Xaqiiqadii mowduucaan si toos ah xiriir u lama leh Sweden iyo Soomaalida ku dhaqan balse waa mid muujinaya in Soomaalida ay yihiin dad firfircoon oo xitaa wadamada sida Shiinaha oo aan iska dhaadhicino in Soomaalidu aysan sidaas ugu firfircooneyn laga dheehan karo videoga hoos ku jira in ay yihiin dad jira oo soo bandhiga dhaqankooda, aanan iloobin dalkooda. Bal daawo Videoga.

Soomaali bandhig ka sameynaysa Shiinaha [Video]

Xaqiiqadii mowduucaan si toos ah xiriir u lama leh Sweden iyo Soomaalida ku dhaqan balse waa mid muujinaya in Soomaalida ay yihiin dad firfircoon oo xitaa wadamada sida Shiinaha oo aan iska dhaadhicino in Soomaalidu aysan sidaas ugu firfircooneyn laga dheehan karo videoga hoos ku jira in ay yihiin dad jira oo soo bandhiga dhaqankooda, aanan iloobin dalkooda. Bal daawo Videoga.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. jimale says:

    haa sxb land iyo waxaan jirin ayaad ii kenta dadkaan soo qado, sxb nin aqoon leh wa tahay hadalada aad mesha ku qoree dad badan aya aqrisanaya oo kala duman, marka dadka qabiilkaa ha kusoo qorin mardanbe sxb
    waan kaa codsanay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Massago says:

    SOOMALI AYAKU TIRA BADANAA SHIINAHAN MA JOOGAN ACUUDOOW

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. faracade says:

    maashallaah waa wax lagu farxo in dhalinyaro Somali ah ey sidaan dhaqankooda usoo bandhigayaan…

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. DHOOL says:

    mansha allah mansha allah farxad badanaa allaw indaa
    waa wadaninimo calankeenii guruxda badnaa heeso cajiib ciyaar wacan ,shaqa wacan allah dalkeenii oo nabad ah hana tuso aan ku dabaal dagnee amiin ,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0