Ramadan kareem. Bari Waa La Soomayaa!!!

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaa ramadaan kareem. Bilashada bisha ramadaanka ayaa laga arkay qaar ka mid ah wadamada carabta qaasatan sacuudiga. Wadamada Khaleejka ayaa ku dhawaaqay in barito oo jimco ah ay noqon doonta 1-da bisha ramadaan.

Soomaaliya ayaan wali war ka soo bixin sida looga soomi doono barito. Markale iyo ramadaan wanaagsan. Waxaan rajeynayaa in uu noqdo Ramadaan laga faaideysto oo dambi dhaaf iyo horumar aan ka faa’iidno. Ameen.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

11 Responses

  1. najmo says:

    asc masha,allah bari ramadan waye miya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. Cawo says:

    Ramadan Kareem.
    Allah hanaga aqbalo Amiin!

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

    • Najma says:

      Maa,sha,Allah “RAMADAAN KARIIM”
      Kulu caam wa,antum biqayr. Allah hanaga dhigo kuwii kafaa iidaysta oo loogu danbi dhaafo Naartana looga xoreyo. AAAMiin Yaa Allah!

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. caano geel says:

    Ramadan kariim ilaahay haynoo dhigo kii aan ka helo dambi dhaaf iyo nabad ka dhalata dalkeenii oo waaarta aamiin aaminn,ilahayna waxan ka baryaayaa in intii ubadkoodu ka maqan yihiin ama lamanayaasha is jecel ee kala maqan in ilaahay isu keeno, waa hadii ay khayr tahay isu imaatinku,ilaahow khayrka ay xanbaarsan tahay bisha barakaysan na waafaji aamiin aamiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. jeesto says:

    ramadaan kariim all walaalaha muslimka ah meel kasta oo aad caalamka ka joogtaan kullu cam waa antum biqayr

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Nuur Surcad says:

    Ramadaan kariim dhamaantin..Sxb Jimcaale adiga oo raali ah doodi wax ka soo cusboonaday ma jirta waxaan ka mid ah dadka ku nool wuqooyiga wadanka?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. fatima says:

    Rabadaan kariim dhamaan muslimiinta meel eey joogaanba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. daahir says:

    ramadaan kariim kulu caam wa andum biqeyr

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. mandeeq says:

    Ramadaan kariim dhaan muslimintaa melwalbaa oo ay joogaan

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. Khadija says:

    Ramadaan Kariim walaalayaal, Kuwii loogu dembi dhaafo Allaha nagu daro Aamiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. somaalidhaba says:

    RAMADAAN KARIIM kulli caam wa antum bikheyr sanadkaan sanadkiisa kale ilaahay hanagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo iyo wadankeenii oo nabada

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0