Video: “Daroogo ayuu i siiyay ka dibna waa i kufsaday oo sawiro ayuu iga qaaday”

Vidowgaan aad hoos ku aragtaan waa gabadh Soomaaliyeed oo sheegtay in nin Soomaali ah uu kufsaday ka dib markii uu cabitaan daroogo ugu daray ka dibna uu ka qaaday sawiro iyada oo aan dhar xirneyn. Gabadhaan oo u waramaysa wariye maraykan ah ayaa ka warantahay in iyada iyo ninkaan uu xiriir ka dhexeeyay oo ay aamintahay balse uu qiyaamay.

Gabadhaan ayaa sheegtay in ninkaan uu bilaabay in uu ka ganacsado sawiradeeda oo xitaa dukaankeeda hortiisa uu ku iibinayay iyo isaga oo soo galiyay internetka  Waxay intaas ku dartay in aysan wax taageero ah ka helin bulshada kale ee Soomaalida ah oo iyada eeda la saarayo oo loo arko in ay tahay qof xun maadaama ay hal mar qalad sameysay.

Inkastoo qaladka gabadhaan ay sameysay uu markii horeba yahay mid aan ku habooneyn dhaqanka Soomaalida iyo diinta Islaamka ayaa hadana la dhihi karaa dhibaatada uu u geystan ninkaan ayaa kasii weyn waxkasta. Ma saxbaa in Soomaalidu ay eeda saaran dumarka oo keliya iyada oo ragga xitaa ay qeybtooda leeyihiin? bal fikirkiina ka dhiibta.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

29 Responses

  1. khadar says:

    asc dhaman bulshada somaliyeed hadii aan usii gudbo fikir keyga ah in aan ka hadlo sidaan u arko dhibkaan dhacay kow waxaa qaldan wiilka waayo mahan wax lagu cayaaro dumar amba laga ganacsado tan xigta gabarta waa gabar islaam ah hadana sii ah gabar somaliyed ma uusan ka fakirin in ay tahay jinsiyadiisa iyo diintiisa ba intaba sadax waa raganima xumo adigoo qofkaan ku aaminay in aad kula dhaqan ted si xushmad dara ah adigoo awooda in aad waxaad ku heshiiseen kadhamayn san kara ileen waa laba isku bahan hada waxaan lee yahay kuli asigaa ayaa laga sarayaa qalad kaas dhacay gabarna ugu ma horeysa lakufsa do waxaan lee yahay qofkii garana iyo qofkii meel ku og nin kaas hamarsiiyo waajib kiisa nacaska gabartaas na waxaan lee yahay iska samar kana calool xira waxi dhacay waa laga dhaqdaa lycka till

    Fikrad lala dhacay Thumb up 12 Thumb down 3

  2. qurba jok says:

    a s c dhaman wa arin layab iyo fajac leh 2 dodaba wa qal dan yihin hadi ay sameyen arin xun masna ah qalad ma ahan hadane in ay faxishadoda fafiyan masna xayisiyan allaha ka so hanunsho anago adilne allaha manajina

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 3

  3. gacal says:

    sc all sln ka dib waxay ila tahay wax dabiici ah oo dhici jirey hada dhaca dhicina doona gabadhana waxay k mid tahay malaayiinta gabdhood ee godobta laga galay waa qayb ka mida nolosha aadanaha haduusan xishoon wax walba ayaa ka suurtooba soomaliyaa lagu kufsanaayay reerkooda soo taagan marka waxaan dhihi lahaa yaan serious loo qaadan kaliya halagu cibri qaato shaydaan ayaan ninkaas u kaalmeeyey laga yaabaa inuu maanta ka shalleeyey ama uu ka shalleen doono markay tan la dhalatay ay ku dhacdo kolay dumarka waa qayb nolosha ka mida ee hala ilaaliyo waad salmaantihiin dhammaan.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  4. Dhagacade says:

    ASC/ walalahey dhaman ! ninka arintan sameyay marka kowad wa jahil axmaq ah oo diin & dad an wax ka aqon vedio gana horay an u arkay oo uga calol xumaday ninkan duliga ah oo gabadhan walashis ah ku dhelay nolosheda tas waxa ka abal marinayo ilaahii aburty mida kale waxa uu ilobay gabar qiimaha ay ledahay wa dhashay wa la dhalaty wa u gursan ama qaba walhi ma aqan wax an ku tilmamo ninka ficilkan xun sameyay wa rovjur miskintana waxa an ileyahay waxa ku dhacay wa dhacen ilaah talo saro noloshada wa ay so labanaysa ee niyada dhiso dadka ku takorayna waxay iloben in ay masiibo dhacdo wa ka xumahay waxa ku dhacay walashen

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 2

  5. massago says:

    Qaladka iyadaan saari lahay sababtuna waxey tahay Sharciga iislaamka maqabo in 2 qof oo ajnabi kala ah isla khaali naqdaan marka iney ogolaato ma,eheyn hadeey diinta islaamka ku dhaqmee

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 4

  6. ahmed says:

    sheekadan waa sheeko laga xiiso dhacay waayo waxay ahayd waqti dheer kahor markay dhacday markaa aniga ilama fiicna in somaliska ay kadhigaan war maanta soobaxay sawir youtubka kujira oo dadka ay waahore akhristeen

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 6 Thumb down 3

  7. Raaqia says:

    asc
    wan idin salmaya walalaha an halkan ku kulano iyo bahda somaliska gar ahan jimcale inta ka dib hadan isku adyo inan wax ka idhahdo arinkan fosha xun
    horta wiilku haday inantu amin tay ma ahayn inu isda u galo lagana yabe inay islahayd waxadba heshay wiil somaliyed oo ad nolosha lawadagto
    lakin waxa la yidhi san kugu lisay igumad hanbayn waayo nin ku aminay waa nin ku gow racay
    wana qadal in sida logalo joharad somaliyed
    waxan se hablaha somaliyed kula talinaya waxad iska islalisan inad inad weligin aydaan raga guryahoda ugu tegin kinana keenin waayo waxay diintena subani ino shegtay in hadii nin iyo naagi isku kelityastan in u shydan sedex ku yahay marka waxyala oo kale iska ilaaliya banankiisa mare maradiisa GEED MA QABSADO
    WABILLAAHI TOWFIIQ

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  8. Abdulkadir says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 8

  9. farxiya says:

    Runtii waa maseebo laga naxo ilaahay waxaynu kabaryaynaa inuu naga hayo/naga xijaabo musiibadan oo kale waayo dumar ayaanu nahay awlaadna waanu dhalnay gabndhana way naladhasheen allaha na dhawro insha allah gabanadhan walaasheen ahna waxaanu qafuuru raxiimka inuu u ugargaaro sumcaday bulshada muslimka ah ay ku dhexlahaydna allaha u soo cesho aamiin yaa rabi..

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

  10. Ahmed HUSEN says:

    marka hore bahda webka somaliska ayaan salaamayaa marka xigta asxaabta kel wlh dhacdadaan waa dhacdo naxtin leh xanuunkedana wadata aniga rayi ahaanteyda waxan qabaa somalidu waxe ku mah maahdaa wixi kugu dhicirabo 1000mar ayey kaaweynyihiin somalidu waa sax qaladka waxaa lasaraa gabadha okaliya waxad arkesaa gabar ladhahaayo jirkeda ayey ka ganacsataa bulshadana ay faquuqeyso lkn ninka hotelada katunta bulshada nogama badalno waxaan qabaa qaladka nocaan ah hadii xaqiiqda laga hadlo 80% ninka ayaa qaladka iska leh wayoo dumarku waa maskiin wax walbana raga ayaa uga firfircoon waxaad arkesaa nin gabar gur xalaal ah kugursaday hadana owlaada ku inkiraayo, am so sorry wlh dumarka qaladaad badan ayaa laga galaa waa sida ay aniga fikradeyda ilatahay

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  11. ifraax says:

    wandin salaamay dhaman reer somaliska intii ku xiiran anigo waxan qaba sheekadan oo dhan waxa ka deebeyay gabadha waayo iyada markii hore maxaa u geyay nin ka ah ajanabi haa wey dhacda in nin iyo naag guuri ku wada sheey kaystan laakin ayaa mesha ku jirta maxaa tuusay cooradeda ninka hadaba dhibku wa naagta ee waxabn u sheegaya nimanka somaliyad in eey ka xiishodan gabdha ha isku dhiba waayo meshaa waxa ku jiray marki hore isfahan iyo jeceyl ayan u qatay markii dabe aya sheekadu xumatay mahadsanid

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  12. Abuxudayfah says:

    Waan ka xumahay , balse ………..Xariiraan Lahayn ……. iyo Waan Aaaminay taaseey dhashay , Xikmada ku jirta n gabadu gurigeeda ku gaabsato , wiiilkii Guur ka rabana soo doonto soo haboona in la raaco .

    Maahan walaasheey Soomaaliyeed ee Muslimida ah in aan ku jeesaa , waase xaqiiqda runtana la iskama indha tiro , Gabdhoow Guryihiina ku Dhawrsada , waan aaminayna iska daaya , Nin aadnan Xillo u noqon aaminaadiisa waa Qayaamee.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  13. jagajaga ama jigjigaawi says:

    waalayaab waydhicikartaa waxa aysheegayso gabadhu laakiin mesha daroogada lagusiiyay muu uxanbaaray sawlugeheeda kumatagin waa wax aygalabsatay iydu ee ceebtaada hasheegsheegin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  14. Jimcaale44 says:

    Jimcaale beenaale hadana ma waxaad keentey sheekadii youtubeka caanka ka aheed baad dadka uga dhigeysa dhacdo sax ah, waa sheeko caruureed aan jirin oo maawelo ah waxaasna ka dhaaf awal ayaaad been ku wareerisey dadka hadeerna waaba ka si dartey. isku day inaad xirto IPgeyga. kun IP ayaan heystaa marba meel ayaan kaa soo galayaa…. qoftaan waa la yaqaan waa ka hoos baxdey waana qalad ay u bareertey markii ay talo faraheeda ka baxdey ayey biloowdey calaacal iyo daroogo aa la i siiyey …

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 6

    • HUSBA says:

      UNIT CENTRAL CONNECTION AYAAN KAA XIRI SXB WAXAAN LOO SHEEGI SHIRKAD DAMBE INTERNET KA HELI MAYSID XATAA KEYBORD DAMBE GARAACI MAYSID WAXAA SHEEGAYSA IP SHALAY AAD SUUQA KAA BARATAY

      U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  15. khadra says:

    somalida ku nol qurbaha allah kabadbadiyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 3

  16. samiya says:

    asc

    dhaman waad salamantihin aqyaar mesha isku timid

    hadi aan fikradeyda ka dhibto waxa qaladka leh wilka sagajanka ah oo amxaqa ah gabdhan masakinta ah wuu qiyanay wuuna ku ciyaaray wuuxu ilobay waxyabo madan somali islam nimo somali nimo xita ibni adan nimo sido ku keenay in uu gabar walashees ah uu ku ciyaaro wuuna ceebeyay gaba walasheyn ah waxan leeyahay waxba qalad ma lihid nina ma weyneysid
    niyada kheyr u sheek ilaahna talo saaro wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  17. Sogalooti says:

    asc dhamaantii bahda waa salaaman tihiin hadaal inta ku dhafo salaantii ray ahaantay waa arin aad u fool xun xag dhaqan xag diin xag bili aadan tinimo inba walahi waa ku xuntahay kana sari mayo oo hadan dhihi maayo kas ayaa qaldan waayo labaduba waa wada qaldan yihiin ……………………………………………..

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. Samsam says:

    Allaho aclam waxa ninka iyo naagta dhex maray, laakin iyada oo inan ah inay nin xidhiidh la yeelato ma aheyn iskaba daa meel ay oo raacde.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  19. Fakirkayga says:

    F:G
    Aniga fakirkayga oo bas ma dhibanayi lakin Runta ayaan ka hadlayaa
    1- Gabadha ayaa qaldan
    2- wilkana wuu qaldan yahay
    Gabadha waxa ay ku qaldan tahay waa gabar somali ah islam ah may diinta iyo dhaqanka alaaliso oo ay iska fakirto inta aysan waxa sameynin nin ajnabi ka ah sideey oo kulantay sida an og nahay manta dumarka somaliyeed ayaa ah kuwa u dhaqma sida kuwa gaalada kuwa ka daran sida saxda ah hadad dhagaysatid nimanka ajnabiga ah waxa ka shekeynayan dumarka somaliyed raqiskoda iyo sida ay u jilicsan yihin.
    F.G Gabdhaha somaliyeed Raga somaliyeed wayba ka adagyihin so ma aheeyn sida saxda ah hadii gabaryaheey runtaa ta hay oo hadalkaada dhab yahay ninkaa dacweey wadan xor dumarka ka dhigay baad jogtaayee ee nin kaa oo kale cir iyo dhulka ka qari kasoo kale adunka ayaa cirri looga dhigaa ye ilaah na tiisa u dhimn ee hadii ay ba sax tahay arinkaan waxan gabadha kula talinayaa in ay dacweyso ayna nolasheeda dib u coo celiso dowalda ay ku nooshaday gabadha hadii kale dee naga daaye iyadaa arinka wad wade ! ee ilah ka cabsada somaliyeey rag iyo dumarba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. Khadija says:

    Walaalayaal waa run oo soomaalidu waxay eeda saaraan mar walba dumarka, waxaana taas idiinku daliila waxaad arkaysaa 2ba qof oo qalad ku wada dhacay oo si aan sharciga waafaqsaneyn ku kulmay markii ay gabadhii uur xaaraana qaado ay bulshadu ku tiraahaa waa tii xumeyd ee wecelka dhashay iyagoon mar keliya wax ka sheegeyn kii ka dhalay ileyn iyadu keligeed ilamahan ma dhaline.
    Dhanka kale wiil iyo gabar ayaa is guursanaya markii uu calafkii dhammaado ee ay kala tagaan gabadha waxaa loogu yeeraa Garoob amase Carmal laakiin wiilkii furey isagu kaarkiisu maba dhaco oo Garoob amase Carmal ma noqdo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 1

  21. Ismaaciil says:

    ASL CL WR walaalayaal waad salaaman tihiin dhamaantiin inta ku xiran webkaan iyo inta maamusha salaan kadib walaalayaal marka hore wax walba waa dhacaan oo la yaab ma leh waxaase la rabaa dadka qurbaha maray sida reer galbeedka wadamadooda in ay anshaxii ay ka tageen diintii iyo dhaqankii suubanaa ee Soomaalida marka inta ay qof walbaa aamin santahay ilbaxnimo iyo xoriyad la buun buuniyay oo la leeyahay wax kasta waa suubin kartaa in diintii laga tagay haddii diinta laga tago wax ka xun ma jiraan sida ceebta aad hadda sheegaysaan oo ah waa la siray cidna ma sirin ee waligeed bay wax xun sameyn jirtay haddana waa ay ka hoos baxday.
    ee inta iska deyso dacwad baq baq alle ha u noqoto cafis ha waydiisato iimaankana labadooda ilaah ha geliyo. sidaa baa leeyahay.
    ogaadana qurbahaan lagu batay in masiibo noo soo degtay in ay tahay oo berito wadankeenii lagu fasahaadi doono mid gaalnimo la indhacad naag wadooyinka istaagta iyadoo qaawan iyo qamri aan laga xishoon in uu wadankeeni keeni doono . maanta oo dhib kan ugu xun oo la is dilayo la is qalayo la is dhacayo ayaa walaahi dhaanta qurbahaas iyo xuriayada beenta ah ee ilmahiina nacasta maanga yar ee haween lagu fasahadiyay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. superdeeqo says:

    Asc all aniga waxan racsanahay fikrada Khadar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. HUSBA says:

    ASC

    WAXAAN QABAA FIKRADA WALAALSHAY SAMIYAA.

    WAR TUUKA GABADHA QIYAAMAY HAA DILOO ANI KASO KALE JANADA AYAA KU GALI LAHAA NINKII MUUNKAR ARKA GACANTIISA WAX HAA KAGA QABTO. HADDI UU GOODAL DHAAF RABAY MUXUU UU XALAALSAN WAAYAY DAROOGO MIYA MARKA HADDI EEY DIIDAY UU SIINAYA KADIB SAWIIRO AYUU KAA QAADAY. WUXUU RABAA INU SHARATEEDA UU KU CAYAARO WAAYO WUXUU MEEL KU OGYAHAY IN SOOMAALIDUU DUMAR EEY DAMBIGA DUSHA UU SAARAAN TAASNA WAA QALADKA AAN QABNO GAI AHAANTEEN

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  24. Lajecloow Mohamed says:

    Dhib haduu dhaco asalka la fiiriya marwalbo siduu ku yimid ikhwaanii hada idin weydiiyo gabar iyo wiil guri haday kali ku noqdaan malaga fila kara 90% in ay nabad ku kala tagayaan waxuu gara karaa qofwalbo caqli leh labadi aan isku galmoon ugu yaraan inu jirkooda istaabto qof muslina arintaas uma fiicno ee fadlan ka fiirsada dhamaan gabadhaan teeda hada u soo laabto waxaan ku maqlay sida soomaalida wararka laga helo sheegeen ninka inuu ahaay mid ciyaal paltalk ah way balamisay kadibna sidaas ay sheegtay uu ku sameeyay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  25. Abukar says:

    Ugu horeen waxan leeyahay gabadhas walashen ah sabar ilen quraankis ku yiri إن الله مع الصابرين ‎ ninki sidan sameyayna alaha tusiyo qaladkuu sameyay hana cadeey inaad raali ka eheen fool xumada kugu dhacday insha alaah adigana dhibkaga dheef ale hakuugu bedelo aamiin‏

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  26. maxamed says:

    wllh ani run ahaanti waxaan u arka ine gawarta tahay sharmuuto

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  27. mohamed says:

    Asc dhaman Hadan uguda galo arinkan Waa wax fulxun aan damirta qofka sameyn karin hadusan aheyn doqon sida midkan gabdh walshis ah misana hal jinsiyad la ah intuu lahisheyey misna qayano ugudarey cabitan waxan dhihi lahaa qofki arkaya hamarsiyo wajibka uuleyahy doqonka mida kale gabdhana waxan dhihila adiga kama bilabaneyso kufsi marka iska sabar

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2