Naxariis Daro: Burcad badeeda oo soo bandhigay rag ilmaynaya [Video]

Burcad badeega Soomaaliya ayaa soo bandhigay muuqaal naxariis daro ah oo ay ku cabanayaan qaar ka mid ah dadka ay madaxfurashada u haystaan. Muuqaalkaan ayaa lagu soo bandhigay dhowr nin oo labo u dhalatay dalka Denmark inta kalena ay ka soo jeedaan Filipin. Ragaan ayaa ku cataabaya in aysan waqti dheer sii noolaan doonin haddii aan madaxfurashada laga bixin.

Kaptainka kooxda oo lagu magacaabo Søren Lyngbjørn kana soo jeeda Denmark ayaa u sheegay dadkii ka duubayay muuqaalka “Fadlan na caawi! Fadlan na caawi! dowlada ka dalbo in nala siidaayo”

Waxa uu sheegay in indhaha uu cudur ka haayo isla markaana uu haayo caloolxanuun. Ragaan ayay ka muuqataa sida arxan darada ah ee loo bahdaliyo iyadoo oohintooda laga arkayo muuqaalka.

Burcad badeeda ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa hada wanaagii ka tagay oo si xun ula dhaqma dadka ay afduubtaan xitaa waxaa la sheegay in qaarkood ay doomaha ku jiidaan. Si kastaba ha ahaatee burcad badeeda ayaa qeybweyn ka ah sharaf dilka umada Soomaaliyeed ee caalamka ku nool.

Muuqaalkaan ayaa u muuqda in la duubay khamiistii la soo dhaafay 14-07-2011


Ku soo biira boggaan aan ka sameeyay Facebook si aan u muujino sida aan uga soo horjeedno ficiladaan guracan ee ay sameynayaa burcad badeeda. Somalis Against Pirates

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

39 Responses

  1. hamdi says:

    INAALI LAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN WAA NAXDIN WLAHAI ILIN BA IGATIMID ALA WAR ILAHAY KA CABSADA OO U NAXARISTA BANI ADAMKA IIMAN ALA UUR BUXSHA WAXAN ORANLAHA UMADA SOMMALIYED INAY EGAN ARINKAN OO WIXII KARANKODA AY KA GAYSTAN ILAHAY WXAN UGA BARYAY INU XAQA TUSO DULMIGANA AY ISKADAYAN SOMALIDA WAR U GURMADA INTII INDHERGARADA TARIIQDA AYA QORTA QOFKII WANAG FALA

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. hamdi says:

    ALA WAR WA NAXDIN ODAYAL MASAKIN AH WAYE ISKA SIIDAYA UMADA SOMALIYED WXAN ORANLAHA LACAGTA AN ISKA URURINO SHAYBABKAS SUCMAD DARAN KAQADAN AFDUBKA AY UGAYSTEN WAXMAGARATADAS MAGACENA WADATE AAN ISKA URURINO LACAGTA SI MAGACENA SOMALIYED AN U BAD BADSANO OO AYNAN UNOQN DAD XUMANTAS KUFIRSANA DADKOTA AMA KURACSANBA ILINTA SHAYBABKAS KA BAXAYSANA WAXAN ORANLAHA SIDII RER UK U KAYEN OO UGA DHI DHIYEN TII 2 DII SHAYB AN UGAKACNO RUNTI WAX SHEGAYAB MA AMQLA HABEN BAN ARKAYAY KUWO UNIVERSAL SODAYNAYSO KA XUMA LAKIN WXAN LEYHAY URUSHA QARASHKA ANAGA NAGQADA GURIKASTA O QOF SOMALIYA DAGANYAHAY HALAGA URUSHO SUMCADENA BANI ADAM NIMADA INTABA AN ILLINO WAA WAX LAGANAXO HADALKIBA XITA KASOOBIXIWAYAY ALA MASAKIN

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. Muma Ayub says:

    Asc, walaal ragu gaajo kama muuqatee, xooogo waxay isu ooysiinayaan oo website loo soo galiyey waa wax aad ku heshaan, lacag uma qalmaan in loo aruuriyo, burcad badeedana waxaan leeyahay Ale ka baqa oo ha ceebaynina magacagii iyo sumcadii soomaali lagu yaqiin ee marti soorida wabilaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  4. mahamed says:

    wa masiibo ku dhacday wadankii somalia dhinac waa alshabaab dhana burcadbadeed waxay dhulka ku jiideen karaamadii wadanka daadkan ay sidan u galayaan waa dadka qaxoontiga somaliyeed soo dhaweeeyay ee dalkooda na dajiayay hadii sidan loola sii dhaqmo somali waa la nacayaa iyadoo horeba loo nacsanaa dulmi badanaa
    lakiin aniga waxaan aaminsanahay in aan arintan waxba laga qaban kariwaayin ee dadka degaanka la dagan burcada ay raali ka yihiin xumaantan iyo dulmigan waayo dantooda maaha oo xitaa maraakiibta somalida wax u wada waa la afduubtaa midmidka yimaadaana lacag qaaliya ayuu ku yimaadaa ilay wuu baqanayaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  5. puntland says:

    asc aad iyo aad baan uga xumahay waxay samaynayaan dhalinyarada somaliyed waxaan ilaahay ugabaryaa inuu soo hanuuniyo falkaan xuna faraha kala baxaan in shaa,alaaah dowlada danmark waxaan ugu baaqayaa inay iska bixiyaan madax furashada loo haysto dadkaas waayo lacagta dadka kaqaalisan wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  6. feysal yare says:

    TO JIMCALE SXB MARKA HORE SALAAN SARE MARKA(2)AAD WAXAA NASOOGARAY DAD BADAN OO KACAWANAYO MAAMULKA SOMALISKA.COM OO,EEY,NAGULEYIHIIN WAXAA NAGALA MAMNUUCAY QEEBTA COMONITIGA MANA AHA QAANUUNKA SAXAFADA IN QOF KAHADLO FIKIRKIISA DARDEET UU KUWAYO IN UU LASHEKEYSTO WALAALAHIIS SOMALIYEED SIDEDANA QEEBTAN WEXEY ILA TAHAY IN,LOO SAMEYAY IN LAGU KALA WARQADO HADII FIKIRKAGA UUSAN AN FACEEYN MAAMULKA MACNEHEEDA MAHA IN QOFKA LAGA MAMNUCO GUNTII IYO GABAGABDII WAXAAN KAA CODSANEYNAA IN ADAN KADHIGIN WABKA WAB KUSHAQEYO RABITAANKAGA WAXAAN MARLABAD KAA CODSANEYNAA IN UU WABKU NOQDO SIDA WABABKA SOMALIWEYN OOKALE WABILAHI TOWFIIQ

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

    • Jimcale says:

      Sxb Feysal qof aan ka mamnuucay in uu fikrad ku darso ma jiro bogga. Waxaa jira dad aan ka mamnuucay in ay soo booqdaan bogga sababtuna waxay tahay in ay si joogto ah aflagaado, qabyaalad iyo xumaan ay ku faafiyeen bogga.

      Qeybtaan sida aad sheegtay waxaa loo sameeyay in fikir iyo warbixin laysku dhaafsado laakiin waxaa ka mamnuuca aflaagadada shaqsiga iyo qabyaalada.

      Ma doonayo in Somaliska.com uu noqdo goob dadku ay isku aflagaadeeyaan ama qabyaalada lagu huriyo ee waxaan doonayaa in ay noqoto goob lagu kala faaideysto oo si xushmad iyo sharafleh fikirka laysku dhaafsado.

      Cidii laga mamnuucay in ay soo booqdaan bogga ee diyaar u ah in ay dabeecad wanaagsan ku dhaqmaan marka bogga ay fikir ku darsanayaan waan ka qaadayaa mamnuuca ee way ila soo xiriiri karaan.

      Ugu dambeyntii Somaliska.com la mid ma ahan websiteyada Somalida ee lagu faafiyo beenta iyo qabyaalada isla markaana qeyb ka ah colaada ka holceysa dalkeena. Boggaan waxa uu ku koobanyahay Sweden iyo sidii hor u kac loo gaarsiin lahaa bulshadeena halkaan ku dhaqan. Waxaan filayaa arintaas in aysan ahayn mid qilaaf abuureysa ama qabiil ku kooban ama u baahan in laysku aflagaadeeyo.

      Mahadsanid.

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. pland says:

    waa arin aad looga naxo bini aadanimadana kabaxsan lakin dowlada denmark waa dowladii ugu horeysay ee burcad badeed kadilaaco dunidana uhorseeday ee habadbaadiyaan muwaadiniintooda dhibtaasi hayso dhalinta somaliyeed ee hawshaas gacmaha kula jirana hakawaantooban.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. najmo says:

    asc walaalayaal wa wax laga xumaado umada somaliyeed waxay u tahay meelka dhac malin aya waxa wada shekeysanay macalinkayga iskoolka markasu waxuu igu yiri somalida ma burcad badeedba kuligooda marka dadkan waxay naga amin san yihin inaan nahay dad xun an naxriis laheyn ee soomaliyeey sumcadena firiya ee umada iska daya oo markaste madax furashada u qabsaneysan ee xoolo xaran ah waxba matarayan ama gal ha ahaado ama muslin xoolahas mesha ka keentay walagu xisabinaya malinta qiyamaha marka waxaan amin sanahay somalida inay ku yaratay islaam nimada iyo imaanka marka ilaah hasoo hadiyeyo anaga waxaan nahay daad islaam ah diintenuna wa diin naxriis bada wabilaahi towiq

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. burcad badeed says:

    dhaaf saan ha la yeelee maxay ka dooneen meesha ayaga aya kibierka ka batay burcad badeed ha noolaato amiin dhaha hahahahahahhahah saas ayaa la rabaa cml

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  10. safiyo says:

    WALAALYAAL KUWAAN HAYSTAA RAGA WAABA ALSHAABE OO BURCADUNA MA AFKAY DUUBTAAN INAA LILAAH WAA INAA ILAY RAAJUCUN ILAAHOW DADKEENA IYO
    DALKENA NABADII U SOO CELI NABAD QAYR QABTA, YAA ALAAH, ANIGU WAXAAN KA SOO HOR JEEDA HADA BADA SOOMAALIA LA TAGO IN LUGU SHUBO QASHINKA QAYRAADKANA LAGALA BAXO TAAS WAA SHARCI DARO. BALSE HADII RAGAAN LAGA SOO QAFAASHAY MEEL KA BAXSAN BIYAHA SOOMAALIA WAA QALAD HANA LA SII DAAYA RAGAAN MASAAKIMAHAA, UMADEENANA LAGA JARIN DHIBKAASE AWALBAAN UMADA SOOMAALIYEED ASXAAN LOO SUBINE

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. hudda says:

    Soomalidaan waalatay maxay karabaan odayaashan oo usilxinayaan.miyeysan ogeen soomali in ay wada jiraan qurbe oo odayaashan ay silcinayaan dalkooda soomalijoogto ayagoo nabadgalyo ku jooga. Soomali allaah ha soo hanuuniyo aduuna waa ku khatuma iyo khayr seegeenee akhina wax umajiro nin umada dhiba.
    Diinta islaamu waa naseexo iyo naxariis qofkii markaa sheeganaya islaantinimo waxaa laga rabaa naxariis iyo nabad galyo, mahan in umada ladulmiyo mana sheegayso diinteena sharafta badan sidaa iyo wax udhawtoona.
    illaahay ha kafurto odayaasha duliga lacag radiskaa oo haysta aamin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. ayub says:

    xayawaano ibnu aadan nimo ma ahan sidaan shaqsiyaadkaas masaakiinta ah meesha aad ku heysaan waxba idinkaa saacideyso ee isku laabta soomaliyey waxa miyeysan damqaneyn lacag waa la shaqeystaa ma ahan sidaan in lagu raadiyo axmaqnimo wey dhaaftay dadka aduunka ugu damiirta yar ayaad kasii hoostihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. somalia says:

    asc waa yaab way waasheen burcad badeedii iskuxishooda oo iskadaaya odayaasha aabihiin ookale ah sidaas xoolo lagumahelo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  14. somalia says:

    asc Tojimcaale maxaan sameeyay oo laiiga xiray goobta wada hadalka mise wax kale aajiro mise wax baa igaqaldan ma iisheegi kartaa fadlan adigoo raali ah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Walaal websiteka kaama aanan xirin, sida kuu muuqata halkaan ayaa wax ku qori kartaa taas ayaa marqaati u ah in aan lagaa xirin bogga.

      Markii aan qof ka xirno bogga waxaan sameynaa in aan guud ahaan ka mamnuucno xitaa in uu soo booqdo Somaliska.com ilaa aan ka helno codsi muujinaya ficilka ay sameeyeen iyo in aysan dhici doonin mar kale.

      Marka adiga lagaama xirin waana ku jirtaa, fikirkaagana waa adiga ku darsanaya. Haddii aan idin xasuusiyo 5 qof oo keliya ayaan sideeda ka mamnuucnay Somaliska ilaa maalintii la furay.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. ahmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla nimankaa burcad badeeda ah maxaa ku abaamariyaa way ku saxanyihiin talabada ay qadeen wayo hala iswaydiiyo maxaa sabab u ah inay burcadbadeedu asaasmato dadka dadka haystaa wa dadkii kualuumaysatada ahaa ee doomaha dusha lagamariyey e badooda lagu shubayey sunta runtii nimankan waxay qadayaan cashuurta badda ee daaya kkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  16. mr jibka says:

    ASC DHAMAAN ASXAABTA ANIGA MA AHAN WAX AAN LAYAABANAHAY MAXAA YEELAY NIN WALAAL KIIS OO SOOMALIYA ISLAAMA DILAYA INUU NINKALE KA NAXO WAA WAX AAN SUURA GAL AHAYNN WAAYO WAXAA LADHAHAY NIN HOOYADII KA GUURAY AAYADII UMA NAGAADO ILLAHAY HA USAHLO SOMALI AYAAN LEEYAHAY

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  17. mahir says:

    wan idin salamay dhamantinaba bahda somalisk.com wad mahad sanid hin wan ku racsanahay burcad badeda waligena gulesta maxa yelay waxe ka dhargen macdantena iyo qeradkena bada ku jiro waxa isku dirayo wa ayaga somaliya oo qas kawada bilash aye raban ine badena uku kalumestaan

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  18. Magacaaga... says:

    walaahi waa arin xun burcad badeeda waan leen lahaa hadaan fursad ku helo wuxu waa waxuush burcad badeeda anagaba wadamadaan galada nabad baan ku haysanaa waad aragtaan marka waa wax laga naxo waxaan burcadbadeeda wadAAN ilaah dadka haka qabto burcad fuck off burcad badeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  19. abdirisaaq says:

    waa wax laga xumaado tuugta burcad badeeda

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Ragiihore says:

    Kkkkkk waryaaaye somalidii damiirkii aaa kadadhintay markay qurbaha tageen , waaryaaye miyaynaan ogeyn in dadkii somalida ahaa oo kaluumaysan jirey badeena ay waayeen kaluun ay nolol maalmeedkooda ay kudhacsadaaan? Mar markab weyn uu biyo kufuro iyo dabeyl mar doomahooda yaryar lalgadiyo, mar ay suntooda kusooshubaaan badeena bilaa securitka ah, walahi waan uhanbalyeynayaaa, ma idinlatahay hada kadib in kaluumaysato shisheeye ah ay kaxadikaraaan badeena xabad kaluun ah oodanbe? Eurobta aajoogtaaan dadka wadamadiina udhashay aadkabaqeysaaan, tankale ka dhaadhiciya dadkaad lajoogtaaan sida aad udulmantihiin, dhibka wadankiina kajira in ayagu masuul kayihiin,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  21. hamdi says:

    ragii hore walaal qiil kuwasi malahan wan ognahay biyahena melokabaxan ayayka soo qabsanayan waxasna waa iimanla an xaran lojeda la urursan burcad badedu wlalal qiil uma ahan wajiran dad qladan oo guranjiray balse wlalal hada wasoo dhaftay tani shaybabkan masakinta firi hadalki kariwyayay wa wax laga naxo TO JIMCALE WALAAL WAAD KUMAHADSNTAHAY BOGA INAD ILAALISAN AAD BAN IDINKU TAGERSANAHAY SIDA WEBSETYADA QARKOD DADKU AYA WAXAY DONAN KUQORAYAN QABYALADA IYO WAXA QURUNKA WLALAL ILALIYA SAMALISKA .COM SHARAF WAYE SOMALIYA HANOOLAATO MALIN UN WAN KA BOGSON DONA INSHA ALAH CUDURKA AN DAWADA LAHAYN THANKS SOMALISKA .COM QOFKII QABIILKA HADLA KASARA MESHA KUWAKALAN SAAS OOKALAN JECLANLAHA SOMALIYA HA IS RACDO ISNHA ALAH

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  22. Massago says:

    Daaniska maxa geeyay ayuka biyaha Somalia xaduud maan leenahay
    hala tummo ama,aheee waliba hala sukulo yaana lasoo deeyn ilaa ayka dhiibaan beesa badan oo lagu quudsho masaakiinta xoogooda kunool ee dadka qaar u yaqaaniin Burcad badeed lkn aniga waxan u aqaan isbaheesato ku bahowday badbaadinta badoooda. DK, walee ma,ahin kuwi nabiga scw caayay?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  23. xasan says:

    sxb doolad lan doolad xun aya dhaanta wadanka waxa kamuqda muuqaal mooryaan ee wadanka allaha noo dajiyo doolad caadil ah allah noo dhiso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. deeq says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Halyeyda soomaliyeed aadbay umahadsanyihiiiiiiiiiiiiiiiiiin waana soo dhwaynanaa
    waxaan l ayaabanahay dadkan waa ka xumahay wada leh
    maydaan arkin masaskiinta soomliyeeed ee xataa ciyaalkoodii laga qaatay ee cid uhadasha lah
    waa maxay calool jeleecu waryaada aamusa hadal ma haysaane

    bravo budhcad badeed rag dheh
    iyagaa uwanaagsan badii lagu daadinyey wax kasta waa ilaaliyeen idina waa ka xunahay ayaad wada leedihiih ma ogtihiin inta kimiko badiina lagu daadiyo inta kaluun laga gurto ee bilaa sharci ah malaayiin waaye
    markaa intaydaan hadal maxaa keenay suaashu waaye

    waa run falkani ma fiicna laakiin waa abaalkood ka dib markay kimiko iyo malay gurashao bilaa sharci ah daynwaayeen

    bal nimakan phliåpine iyo denmarka maxaa ka keenay?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  25. mohamed says:

    waan ka xumahay waxa ay sameeyeen burcadaani somali waxaa lagu yaqiinay dad dadka nabad giliyo si fiicana u soo dhaweeyo maantana ma sidaan ayaa noo danbeeysay walaahi meel kasta caalamka sharaf xumo ayaa noo taalo!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. saafi says:

    sub xaanalaah walaala yaal umada soo maaliyeed awal ayay sharafta kadhimatay oomagaxeedi ladilay maantana masaasaa udan baysay in soomaaliya noqoto goobtii geerida, lamadagaan, dadqalato.iyo dad dadka afduubta. walaahay waa nasiib daro laakiin. ilaahay ayaa naga bixin kara iyo anagoo isku duub naana.
    walaala yaal arinta yaan laga aamusin haloo gurmado hana laga mudaharaado.
    oo in lagaxunyahay hala muujiyo. waayo waa masaakiin oo iska xamalato aha waxa haystana waa waxma garató magacoodi iyo diin toodi iyo sharaftoodiiba ku ciyaaraaya aana ogayn.
    soomaali ugyaraan mediyaha halagala hadlo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. caasho says:

    aniga waa taageersanahay burcad badeeda sababta oo ah wadankooda ayaa loogu tagay maxaa geeyay nimankaan badeena burcad badeed ma jiri leheen hadey nimankaan badeena noo dhaafi lahaayeen wey ku macaantahay kuwa kale ayaa ku waano qaadanaayo arintaan waa waano qaadasho

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  28. rashka says:

    waxay ila tahay in aan laga xanuunsan ragaan oo kali ah sidoo kale in la ogaado Somali iska kalumeysaneyso oo la iska afduubtay misne la yiri, waa burcad badeed oo aduunka meel kasta ku xeran xitaa Hindi ayaa somalida iska qabsaneyso marka tan xanuun ama arxan daro sidaas ah uma arko.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  29. jacfar says:

    idinka dhan waxa ad ka had ley siin wa wax ad u qaldan wayo dadkaan ayakaa aa logu yimid dhul koda iska daye in ee hestane waxa ku haboon in ee qorta ka jaraan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. max'ed says:

    ohhhhhhhhhh war waxaan raag ma ahaan burcad badeedu ma saana ilaah ayaa ka danbeeyo hada aduunki ayaaga na nacsiiyey waxaaba na kala qeybsadey xaraanti shabaab iyo kuwaan mexeey ka rabaa masaa kiintan war waxaano kale waa daad nimo xuumo mana wanaagsana ee ilaah haka baqaan ee umada haa dayaan qofka haduu gal yahaay waa ku baneeyey hantiidisa inaa dhacdo waa xaraan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. sagal seytuuni says:

    macasokar ku tahay nin gal xun wadanka dhacaya in la dilo waan ku racaasana ahey gal wadanka xadaya tuugo waye hala diilo badana iyo dahabka somali inee xadaan ee rabaan wee ku fican tahay in la dilo wali la jar jaro halibkoda bahal la siiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. wasaaye says:

    Waxaa fiicneed in eey wasaan waa gaalo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. bishaaro says:

    Maxan ka qaban karnaa ?
    Maxan u qaaban karnaa ??
    Maxan u so kordhin karnaa ?
    Maxa nala Gudboon?
    Somalia maxay ka donen?
    Anagaba badd Danmark ledahay ma ka guran karno Malay ( Kalluun)
    maxa aya geyay ??
    Filipin maxa kenaay somalia ??
    Tan kale Jimacale Maxa ku fakartay ??
    Maalinkey u ogolaaden in Nebiga ( scw) caayan Jornalka DK wax ma ka tidhi ??
    Sidaan ka arkay wali somalinimadii waay ka guurtay
    Qof aqli leh ma taga wadan aan dowlad lahayan ?
    Ani maanta haddan tago Liibiya ama Ciraaq wixi igu dhacay ana isku keenay !

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. roobie says:

    Asc waa idin salaamay dhamaan somalida qasatan dadka reer sweden, walahi aad iyo aad ayaan uku naxaray raga ku dhibateesan wadani somaliya oo manta faraha ugu jiraan rag burcad badeed ah iyaguna oo heesanin dowlad ama dadkale oo cawiyo marka aniga waxan dhihi lahan masakiinta iska soo daya, asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  35. sahra Elmi says:

    asc wad laman tihiin dhaman walalha somaliyed ee halka ra yigada ka dibta illaahaay subxaanuuwatacallaa ma odhan galada xoolahoodu waa xalae kadhaca ee dadkan la leeyahay wabxa budhcad baededa wadka yaa ka qabsada waxanse anigu sileyahay dadka dowlado kale baa cawiya marka dhibkii oo dhana waxa naxbarsan somalia isda muuqata

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. keyse sharmarke says:

    waxaay kufsadeen reer koonfureedka magaca sharafta qoomiyada somalida ficilka maaha raga wax heysta waa dhulka wax lagu qabsado degan waa ficil ka baxsan bini aadimiga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. yasin warsame hebaan says:

    asc aad ayaan uga xumahay sababta oo ah waxaa lagu dheelay magaca umada Somaliyeed waxaas oo dhan waxaa kenay dowlad xumada naheysato ee waxaan soo jedin lahaa Somalida melkasta oo ey joogan in ey isku dhayan sidii lagu so deyn lahaa sababta oo ah dad kaan la heysto waxaan joogna wadan kooda sida Somalida Danmark iyo Swden waxaan idiinka Codsana in aan iska aruurino lacag hadii kale walaahi anaga ayaa ku jiro walaahi waa iga dhab bj. bile warsame.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0