qarxaayee maxaa uga fiirsan weydey mar hore waxa laga yaaba in ay ku dhibeyso familada kala maqan waa loo ogolaadey sxb adiga qadar kama hadli kartid dadka familadooda ka maqan yihiin waxan leeyahey ha noqoto jawaabtii ugu dambeysey ee yaan leysku mashquuulinin kuwan oo kale wadna mahadsan tihiin wabillaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  14. Abdi wahaab says:

    asc walaahi coon waan ku taageerssanahay arinta ah wadan keela marka soomaaliyeey waxaa ila fiican in aan ilaah tadada la saartaa oo ay caruurteena wadankeena inoo joogaan walaahi maanta maalin aan aheeyn ayaa laga shaleeyi doonaa ee intaadan faklin kafiirso ilow wadankeena nabad nooga dhig wax soomaaliya nii dhaamo ma jirto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  15. Maaxi says:

    ASC , Hadii aan ka hadlo rayiga ninka isku sheegay ABDI WAHAAB , waxaan dhihi lahaa Anaga oo dhan waxaan nahay Soomaali ma nihin Swiidhish , Haddii aad COON Taageertay waxaan kuu Arkaa Nin Qalabfsan oo Qurbaha ku wareeray, Shalaayda aad sheegeysid Yurub waxaa ku nool Sheekh iyo Shariif Nin walibana siduu iska dhigo waaye, Hadii aad Adiga Dayacan tahay ama aadan weligaada Guursanin oo wax aad ka naxda jirin ka tag Yurub oo aad Soomaaliya, Marna dadka niyada lagama dilo .

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  16. qanciye says:

    aad iyo aad ayay umahad sanyihiin inta ukacday banaabaxan iyo inta soo abaabushayba waxaana inin leeyahay haka daalina oo siilaba jibaara dadaalkiina ilaa aad ka miro dhalisaan mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. Ahmed says:

    asc,Yaabka yaabkis, waxaa iga yaabshay aniga oo 2 ilmood oo dhalay iyo marwadeydii ooo aan aad u jecelahay iga maqan yihiin ayaa waxaan u sahantagey ilmaha markaan keeno samaynta ay halkan ku yeelanayso waxaan warsadey dadka caruurtooda halkan ku haysta iyo kuwa raba in aykeenaanba qiimayntii waxaan waxaan ku ogadey in ayna sinaba caruurta qurbuhu ugu rooneyn waa caruurta aan caqliyaysan waxaase iga siiyaabiyay ( kuwa sababta u ahaa in caruur iyo yooyadood lakala xanibo oo ah kuwa wax soo dhoofiya ee BUDHCAD DHUUFKA LAYIRAADO QAA QOLADA DALAALA DADKA oo seexan la sidi danagsigoodu ugu fur milahana geed dheer iyo kugaabanba fuulay ana waxaan leeyahay warku wan iyo anaga yaa noo kala garqaada??????????????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. Ahmed says:

    ANAGOO AH WAALIDIINTA CARUURUHU KA MAQAN YIHIIN IYO KUWA DANYAR OO GANACSI WATA DARAADOODNA NALOOGU DIIDAY CARUURTAYADII YAA NOO GARNAQIDOONA!!!!!!!!!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Waalid says:

    Sidi ilaahy ka dhigo bey noqon, isaga og qof kasta meshi oo ron ee dadow ilaahy isku xidho.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0