Raysal wasaraaha Sweden oo ka hadlay weerarka ka dhacay Belgium

Saaka xiligii shaqada loo dareeray waxaa weerar argagixiso lagu qaaday magaalada Brussels ee caasimada Belgium isla markaana ah fadhiga midowga Europe (EU). Weerarkaan oo ka dhacay ayroboorka iyo tareenada dhulka hoostiisa mara ayaa ilaa hada waxaa la soo sheegayaa in ay ku geeriyoodeen dad ku badan 30 qof.

Raysal wasaraaha Sweden Stefan Löfven ayaa durbadiiba hadal bixiyay arintaan, isagoo saxaafada u sheegay in uu weerarkaan yahay mid ka dhan dimoqraadiyada Yurub. Waxa uu intaasi ku daray in dowladu ay xaalada daqiiqad kasta la socoto. Iyadoo hadda la adkeeyay amaanka goobaha muhiimka ah ee Sweden, sida Ayroboorka Arlanda.

Waxaa sidoo kale ka hadlay arintaan hogaamiyaasha xisbiyada mucaaradka Sweden, sida Anna Kinberg Batra oo hogaamisa Moderaterna (M) waxay Twitter ku qortay in “lala dagaalamo argagixisada. ”

Weerarkaan ayaa noqonaya midkii ugu cuslaa ee dhawaan ka dhaxa wadamada Yurub ka dib weerarkii ka dhacay magaalada Paris sanadkii hore.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

18 Responses

  1. Saafi says:

    asc walaahi waa wax xun in umaad dalkooda joogo o shaqo iyo iskola uwada dareerayo la laayo iyado magac dimeed oo laga been sheegayo lugo gabanaayo aad iyo aad ayaan uga xumahaay.diintena waa diin nasteexo oo macaan ee maho diin dadka lugu dhibo ama lugu dhibaatoyo . allah waxaan ka baryaaya in umada islaamka ah xaqa tuuso waxaan sheeyadiinta ahna ilaah ka qabto

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  2. luul says:

    asc
    dhibaatadan mid cusub maaha lkin waa mid waagi beryaba ka sii dadeyso
    walhi waa wax argagax hel oo weliba sii fidaayo sanadki hore ayey ahyd markii laba jeer la weeraray faransiska sanadkaana waa biljimka waxaa isweydiin mudan malaga gortagii doonaa oo la baa i doonaa mise weysii jiri doonaan. waxan ku fikireynay in aan meel amaan ah imaanay lkin waxan daremayaa aduunka in eysan jirin meel amaan ah wakhti xaadirkaan ilaahey qaatumada kheyr hanoogu qatimo anaga iyo intii islaam ah amin

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

  3. mohamud says:

    Asc all aqyaarta lkn wixii khayra alaha nawafajiyo insha allah saafi ma saafi abdilahibaa ok mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  4. mohamud says:

    saafi oo ay nuux qarabada ahaayeen
    miyaa?????

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Saafi says:

    wcl walaalo mahamud. maku fahmin maxa ka wada nuux qarabada ahaayen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Abdifatah says:

    Raisul wasaaraha sweden oo si kulul uga hadlay kulaha Ma wax qatar ayuu kula noqday hadalka ninkaan iska hadlay war ilmaha iyo naagaha siiriya lagu laaynaayo muu ka hadlo muuka hadlo falastiin gaal iyo gaalo raac is aruursatay

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 3 Thumb down 7

  7. Filis says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  8. Abdifatah says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 6

  9. al cadaala says:

    Cabdifatah aflagadadu waceeb hadan kusu aalo adiga Wa adiga carabta u gubanaye maad dalkaga ugubatid adiga wadaniyad kaladheer mida kale anaga yurub hada kunolnahay waxa dhacayo kuma faraxsanin mida kale waxan nahay muslim waxa dhacayana wa wax been loga shegayo islamka ilahey ba ciso sharaf siyay islamka

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  10. Abdifatah says:

    Yurub hadii lagu nool yahay gaalada futada looma dhaqo waxaana wax lalaa yaabo ah qarax markuu xamar ka dhoco somalida weey ku farxaan wadan gaalo markuu qarax ka dhacane wey naxaan och marka kulama yaabayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  11. Abdifatah says:

    Qoraalada haka Tuurin meesha wax yahoow dhintay maxaad la aqrineysa kabacdina utuureysa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  12. siraad says:

    Bismilaah waraan ninkadan caytamaayo xumaan ta jooji iyo caayda. Adiga waa layqaana waa kuwii back idiin lee diinta ka yaqaneey waye xegeed ku aragteey qof islaam ah oo isaga idilaayo unadana halaagayo oo hadana jaana rabo. Marka walaalo dhiiga waa xartan marna ha iloowin. Aad iyo Aad ayeey igubta dhibatada reer falastiin iyo imada islaam ka oo dhaan laakiin lama dhihi karo falastiin aya la filaay ee umad kalasa hala laay bila micno öa aan now now now

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Abdifatah says:

    Siraad dhuusada iga wareeji habar yahay gaaban

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Saafi says:

    oday warka badan dhaf . lakiin aniga waxaan ku dhihi lahaa afkaada iyo waxaad qoreeyso anshaxooda ilaali .mida kale dadka ixtiraam oo seef labood nimada iska dhaaf .mise waxaa tahaay umada hoo ee isqarxi meleey ujeedan iyo meleey kajeedan anaan aqoon.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. mohamud says:

    Asc aqyaarta saafi abdilahi gabar ay qarabo yihiin nuux yar ladhaho oo nairobi joogay miyaa adiga ? italia ayan ku ogaa saafi abdiahi
    wixii qaladana sorry hadadan ahayn qoftas.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Saafi says:

    wcl mahamud waa saafi från göteborg walalo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Saafi maxaad ka hadleesaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. mohamud says:

    ok mahadsanid abayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0