Sigaarka iska daa haddii kale sidaan ayaa kuu dambaysa!!!

Haweeneey waayeel ah oo u dhalatay dalkaan Sweden ayaaa quus ka taagan sagaar cabida xili dhaqtarkeedii aaw ku,amray ineey sagaarka iska goooyso ama ay yareeyso.

Islaantaan oo lagu magacaabo Ann_Mari Estrimalm da,deedu tahay 103 sano kuna oo nool Magaalada Boden ee dhacda waqooyiga Sweden, ayaa waxay cabtaa 24-saac 2 baakad oo sagaar ah sida ay u sheegtay telefishinka Svt2.

“Baakada sagaarka ah waxaan baxshaa 54 kron lacagta Swedeshka ee u dhiganto qayaasti 3,5 dollar taasoo macnaheedu tahay ineey kubaxdo habeen iyo maalin 7 dollar ma,aqaan waxaan sameeyo waan isku dayay inaan joojiyo ama yareeyo waana ii suura gali weeysay” sidaas waxaa yiri dhibanane Ann-Mari.

Tirakoob lasameeyay ayaa lagu sheegay in wadanka Sweden 50% cabto sagaarka da,da u dhaxeeyso 18 ilaa 45 jir. 17% 45 ilaa 65 jir. Naagaha Sweden ayaa caba sagaarka 21% Halka nimankuna kacabaaan 18%. tirada guud inta aan cabin sagaarka 56% nimanka 60% naagaha. Totalt inta biloowday ee joojisay waa 60% niman iyo naago. Sanadkiiba waxaa u dhinto cabitaanka sagaarka qayastii 6600 wadanka Sween.

Arintaan ayaa laga dhadhansan karaa sida aaw dhib ugu haayo cabida sagaarka umada reer Sweden. Ma dooneysaa i naad iska gooyso sagaarka hadey jawaabtaadu haa tahay qaado go,aan deg deg ah ama waqti kooban godahoood si,aad dhimirkaaga iyo dhaqalaahaaga u soo celiso.

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

16 Responses

  1. hooyo ilmahedu ka maqan yahay says:

    kkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. C/k says:

    Sida ii danbeyn ka sheekeeheee sida ciwaanku yahay haddii aanan sigaarka deyn, waa maxay haweeneyda aad ka sheekeynaysaa.lol.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. kadar kadar says:

    A.s.c DhamanTiinBa horta umada rer sweden Bas ah dhibka Kuma HAyo dhibaatada eh Waa Uma calamka Oo dhan ayu Ku hayaa gaal Iyo muslim.. haay tahay Xag Cafimaad iyo Xag haqaaLeba Hadaba Sideen Iska GoYn Karnaa Hadiiaad go’aan DegDeg Ah qaadato Ilama aha qofKu INuu Markaab iska gon Karo Balse wa inaad Iska Yaraysaa hadad Malin cabi Jirtay 1 bakish kala Badh cab Hadii aa Labo xabo cajirtay Halka Dhig hadii Ad Hal cabi JirtaY KAla jabi Sidaas Ayaa Ugu fudud oo layskaga Dayn Karaa waa fikradayda Bal hada Walaladena ka dhibTa fikrtadna MahadsaniD.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Omar says:

    asc kkkkkkkkkkkkkkkk asxbey aduunka waxa u necbahey sigaar ninkii iska dhaaf i yiraahdo waayo wan jeclahey waana ku raaxeystaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  5. xaji mirqaan says:

    jaaaw jaaw ciyaaaro 20 sano ayaan cabaayey sigaar iyo qaad , Qaadka cigaar la,aan ma cuno wax kaleba manaa ku nool hadii aan labadaas iska daayo malinta danbe ayaan waxaan noqonayaa sidiii gaadhi wayn oo meelkasta laga hayo oo samays raba marka waxaan u arkaa mirqaanku in uu yahay PAIN relief ama pain killer marka ii daaya mirqaankaygu ha jireeee

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Siikaawi says:

    Asc walaalayaal sigaarka haddii loo eego maxay shareecadu ka qabtaa waxay culimada muslimku isku waafaqee in jaadka iyo sigaarku xaaraan yihiin waxayna u daliishadee aayada uu ilaahay sw leeyahay (yuxillu lahumuddayibaat wa yuxarimu calayhimul khabaais) shayga marka la xaaraantinimaynayo waxaa loo eegaa afar, haddii uu afartaa wax u dhimo waa xaaraan,1-maalka 2-waqtiga 3-caqliga 4-iyo caafimaadka,shaygu hadduu intaa wax u dhimo waa xaaraan . Wabillaahi tawfiq.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Great Somalia says:

    Asc Waxa idinku wada salaamey 114 cadadka quraanka Balwada waa Waxa ugu badan ee qoysaska soomaaliyeed kala geeyo waa Nasiib daro inoo soo hoyotey waxaana inoo ah nasiib wanaag madaama Dumarkeyna Wanaagsan eysan cabin 2% Sigaar Walaa Qaadka Rabi Ayaan ka magan Galney Ani iyo Intii Neceb Balwad Oodhan Mahadsanidiin!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. cali says:

    asc waxan kuu sheegayaa sxb sagaar waxaa loo yaqaan nuuc kamid ah u gaarta marka iska sax waxa aad rab tay waa sigaar. waana mahad san tahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Gabar Soomaaliyeed says:

    Asc dhamaan aniga waxan ka mid ahay inta sigarka cabta waana ku dhibanahay sidaan ku joojin lahaa waxaan cabayaa mudo 10sano ah waxaan idinka doonayaa wixii talo iyo tusaale ah aad igu cawin kartaan mahadsanidiin gabar soomaaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Runsheeg says:

      Asc shey walba markaa ku dhaqaaqeeso waxaa fiican wax naftada aduun iyo aakhiro kuu roon adiga qof kale ha u daneyn ee naftaada lee u dawgal ok qofkii aan cabin waa ok lkn qokii cabo ha arko wacdiga sheekh mustafa x ismacil adigoo googlaha galaya ka dibna ku qora sigaarka iyo shiishada bal ar ka waxa laga sameeyay sigaarka iyo dheef ama cudur waxa laga helo adinkoo xor ah kii caba iyo kii sika daaya asigee u taalaaa

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Guled says:

      w’salaam gabar soomaliyed.. aniga waa cabi jiray waana joojiyey sax dhib waaye laakiin 4 bari kugu horeyso waaye dhib laakin caafimad Badan ayaa dareemeysaa .. aniga dhow jeer oo hore ayaan isku dayey laakin waa ku noqdey hada 6 bilood ma cabin

      U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. Pharmk865 says:

    Hello! eedkbkd interesting eedkbkd site! I’m really like it! Very, very eedkbkd good!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Pharmd199 says:

    Hello! kdgkkcf interesting kdgkkcf site! I’m really like it! Very, very kdgkkcf good!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. Pharma434 says:

    Very nice site!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Gabar Soomaaliyeed says:

    mahadsanid Guuleed talada aad i siisay insha Alaah waxan ilah ka baryaa inuu iga madoobeyo anigana waan ku dadalaa sidaan u joojin lahaa insha Alaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0