Ronaldo oo ciyaaraha aduunka ka reebay Zlatan

Xalay ciyaartii xiisaya badneyd ee dhexmartay Sweden iyo Portugal ayaa ahayd xifaaltan gooni ah oo u dhexeeyay labo ka midibrahimovic-vs-ronaldo ah ciyaaryahanada kubada cagta ugu caansan aduunka. Christiano Ronaldo oo lagu tilmaamo ciyaaryahanka 2-aad ama 1-aad ee aduunka ugu wanaagsan iyo Zlatan oo bilihii la soo dhaafay lagu tilmaamay in uu yahay kan 3-aad ayaa geesaya isdaray.

Ciyaartaan ayaa dadka falaqeeya ciyaaraha waxay ku tilmaameen mid aad kor ugu qaadaysa sumcada iyo magaca labadaan ciyaartoy midkii soo baxa, isla markaana ay macquul tahay in uu ninkaas ku guuleysto bilada la siiyo ciyaartoyga sanadka ee loo yaqaan FIFA Ballon d’Or. Waa haddii uusan ku guuleysan ciyaartoyga Muslim ah ee Franck Ribery oo hada la aaminsanyahay in uu ugu cadcadyahay musharaxiinta.

Hadaba kooxdii uu hogaaminyay Zlatan ayaa dhulka waxaa ku jiiday Ronaldo kaligiis, isagoo 4 gool ka dhaliyay Sweden labadii kulan ee ay yeesheen. Zlatan ayaan laftiisu yareysan oo labo gool iska guday balse waxaa la haray dafiicnimada difaaca Sweden oo ku guuleysan waayay in ay iska difaacaan Ronaldo oo keliya.

Sweden ayaa markale ka hartay ciyaaraha aduunka iyadoo Portugal ay markale u soo baxday. Mustaqbalka Zlatan iyo kooxda Sweden ayaa u muuqda mid halkaan ku dhamaaday iyadoo aan la filayn in uu ciyaaraha kubada cagta ee 2016 uu Sweden u ciyaari doono.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. sofia says:

    Qaxootiga oo ay ku adag tahay inay eheladooda dib ula midoobaan
    La daabacay: kl 11:11 , Somaliska — Somali
    Foto: Louisa Gouliamaki/TT.
    Sawirle: Louisa Gouliamaki/TT.
    Qoysaska qaxootiga ah oo Iswiidhen ku sugan waxaa ku adag in ay xubnaha qoysaskooda halkaan kula midoobaan, ku dhaqanka sharciga khuseeya oo aan sugnayn awgiis. Sidaasna waxay maanta ku qornayd warbixin ay soo bandhigeen ururo badan oo u dooda dadyowga qaxootiga ah. Waxaa warbixintaas ku qoran in shuruudaha lagu xiro dib u midowga dadyowgaas ay yihiin kuwo aad u adag.
    ururka “Ja till familjeliv”
    Migrationsverket oo Soomaalida is-dalbata aqoonsi weli ku xujeysa
    Maxkamadda sare oo dib u eegis ku sameyneysa mid ka mid ah dadka loo diidey in loo keeno qaraabadooda
    Guud ahaanba waxaa keli ah oo suurtagal ah in Iswiidhen la isugu keeno qofka la isqabo iyo carruurta, sida sharciga iswiidhishku qorayo. Ma aha wax fudud in dadka ka soo qaxa dalalka dagaaladu ka oogan yihiin ay la yimaadaan warqado caddayn ah, shahaadada meherka iyo warqadda shalashada. Sidaas awgeed ayaa hadda dad badan oo qaxooti ah fursad loo siiyey in ay ehelnimadooda ku caddeeyaan DNA laga qaado. Sidaas oo ay tahay ayeysan haddana hababka loo qiimeeyaa u dhicin si xaq ah. Sidaasna waxaa qaba ururka Rädda Barnen, oo ka mid ah ururada qoray warbixintaan dhowaanta la soo bandhigay.
    Ururadaan qaxootiga u doodaa waxay hadda dowladda ka dalbayaan in ay u saarto guddi sharciga dib u eega.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  2. sofia says:

    Svårt för flyktingar att återförenas
    “I verkligheten tillämpas lagstiftningen olika”
    19 november kl 16:14 (2:16 min)
    Ett flyktingbarn sitter vid sin mor som kollapsat på gatan i samband med en polisrazzia mot flyktingar som kommit till Grekland. Foto: Louisa Gouliamaki/Scanpix.
    Återföreningen för flktingfamiljer försvåras av att lagstifningen tillämpas olika, enligt Mikaela Hagan på Rädda Barnen. Foto: Louisa Gouliamaki/TT.
    Det är svårt för flyktingfamiljer att få återförenas i Sverige och tillämpningen av lagen är rättsosäker. Det skriver flera flyktingorganisationer i en rapport som presenteras senare i dag.
    Publicerat kl 03:34
    DELA
    Enligt rapporten är det många barn som aldrig får komma till sin mamma eller pappa i Sverige.
    Mikaela Hagan som jobbar med migrationsfrågor på Rädda Barnen berättar att det kan bli olika beslut för barn i samma familj, beroende på om det är biologiska barn eller inte. I andra fall, visar rapporten, att även dom biologiska barnen får nej till uppehållstillstånd, om de andra syskonen får det.

    Enligt den svenska lagen är det i stort sett bara möjligt att ta sin partner och sina barn till Sverige. Men att få fram identitetshandlingar, äktenskapsbevis och födelseattester är ingen lätt sak i krigshärjade länder. Därför får fler flyktingar numera möjlighet att med hjälp av dna-prov bevisa släktskap. Ändå blir bedömningarna ofta orättvisa, säger Mikaela Hagan.

    – I verkligheten så tillämpas lagstiftningen olika, säger hon.

    Men du menar alltså att man fattar väldigt olika beslut på väldigt liknande grunder?

    – Det är erfarenheterna från vårat arbete, ja.

    Det är rättsosäkert?

    – Absolut.

    Rapporten har tagits fram av Röda Korset, Rädda Barnen, Sociala Missionen och Rådgivningsbyrån för asylsökande och flyktingar. Organisationerna beskriver många familjeöden.

    Här är ett exempel: En mamma och hennes fem barn från Somalia får alla avslag, trots att pappan fått uppehållstillstånd i Sverige och föräldrarna är gifta. Anledningen är att paret inte berättat för svenska myndigheter att pappan fick de två första barnen tillsammans med en tidigare fru, som nu är död. Dna-analysen visar att pappan verkligen är biologisk far till alla fem barnen. Ändå får alltså ingen av barnen, eller frun uppehållstillstånd i Sverige.

    – De krav som ställs i dag är orimligt höga, bland annat på vilka handlingar man ska kunna visa och så. Som i det här fallet, då man inte hade talat om att barnen bara var pappans barn och inte mammans barn, så fick hela familjen avslag. Det är ju märkligt tycker vi, säger Mikaela Hagan.

    Flyktingorganisationerna radar upp många exempel där framför allt barn kommer i kläm och kräver nu att regeringen tillsätter en utredning som ser över lagen.

    Ci Holmgren

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  3. sofia says:

    2 fantastic dagar konferens familjeåterförening den 19-20 november hos husby träffa lokal. Jag tackar alla som har organisera och alla deltagare.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. walaley af somaali waxan nogu turjum adigoo raali ah safiya mar walbo saan ayaan kaga codsanaa lakin maba noga jawaabtiid anaga mafahmi karno ceeb mahan taas

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. diiriye says:

    zlatan ma jecli sabaabto ah waa cunug isla weyn swedishkana sanka ka haysta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0