Asc jimcale waan ku salamay waxan kaa rabaa ciwaanka ama telkii kan barniga bidaarta habeya ama timaha bera!

Telefoonka bidaarta ii soo qor!

Asc jimcale waan ku salamay waxan kaa rabaa ciwaanka ama telkii kan barniga bidaarta habeya ama timaha bera!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

10 Responses

  1. dhedhexaad says:

    Anigu maba fahmine haley fasiro barnaamajkaan macnihiisa mahadasanidiin mudanayaasha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. ustaad says:

    jimcale Qarxisbaad bilowday’ wiilka emailka kuusoo diray Suaashiisa uga jawaab ama Iska daa maxaad Banaanka u keenaysaa’ because Personal Message ayuu kuusoo diray adna Mawduuc ayaadba ka dhigtay’ wax fiican maad samayn.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  3. Liban says:

    Waxa kuracsanahay sida ay walalahayga kadhawajiyeen Mr jimcaale waxa kudhahi lahaa raali galin baxiso wayo Mase waydisay inaa su ashisa ad mowduuc kadhigayso asc

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  4. Jimcale says:

    Ustaad iyo Liban. 1 miyaan soo qoray magaca ama emailka qofka soo diray fariinta? waa maya, 2 sidee ku keenay in aan anigu hayo telka dhaqtarka bidaarta? 3 haddii qof kale uu hayo telkaas halkaan haku soo qoro si qofka fariinta soo diray uu uga faa’idayso.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  5. sahra says:

    Jimcaale dadkii Dublin ahaa xaalkoda war hadaa ka hayso wax iiga sheeg

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. Abdi says:

    horta waa mawduuc qiimo badan lkm waxay ahayd in doodisa looga fasax qaato
    dadka bidaarta leh waayo hanti ay gaar u leeyihiin oo aanay cidi la wadaagin.
    ta laba ninka maanta bidaar haystaa timo uma baahan ,iibisana maayo
    dawo bidaareed !!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. abdulkadir says:

    bidaarta dhakhtarkeeda nairobi baan ku arkay lkn wuxuu ku dhahaa daawadeeda anaa isticmaali lahaa haddaan dhab uhaayo lkn talo ayan hayaa waa wax yaab leh moohoo haddaa kaa telkiisa rabtaan waan idiin helaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. amino says:

    Kkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. somalian says:

    Jimaale qalad ma uusan sameen.Qofka magaciisa masheegin fikradeeyda ufaa ideeya hada haysaan dhaqtarka bidaarta numberkiisa looool.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0