Qidmada laga bixiyo tv-ga iyo raadiyaha oo laga yaabo in la joojiyo ama la dhimo

0

Qidmadda  laga bixiyo tv.ga iyo raadiyaha ayaa laga yaaba in la joojiyo oo lugu badalo mid qiimiihasa go’an yihin oo lugu jaan gooynayo qidmo daqli oo dhamaan ay wada bixin karaan dadku.

Gudiga u qaabilsan adeegga bulshadda ee dhinaca warbaahinta maqalka iyo muuqaalka leh ayaa la filayaa ineey soo saaraan dhawaan hindise ay doonayaan in lugu dhimo lacagta laga bixiyo tv-ga iyo raadiyaha ama la joojiyo gebi ahaanba. Lacagaha laga qaado qidmadda tv-ga iyo raadiyaha ayaa waxaa inta badan lugu maal geliyaa raadiyaha iyo tv-ga dowladda, waxaana la qorsheynayaa in la helo ilo kale oo maareeya dhaqaaalaha la siiyo hey’adda tv-ga iyo raadiyaha dowladda.

Hindise yaasha noocan ah ayaa horey waxaa la hor geeyey baarlamanka, hase ahaate maanu helin taageero iyo ogolaansho dowladeed. Gudiga hindisahan keenay ayaa waxeey leeyihiin waa mid la doonayo in lugu jaan gooyo daqliga soo gala dadka heeysta tv-ga. Ugu dameyntiina vgudigan ayaa bisha  sibteember ee inugu soo feel leh hor geeynaya baarlamaanka hindisahoodan.

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here