Sweden waa wadanka labaad ee Yurub ugu dhalasho bixin badan

Daraasad lagu sameeyay dhalasho bixinta iyo wadamada qaarada Yurub ayaa lagu soo bandhigay in wadanka Sweden ay kaalinta labaad kaga jidho bixinta dhalashada. Sweden ayaa sanadkii hore waxay dhalasho siisay dad gaaraya 7,8% dhamaan soo galootiga ku nool wadanka.

Kaalinta koowaad ayaa waxaa galay wadanka Hungary oo dhalasho siiyay 12,8% soo galootiga ku nool wadankaas. Wadanka Austria ayaa ah kan ugu liita dhalasho bixinta, iyagoo 0,7% oo keliya siiyay baasaboorkooda. Dadka ugu badan ee dhalashada ka qaatay wadamada Yurub ayaa ka soo jeeda Morocco, Turkey, India, Ecuador iyo Iraq. ‘

Sanadkii hore ayaa Sweden waxaa dhalasho ka qaatay dad gaaraya 30 253 qof.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. osman says:

    asc dhamaan lkn anaga ka soomaali ahaan waan kudhibanahay dhanka waqtiga waxaan yara dareemeynaa in siqaas ah naloogo adkeeyay waqtigaan waa waqtigee ladhisi lahaa sxbtinimada swedan iyo soomaaliya ee ha aqoonsato baaska soomaaliga ah
    OBS fadlan jimcaale codkeyna gaarsiiya xildhibaanada soomaalida ah iyo dowladaba
    aawey miljö part
    mahadsanidiin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 1

  2. Mohamed says:

    Waxaan aad uga xumahay dowladda magangalayada na siisay ee Sweden oo aan aqoonsanayn dhalashadeena iyo aqoosiga dalkeena Soomaaliya waayo xataa haddii aad haysato sharciga Geneva oo ay xitaa iyagu ku soo qaateen waxaad la mid tahay ruuxa dalkan iska dhiibay marka arrintan ururo xuquuq ahaan ka hadli kara ma jiraan miyaa?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. Shakuur says:

    Hadaba maxaa dhici kara aniga oo aanan gaarin waqtigii 8 da sano lkn 5 sano dhaafay hadaa iska dalabado Passaporka ???

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. samiir says:

    Bro waxaa ku weedinaa qofta sharciga geneva qaate basborka ween 8 sano moo sugaa mise 5 sano jwb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Shakuur says:

    Dadbadan oo aan garanaayo ayaan Geneva heesta sxb lkn wexee igu dheheen waxba isma dhaamo Geneva iyo kan kale caadiga ah. lkn sxb adiga dadkale wareeyso si aad arintaas u xaqiijiso.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. samiir says:

    Okej sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Abdiaziz sharif hassan says:

    SWEDEN waa ku amaanaynaa habka uguna wanaagsan ee u soo dhawayso qaxootiga hadana ay siiso jinsiyada iyada oo aan ku xerin luqad iyo midab kala soo, tack sweden

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0