Sweden oo gargaarka u kordhineysa abaaraha geeska Afrika

7

Hay’ada horumarinta gargaarka caalamiga ee Sweden (SIDA) ayaa ku dhawaaqtay in ay siyaadineyso lacagta lagu taageerayo gargaarka abaaraha aafeeyey geeska Afrika. SIDA ayaa sheegtay in 7.6 millyan oo dollar oo dheeri ah ay ku siyaadineyso dhaqaalaha loogu tala galay abaaraha.

Balse SIDA ayaa sheegtay in lacagtaan lagu taageeri doono Ethiopia oo ay sheegeen in dad badan oo Somaliya ka soo firxaday ay teendhooyin ka dhisteen. SIDA ayaa sidoo kale sheegtay in ay ku tala jiraan siyaadinta lacagtaan maadaama ilaa 18 milyan oo dollar loo qoondeeyay abaaraha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here