Qaxootiga cusub oo xabsiyada la dajinayo

Wasiirka Socdaalka Sweden Morgan Johansson ayaa warbaahinta u sheegay in dowlada ay eegayso sidii magan-galyo doonka cusub ee faraha badan loogu heli lahaa meel la dajiyo, isagoo soo qaaday in maxaabiista Sweden ee aan la isticmaalin ay noqon karaan deegaanka qaxootiga.

Maadaama uu hoos u dhacay heerka dambiyada ee ka dhaca Sweden ayaa hay’ada maamusha xabsiyada eee Kriminalvården waxay iska xirtay qaar ka mid ah xabsiyada, iyadoo hada laga yaabo in xabsiyadaas dib loo furo si qaxootiga loo dajiyo.

Hadaba in qaxootigu ay ku farxi doonaan in xabsi la dajiyo ayaa ah arin su’aal ay ka taagantahay maadaama qaar badan oo ka mid ah dadkaan ay sawir xanuunbadan ka haystaan xabsiyada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

18 Responses

  1. roodo says:

    meshii la dajiyaba ilaahy haduu amaan ku siyo allaxmdulilaah wax kaste dhibka suriya haystaa ka daran

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  2. roodo says:

    2sano yaa akhbaar ka haya aaway dadkii jawbta sugayey ma hadlkii maad la bakhyshen kkkkkkkkkkk anagna ilahy baan sugaynaaa

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  3. kaw says:

    ilama aha qof ku farxaya xabsi in uu seexdo ku faarxaya in u jiro qofku qaxooti hadu yahay macnaheedu maha meelkasta wu sexankara qaxooti wuxu uyahay nolol tii u ku nolaa ka wanagsan in u helo

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. ifraax says:

    Yab waye

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  5. wadaniga somaliyeed says:

    xabsiga swedan waa shidan yahya maahan sida xabsiyada kale ee aduunka banaanka xataa waa ka shidan yahay qofka dambi laha ah xuriyad leh kamaqan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  6. faarax says:

    meel xabsi ahaan jirtay hadii lagu dajiyo kama dhigno inaa xabsi kujirtid. waa normal. Tan labaad xabsiga runta sweden hadii qaxootiga ladajiyo waxaan filayaaa ineey ku qanci lahaayeen lol.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  7. Umu hanad says:

    rooda walaashay anaa ka mid ahaa 2 sano walina wax cusub ma hayo alle ha inoo soo sakhiro Muraadkeena oo aan Macsi lahayn,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. roodo says:

    aamiin aamiin walshy umu hand

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Um Alwalid says:

    Roodo walaaleey maxaa lasoo qoraa wax jawaab ah ilaa iyo hada ma imaaninee.
    Sheybaarka ayaan wacay waxeey iigu dheheen bil ka hor ayaan jawaabtaada ugudbiney magareeshinka marka waxeey uugu dhegan yihiin ilaa iyo hada ayaan garan la ahay dhacaanka waqtigaan marnay ilaa iyo hada waxaa laga joogaa labo bil iyo maalmo marka alxamdulilaah calaa kuli xaal ilaahay amuurta ha fududeeyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. rooda says:

    xaskaga wa guri marba wa sida loo istucmalo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. xussen says:

    Shaki kama jiro insawir xun laga heesto xabsiyada laakin dow lada waxa u furan hal sheey kaasoo ah ina laga badalo magaca ciidanka iyo saaniyada ciidanka laga fugeeyomarkaas kama duwane guryaha hada kahur dadka lageey jiray ok bay tani waa tikirkeeyga magadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. roodo says:

    umu allwalid aad baa u mahdsn tahy abayo khyirkaa daaha inshaa allaah guul baan kuu rajaynyaa mcnto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. warsame says:

    umu waliid aniga xataa waxaan dheecaanka maray bishii lixaad 22 keedii markaan wacay waxay igu dheheen waala baaray waana is leedihii adiga iyo reerkaada laakiin weli wax jawaab mahayo ilaah hanooga soo fududeeyo intii muslin ah aamiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Um Alwalid says:

    Aamiin yaa rab walaahi fikirkaaba halahuu naga gooynooyo loo qaadanoonin yaa rab yaa musahil al umuur sahil umuuranaa yaa alaah.
    Warsame walaal adaabe iiga sii horeeyo hal bil xagee ku martay dhacaanka yaana kuugu dhahay waa isleedihiin natiijada ma sheybaarkaa mise magareeshinka.
    Aniga Norrköping aan ku maray

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Cabdi qani says:

    Waa meel kuhaboon xabsigu.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  16. warsame says:

    umu waliid aniga xataa Norrköping aan ku maray baaritaankana waxaa ii sheegay hanlegarkeyga wuxuuna igu dhahay dheecanka waa is yeelateen adiga iyo reerkaada laakiin gon aan kaama gaarin waqtigana kuuma sheegi karo ee iska sug

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Um Alwalid says:

    Alaah almustacaan ilaahay hanooga soo qaado inta dhimanne alaha usoo saqiro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0